Somali News
    Hees  

Meertadii 16 Chelsea yo Arsenal oo Madaxa la soo wada kacay markii ay dhulka ku hubsaden Sunderland vs WestBrom wich A

Mogadishu Axad 9 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Meertadii 16 Chelsea yo Arsenal oo Madaxa la soo wada kacay markii ay dhulka ku hubsaden Sunderland vs WestBrom wich A.

Kulmo ka Tirsan Horyaaka Ingiriiska 2012-2013 ayaa la ciyaaray shalay waxana Kulmadaasi oo qaarkood ilgaara lagu hayay ay noqdeen natiijadu sidatan.

Arsenal vs WestbromWich 2-0 Kooxda Marida loo aaha oo Kulnakaan Gacan sareeysay ayaa waxaa 2 gool oo rogoore aha qalinka ugu duugay 8 Arteta oo ku soo baay sida 8 Lambard oo isagu dhaliya Rigoorayasha Kooxda Chelsea.

oo iyaduna martigalisay Chelsea oo ka soo Hartay Koobka Champions Liguae ayaa waxa ay Chelsea isag reebtay Sunderrland 1-3 waana Goolasha Chelsea 2 ka mida dhliyay weeraryahan Toress oo loogu Baaqay inuu Ismuujiyo Maamahaan hadii kale oo wehel u noqon doono Kursiga Keydka,Goolka kale waxaa u dhaliyay Matta oo Baryahan la soo shirtaga Ciyaar Xeeladeysan,Goolka SunderlaND WAXAA U DHALIYAY Adam Johnson oo Koxda Man city ka soo diga rogtay Daqiiqadii 66

Kulamadii kale ee dhacay Kooxuhu sidatan ayey isku arkeen Swansea vs Norwich C, 3-4, Southampton vs Reading 1-0,Aston Villa Vs Stoke 0-0,Wigan vs QPR 2-2 Kooxda QPR oo Goolka 2 ku hormaratay ayaa isla amrkiiba la bareejeeyay waxanqa hadii ay badinlaheyd ay u noqon laheyd Guushii uguy Horeysay e ay Horyaalka ingiriiska 2012-2013 ka Gaaraan.

Kooxaha shalay Maadaxala soow adakacay ee Chelsea vs Arsenal oo ciyaaray Kulnakoodii 16 waxa ay kala leeyihiin Chelsea 29 dhibcood,Arsenal 26 dhibcood.

Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 oo meel xaasaasi ah Maraya ayaa alabta loo Balansan yahay Kulanka siiseeto dhereysiga dhibcaha iyo qabashada kaasoo u dhaxeeya 2 koox ee isku gobolka ka soo jeeda Man city vs man utd waxana ay kala leeyihin Man city oo Marti lo yahayw axa ay leedahay 33 dhibcood.Man Utd oo Hogaamineysa Hopryaalkana 36 dhibcood.waxaana HOryaalka Ugu Hooseeya Kooxda QPR oo leh 7 dhibcood 16 kulan oo ay safatay.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)