Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 


Wasiirka Arimaha Dibadda Dowlada Somaliya Mudane Jengeli oo Booqanayo Dalka Japan

Mogadishu Friday 05 February 2010 SMC 

Wasaairka Arimaha Dibadda ee dawladda Federaalka Soomaliya Cali Jaamac Cabdule Jengeli ayaa haatan waxaa u ku sii jeedda dalka japaan si uu halkaasi uga bilaabo boqasho rasmi ah kadib markii u dhigiisa wasiirkas arimaha dibadda ee dalkaasi japaan uu ka helay martiqaad rasmi ah

Wasiirka oo maalmihii tagay ku sugnaa dalka Yemen halkaasina wadahal kula yeeshay wariirka arimaha dibadda ee dalkaasi ayaa soo gabagabeeyay, waxaana uu maanta ku sii jeedda dalkaasi japaan oo ay si Rasmi ah booqasho qaadan doono maalmo uga bilaabaneyso.

Mr jengeli oo la hadalayay raga wararka dira ayaa sheegay in uu wadankaasi Jabaan u tagaayo martiqaad uu ka helay wasiirka arimaha dibadda ee dalkaasi , waxana u intaasi ku daray in inta uu joogo wadankaasi oo booqandoono labadda magaalo ee ugu waaweeyn wadankaasi oo ay ku jirto magaaladda Tokiyo.

Wasiirka arimaha dibadda ee dawladda federaalka soomaliya oo wax laga weeydiyay ka hor inta aanu ka duulin garoonka magaaladda cadan ee dalkaasi yemen ayuu sheegay in inta uu jogo wadankaasi uu la kulmidoono dhigiisa wasiirka arimaha dibadda ee dalkaasi Japaan ayna isla soo qaadidoonaan sii xoojinta wax wada qabsiga labadda xukumadood iyo labadda dalka ka dhaxeynjiray iyo sidi loo sii xoojinlahaa xirirkasi. sida dhaqaalaha, siyaasadda iyo mashaariicdda ay dawladda japaan ka xiiseyneyso dalka soomaliya.

Dawladda japan waxay horay u taageertay dawladda somaliyeed waxayna bixisay wax xoogaa qarashaad ah haatana waxay diyaar la tahay in ay bixiso qarash ay ku taakuleyneyso xukuumadda soomaliyeed ayuu yiri mr Gelinli oo u diyaar garobayay in uu safar ugu kicitimo dalkaasi Japaan.

Wasrrika arimaha dibadda ee xukuumadda soomaliya ayaa horay uga qeeyb galay kulan madaxedkii ka dhacay adis abababa ee dalkaasi itoobiya dabadedna waxaa uu bilaabay in uu taggo dalka yemen kanina waa dalkii sedead ee uu booqdo waxaana laga yaabaa in uu taggo dalal kale ee uusan haatan carabab Balse in xiliga uu soo dhameeysto boqashaddiisa  uu haatan ku joogo dalkaasi japaan.

Somaliweyn Media Center

English News
Today's News 03-February-2010
Ferocious fire in Mogadishu wipes out millions worth of properties (Read more) 03-Feb-2010

Somali bloodshed killed 258 civilians in Jan: UN (Read more) 03-Feb-2010

Kenya tightens security on porous Somalia border (Read more) 03-Feb-2010

Today's News 02-February-2010

كلمة رئيس الجمهورية الصومالية شريف الشيخ أحمد أمام مؤتمر قمة الإتحاد الإفريقي
(Read more) 02-Feb-2010

Hizbul-Islam detains 4 traditional elders (Read more) 02-Feb-2010

Baladweyn airstrip resumes flights (Read more) 02-Feb-2010

Prominent figure in Hizbul-Islam snubs amalgamation between Islamists (Read more) 02-Feb-2010

Somalia pirates release Greek cargo ship (Read more) 02-Feb-2010

Today's News 01-February-2010
Al-Shabab warns Djibouti not to deploy troops in Somalia (Read more) 01-Feb-2010

African Union says Somalia being ignored (Read more) 01-Feb-2010

British hostages: We're being badly treated (Read more) 01-Feb-2010

Spain Calls for Action on Somalia, Discusses Hostages (Read more) 01-Feb-2010

Today's News 31-January-2010
Protest against FGM staged in Abud Waq district (Read more) 31-Jan-2010

Education officer slain in Puntland state overnight (Read more) 31-Jan-2010

Three died in fierce combat in Bula-Hawo district (Read more) 31-Jan-2010

Pres Kibaki calls for UN involvement (Read more) 31-Jan-2010

Today's News 30-January-2010
Somalian government celebrates first anniversary, condemns latest Al shabab attack (Read more) 30-Jan-2010

A ship burnt to ashes in Mogadishu habour (Read more) 30-Jan-2010

Armed bandits ambushed a minibus kill 2 wounded 1 (Read more) 30-Jan-2010

Two Prominent Elders died in crossfire in Haradere district (Read more) 30-Jan-2010

AU troops in Somali sanguinely endorses the extension mandate (Read more) 30-Jan-2010

Schools in Baladweyn town resume lessons (Read more) 30-Jan-2010

Today's News 29-January-2010
Seven hours battle in the Somali capital Mogadishu 20 dead (Read more) 29-Jan-2010

