News from Somalia in Somali |
Dowladda Mareykanka oo shaacisay inuu gacan ka geysanaayo sidii dalka Soomaaliya loo keeni lahaa Ciidamo ka socda dalka Nigeria

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Kaaliyaha Xogayaha arimaha dibada Mareykanka ee Africa u qaabilsan Jendayi Frazer ayaa shaaca ka qaaday xilli ay dalka Masar uga qeyb galeysay shir madaxeedka wadamada Africa uga soconaya magaalada Sharma Sheikh, ayaa sheegtay in Mareykanka uu gacan ka geysanaayo sidii dalka Soomaaliya loo keeni lahaa Ciidamo ka socda dalka Nigeria.
Jendayi Frazer ayaa sheegtay inay ku dadaali doonaan inay gacan ka geystaan xaga qalabeynta Ciidamadaasi iyo sidii loo daad gurayn lahaa,iyadoo sheegtay in Mareykanka oo kaliya qarashkaasi uusan gacan ka geysan Karin, waxeyna cadeysay in ay jiraan wadamo kale oo balan qaaday in ay gacan ka geysanayaan sidii ciidamadaasi loo geyn lahaa dalka Soomaaliya.
Ururka Midowga Africa ayaa horay u balan qaaday in Soomaaliya la keeno ciidamo nabad ilaalin ah oo gaaraya 8, kun oo askari islamarkaana ay dib u dhacday in Ciidamadaasi ay yimaadaan Soomaaliya, iyadoo haatan ay Soomaaliya ku sugan yihiin ciidamo ka socda Burundi,Uganda kuwaasi oo ilaa iyo iminka aan ku filnayn howshii loo geeyay dalka Soomaaliya.
Ciidamada Midowga Afrika ee lagu waday in Soomaaliya la keeno ayaa tiradooda horay loogu sheegay 8-kun oo askari, hase yeeshee waxaa iminka ku sugan 3-qeybood wax ka sii yar, iyadoo haatan Dowladda Nigeria ay shaaca ka qaada inay Soomaaliya keenayso ciidamo dalkeeda ka socda, kuwaas oo lagu wado inay maalmaha soo socda imaan doona dalka Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|