Somali News
    Hees  

Maraykanka oo sheegay inuu sii wadayo taageerada uu siiyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM

Mogadishu jimco 7 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Maraykanka oo sheegay inuu sii wadayo taageerada uu siiyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM

Kaaliyaha wasarada arimaha dibada maraykanka u qaabilsan arimaha afrika Johnnie Carson ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada midawga afrkka kaga sugan Somalia ay dawr weyn ka cayaraayan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa wadanka Somalia.

Johnnie Carson ayaa xaqiijiyay in dawlada maraykanka aay diyaar u tahay si wadista taagerada ay siinayso ciidamada midnimada afrika ee hawgalka nabad ilalainta kawada Somalia marka magacooda looso gabiyo loo yaqano amison waxa uu soo qaatay hour maradii ugu danbeeyay ay ka sameyen degaano dhawr ah oo ay gacanta ku hayeen xarakada al-shabab oo ka horjeda dawlada Somalia.

Carson ayaa yiri"waxaan xoojin doonan sii wadista taagerada askarta midawga afrika kaga sugan Somalia hanoqo dhanka taba barada ama dhanka loojistikada ciidan"

Hadalka karson ayaa waxa soo xiganaya jariidad lagu magacabo stars and stripes oo maal mihi ugu danbeyay qoraysay arrimo ku aadan sida ay dawladaha afrika uga qeyb qaadan karaan la dagalanka koxaha islaamiyinta qarada kasoo ifbaxay.

Maraykanka ayaa waxa uu xarumo uu ku taba barayo ciidamo Somalia ah iyo kuwa Uganda ah uu ku leeyahay wadanka Uganda isagoona bixiya lacagaha ugu badan ee hawgalka AMISOM .

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)