Somali News
    Hees  

Kulamadii is Macsalaameynta Guruubyada oo Caawa vs Habeen danbe Ciyaari doono, Juventus oo 1 dhibic u baahan Habeen dambe

Mogadishu Talaado 4 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Kulamadii is Macsalaameynta Guruubyada oo Caawa vs Habeen danbe Ciyaari doono, Juventus oo 1 dhibic u baahan Habeen dambe

Waxaa Caawa vs Habeen danbe la ciyaari doonaa meertadii 6 ee ugu dambeysay 8 Group ee Champions League 2012-2013,waxaana xusid mudan in kooxaha qaarkood ay u talaabeen wareega 16-ka, kuwa kalena ay sii carbuunteen, halka qaar kalena ay macsalaameeyeen Tartanka.

kulmada ugu xiisaha badan Lugta 6 ee gaba gabada u ah Guruubuada Champions league waxaa ka mida kan Juventus ay u tagi doonto Kooxda Shakhtar kulankaasoo habeen danbe 1 dhibic oo kaliya ay u baahan doonto juventus,hadii chelsea ay ka badiso Habeen danbe Koxda reer Denmark isla markaana juventus ay badin weydo oo laga badiyo markaasiwaxaa kaalinta 1 vs 2 ee Guruub E ku soo kala bixi doona Shakhtar Donetsk oo leh 14 dhibcood iyo Chelsea oo yeelan doonta 10 dhibcood halka juventus ay ku sakaraadi doonto hadii laga badiyoa yna ku ahri doonaan 9 dhibcood.balse hadii Juventus ay gasho barbardhac,chelsea ay badiso oo ay isla yimaadaan min 10 dhibcod waxaa Markaasi hari doona Chelsea oo 2 kulan ee ayw ada ciyaareen mid si fiican looga badiyay midna ay barabro isku macsalaameeyeen.

Kulanka ugu tunka weyn uguna culus inta kulan ee dhici doonta Caawa vs Habeen danbe waa kan u dhxeeya Shakhtar Donetsk vs Juventus oo Rajada Juventus ay ku xiran tahay oo kaliya inay hesho barbardhac,kulmada kale waa iska caadiw axana qaarkood fooda is daraya kooxo haray iyo kuwa soo baxay,sidoo kalewaxaa kulmaya kooxo u daagalamaya kaalinta 1 iyo 2 ee Guruubkooda.

Waxaa diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)