Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 


Dawlada wadanka Kenya ayaa si kulul u beenisay inay tababartay ciidamo dawlada KMGS leedahay

Mogadishu Monday 08 February 2010 SMC 

Wasiirka wasaaradda difaaca dalka Kenya Yusuf Xaaji ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inay tababareen ciidamo ay leedahay dawlada KMGS xilli ay soo baxayaan in ciidamo ka tirsan dawlada KMGS oo gaaraya 2,500 o askari uu tababar ugu soo dhamaaday magaalada Isiolo la yiraahdo oo wadankaasi Kenya kutaala.

Wasiirka oo qadka Telephone, ka ugu waramayay wargeyska The Daily Nation oo magaalada Nairobi ka soo baxa inaysan jirin wax ciidamo ah oo Wasaradiisu ka war qabto oo tababar loogu soo gabagabeeyay ama xataa lagu tababaray oo ka jira gudaha wadanka Somalia, waxaana uu intaa ku daray in wararkaasi ay yihiin kuwo ay faafiyeen qolo aan wax xaqiiqo ah heyn.

Wasiirku waxaa uu sheegay inuu ka war hayo o kaliya cidamo Kenya oo ay geeyen xadka ay la wadaagaan wadanka Somalia oo uu sheegay inay sugayan amaanka xaduudaha ay Somalia la wadaagan.

Sidoo kale wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga gudaha dalka Kenya Orwa Ojodeh oo isna la hadlay wargeyska The Daily Nation ayaa waxaa uu sheegay inay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Kenya ay tababartay ciidamo ay dawlada Somalia leedahay waxaana uu intaa ku daray inaysan jirin wax hishiis ah oo la xiriira tababarida cidamada oo ay la galeen dawlada KMGS.

Hadalkaan ka soo baxay dawlada Kenya ayaa waxaa uu imaanayaa xilli maanta qaar ka mid ah warbaahintu ay baahiyeen in magalada Isiolo uu tababar ugu soo dhawaaday ciidamo dawlada KMGS leedahay oo 2,500 oo askari gaaraya.

Dhaq dhaqayo ciidan ayaa manta waxaa laga dareemay xadka u dhaxeeya  Somalia iyo Kenya gaar ahaan dhinaca gobolada Jubbooyinka oo la sheegay inay soo buux dhaafiyeen ciidamo farabadan oo Somalia iyo Kenyan iskugu jira oo doonaya inay dagalo la gal;aan m/mulada deeganaadasi ka jira ee hoos taga Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab.

Dawlada Kenya ayaa sidoo kale hakad gelisay isku socodka gaadiidka iyo dadka ee degmada Mandheera iyagoo u diiday ardey Somalied inay u gudbaan dhinaca Mandheera oo ay wax ka bartaan.

Somaliweyn Media Center

English News
Today's News 05-February-2010
Somali Government intends to shutdown several Embassies (Read more) 05-Feb-2010

Galmudug state authority says bilateral talks with Puntland state positive (Read more) 05-Feb-2010

Burundi peacekeepers go on trial for Somali mutiny (Read more) 05-Feb-2010

Today's News 03-February-2010
Ferocious fire in Mogadishu wipes out millions worth of properties (Read more) 03-Feb-2010

Somali bloodshed killed 258 civilians in Jan: UN (Read more) 03-Feb-2010

Kenya tightens security on porous Somalia border (Read more) 03-Feb-2010

Today's News 02-February-2010

كلمة رئيس الجمهورية الصومالية شريف الشيخ أحمد أمام مؤتمر قمة الإتحاد الإفريقي
(Read more) 02-Feb-2010

Hizbul-Islam detains 4 traditional elders (Read more) 02-Feb-2010

Baladweyn airstrip resumes flights (Read more) 02-Feb-2010

Prominent figure in Hizbul-Islam snubs amalgamation between Islamists (Read more) 02-Feb-2010

Somalia pirates release Greek cargo ship (Read more) 02-Feb-2010

Today's News 01-February-2010
Al-Shabab warns Djibouti not to deploy troops in Somalia (Read more) 01-Feb-2010

African Union says Somalia being ignored (Read more) 01-Feb-2010

British hostages: We're being badly treated (Read more) 01-Feb-2010

Spain Calls for Action on Somalia, Discusses Hostages (Read more) 01-Feb-2010

Today's News 31-January-2010
Protest against FGM staged in Abud Waq district (Read more) 31-Jan-2010

Education officer slain in Puntland state overnight (Read more) 31-Jan-2010

Three died in fierce combat in Bula-Hawo district (Read more) 31-Jan-2010

Pres Kibaki calls for UN involvement (Read more) 31-Jan-2010

Today's News 30-January-2010
Somalian government celebrates first anniversary, condemns latest Al shabab attack (Read more) 30-Jan-2010

A ship burnt to ashes in Mogadishu habour (Read more) 30-Jan-2010

Armed bandits ambushed a minibus kill 2 wounded 1 (Read more) 30-Jan-2010

Two Prominent Elders died in crossfire in Haradere district (Read more) 30-Jan-2010

AU troops in Somali sanguinely endorses the extension mandate (Read more) 30-Jan-2010

Schools in Baladweyn town resume lessons (Read more) 30-Jan-2010

Today's News 29-January-2010
Seven hours battle in the Somali capital Mogadishu 20 dead (Read more) 29-Jan-2010

