Somali News
    Hees  

Kooxo burcad baded Soomaali ah oo lagu maxkamadeyay wadanka Talyaaniga

Mogadishu Arbaco 5 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Koxo burcad baded Soomaali ah oo lagu maxkamadeyay wadanka Talyaaniga.

Masuuliyinta wadanka talyaniga aya shegay in xukuno garaya 3-iyo bar lagu riday koox burcad baded Somalia ah oo tiradooda garayso 11-qof kuwasi oo lagu eedeyay in ay werar ku qadenm marakb shidaal oo laga leeyahay wadanka talyaaniga bishi Janwari kadib markii maxkamad ku taala magalada roma ay eden u soo jeedisay kooxahasi buracd badeda ah.

Wasarada difaaca wadankasi ayaa shegtay in kooxahasi burcad badeda Somalia ay rasaas ku fureen markabka faldarono oo laga afduubtay fogaan 250-mayl u jirta bada xeebaha wadanka Yemen.

Kooxaha burcad badeda Somalia ayaa waxa ay weeraro ka gestaan bada Arabian iyo sidoo kale xeebaha bariga afrika kuwasi oo markabka ay gacanta ku dhigaan ka qaata lacago madax furasho ah waxana kooxahsi ay gacanta ku hayaan marakib dhawr ah oo laga leeyahay dalka talyaniga.

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)