Bandits rape and rob passengers in Somalia (Read more) 29-Jan-2010

China's anti-piracy role off Somalia expands (Read more) 29-Jan-2010

Djibouti says to commit 450 troops to Somalia (Read more) 29-Jan-2010

AU force to stay in Somalia for another year (Read more) 29-Jan-2010

Today's News 27-January-2010
Chieftains in Puntland recommend for swift truce in Hiran region (Read more) 27-Jan-2010

Roadside bombs kill a soldier wound 3 in Puntland (Read more) 27-Jan-2010

Supreme Court Orders two men to be executed in Puntland (Read more) 27-Jan-2010

Eritrea is not involved in the Somali politics, says official (Read more) 27-Jan-2010

Tension between Somali pirates high in Hobyo district (Read more) 27-Jan-2010

Supporting Burundi's efforts in Somalia (Read more) 27-Jan-2010

Seyoum holds talks with British official (Read more) 27-Jan-2010

Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia Marks First Anniversary (Read more) 27-Jan-2010

Today's News 26-January-2010
Kenyan troops Exchange fire with Al-Shabab (Read more) 26-Jan-2010

Commercial boat caught fire in Kismayo (Read more) 26-Jan-2010

USA takes in 6,000 Somali from Uganda  (Read more) 26-Jan-2010

Weekly Humanitarian Bulletin 15 Jan-22 Jan (Read more) 26-Jan-2010

 

English News
Today's News 25-January-2010
Al-Shabab imposes new rules in Learning centers (Read more) 25-Jan-2010

Three policemen perished in a bomb in Lasanod (Read more) 25-Jan-2010

Somalia, Sudan top agenda of OIC meet in Uganda (Read more) 25-Jan-2010

U.S.-Uganda Arms Aiding Al-Shabaab, Says NGO (Read more) 25-Jan-2010

Donors pledge $204m to support Amisom operations (Read more) 25-Jan-2010

Today's News 24-January-2010
Kenyan MP denounces the recent swoop by the Kenyan Police (Read more) 24-Jan-2010

I will soon reach middle Shabelle, says regional commissioner (Read more) 24-Jan-2010

UK students recruited for Somali jihad (Read more) 24-Jan-2010

Today's News 23-January-2010
Government soldiers shot dead son of an eminent comedian (Read more) 22-Jan-2010

Somali government reacts on Amnesty International’s reports (Read more) 23-Jan-2010

Islamist in the Jubbah regions penalise criminals (Read more) 23-Jan-2010

Amnesty international: Press release: Controls on military assistance to Somalia must be tightened (Read more) 23-Jan-2010

Britain botched rescue attempt for Somalia hostages (Read more) 23-Jan-2010

Somalia under scrutiny as security threat - Soccer World Cup 2010 (Read more) 23-Jan-2010

Focus on Human Rights Consequences of Conflicts (Read more) 23-Jan-2010

Today's News 22-January-2010
Top UN delegation lands in Puntland state in Somalia (Read more) 22-Jan-2010

Reuters should correct its erroneous against us says Al-Shabab (Read more) 22-Jan-2010

British couple held by Somali pirates 'fears death in days' (Read more) 22-Jan-2010

Somali terror suspect being sent to halfway house (Read more) 22-Jan-2010

Qalinle Dayib: Somaliska föreningar i Sverige främjar inte integrationen (Read more) 22-Jan-2010
Today's News 21-January-2010
Kenya is envious of Somalis wealth says Ex Kenyan MP (Read more) 21-Jan-2010

OCHA Somalia Performance Survey (Read more) 21-Jan-2010

Today's News 20-January-2010
OCHA Somalia Performance Survey (Read more) 20-Jan-2010

Puntland lawmaker shot dead in Bosasso overnight (Read more) 20-Jan-2010

Sudanese ambassador denies the rights of servant (Read more) 20-Jan-2010

Somali MPs should register in the Refugee Camps (Read more) 20-Jan-2010

There is no Island which I have sold, says President Rayale of Somaliland (Read more) 20-Jan-2010

Puntland state ignores the new Somali currency (Read more) 20-Jan-2010

Today's News 19-January-2010
Al-Shabab says it has received fighters from Yemen (Read more) 19-Jan-2010

Kenyan GSU Police for the second round arrest Somali MPs (Read more) 19-Jan-2010

Pirates fight over Ransom 3 killed 7 wounded (Read more) 19-Jan-2010

Islamist in Somalia spares a lady who has gone into adultery (Read more) 19-Jan-2010

Two Passengers killed 4 others wounded in an ambushed bus (Read more) 19-Jan-2010

Today's News 18-January-2010
The authority of Puntland retorts Al-Shabab (Read more) 18-Jan-2010

A man found in incest case stoned to death in Somalia (Read more) 18-Jan-2010

Kenyan GSU Police detain Somali MPs in Nairobi (Read more) 18-Jan-2010

Somali pirates tussle over Greek oil tanker ransom (Read more) 18-Jan-2010

Today's News 17-January-2010
Kenya condemns Al-Shabab of turbulence in Nairobi (Read more) 17-Jan-2010

Tears for the bleeding Capital and its people: Mogadishu (Read more) 17-Jan-2010

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)