Bandits rape and rob passengers in Somalia (Read more) 29-Jan-2010

China's anti-piracy role off Somalia expands (Read more) 29-Jan-2010

Djibouti says to commit 450 troops to Somalia (Read more) 29-Jan-2010

AU force to stay in Somalia for another year (Read more) 29-Jan-2010

Today's News 27-January-2010
Chieftains in Puntland recommend for swift truce in Hiran region (Read more) 27-Jan-2010

Roadside bombs kill a soldier wound 3 in Puntland (Read more) 27-Jan-2010

Supreme Court Orders two men to be executed in Puntland (Read more) 27-Jan-2010

Eritrea is not involved in the Somali politics, says official (Read more) 27-Jan-2010

Tension between Somali pirates high in Hobyo district (Read more) 27-Jan-2010

Supporting Burundi's efforts in Somalia (Read more) 27-Jan-2010

Seyoum holds talks with British official (Read more) 27-Jan-2010

Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia Marks First Anniversary (Read more) 27-Jan-2010

Today's News 26-January-2010
Kenyan troops Exchange fire with Al-Shabab (Read more) 26-Jan-2010

Commercial boat caught fire in Kismayo (Read more) 26-Jan-2010

USA takes in 6,000 Somali from Uganda  (Read more) 26-Jan-2010

Weekly Humanitarian Bulletin 15 Jan-22 Jan (Read more) 26-Jan-2010

 

English News
Today's News 25-January-2010
Al-Shabab imposes new rules in Learning centers (Read more) 25-Jan-2010

Three policemen perished in a bomb in Lasanod (Read more) 25-Jan-2010

Somalia, Sudan top agenda of OIC meet in Uganda (Read more) 25-Jan-2010

U.S.-Uganda Arms Aiding Al-Shabaab, Says NGO (Read more) 25-Jan-2010

Donors pledge $204m to support Amisom operations (Read more) 25-Jan-2010

Today's News 24-January-2010
Kenyan MP denounces the recent swoop by the Kenyan Police (Read more) 24-Jan-2010

I will soon reach middle Shabelle, says regional commissioner (Read more) 24-Jan-2010

UK students recruited for Somali jihad (Read more) 24-Jan-2010

Today's News 23-January-2010
Government soldiers shot dead son of an eminent comedian (Read more) 22-Jan-2010

Somali government reacts on Amnesty International’s reports (Read more) 23-Jan-2010

Islamist in the Jubbah regions penalise criminals (Read more) 23-Jan-2010

Amnesty international: Press release: Controls on military assistance to Somalia must be tightened (Read more) 23-Jan-2010

Britain botched rescue attempt for Somalia hostages (Read more) 23-Jan-2010

Somalia under scrutiny as security threat - Soccer World Cup 2010 (Read more) 23-Jan-2010

Focus on Human Rights Consequences of Conflicts (Read more) 23-Jan-2010

Today's News 22-January-2010
Top UN delegation lands in Puntland state in Somalia (Read more) 22-Jan-2010

Reuters should correct its erroneous against us says Al-Shabab (Read more) 22-Jan-2010

British couple held by Somali pirates 'fears death in days' (Read more) 22-Jan-2010

Somali terror suspect being sent to halfway house (Read more) 22-Jan-2010

Qalinle Dayib: Somaliska föreningar i Sverige främjar inte integrationen (Read more) 22-Jan-2010
Today's News 21-January-2010
Kenya is envious of Somalis wealth says Ex Kenyan MP (Read more) 21-Jan-2010

OCHA Somalia Performance Survey (Read more) 21-Jan-2010

Today's News 20-January-2010
OCHA Somalia Performance Survey (Read more) 20-Jan-2010

Puntland lawmaker shot dead in Bosasso overnight (Read more) 20-Jan-2010

Sudanese ambassador denies the rights of servant (Read more) 20-Jan-2010

Somali MPs should register in the Refugee Camps (Read more) 20-Jan-2010

There is no Island which I have sold, says President Rayale of Somaliland (Read more) 20-Jan-2010

Puntland state ignores the new Somali currency (Read more) 20-Jan-2010

Today's News 19-January-2010
Al-Shabab says it has received fighters from Yemen (Read more) 19-Jan-2010

Kenyan GSU Police for the second round arrest Somali MPs (Read more) 19-Jan-2010

Pirates fight over Ransom 3 killed 7 wounded (Read more) 19-Jan-2010

Islamist in Somalia spares a lady who has gone into adultery (Read more) 19-Jan-2010

Two Passengers killed 4 others wounded in an ambushed bus (Read more) 19-Jan-2010

Today's News 18-January-2010
The authority of Puntland retorts Al-Shabab (Read more) 18-Jan-2010

A man found in incest case stoned to death in Somalia (Read more) 18-Jan-2010

Kenyan GSU Police detain Somali MPs in Nairobi (Read more) 18-Jan-2010

Somali pirates tussle over Greek oil tanker ransom (Read more) 18-Jan-2010

Today's News 17-January-2010
Kenya condemns Al-Shabab of turbulence in Nairobi (Read more) 17-Jan-2010

Tears for the bleeding Capital and its people: Mogadishu (Read more) 17-Jan-2010

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)