Somali News
    Hees  

La hestayashii Korae-da konfured ee la sii dayay oo manta lagu wado inay garaan mid kamid ah dalaka jarka la ah Somalia.

Mogadishu isniin 3 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


La hestayashii Korae-da konfured ee la sii dayay oo manta lagu wado inay garaan mid kamid ah dalaka jarka la ah Somalia.

Kadib mudo 582-maal mod ay gacanta ugu jireen 4-qof oo koso jeda korea-da konfureed oo ay sii daayen koxaha burcad badeda somalia oo helay lacago madax furasho ah ayaa maanta laguw adaa in ay garaan mid kamid ah wadamada jaarka la ah somalia.

Koox ciidan oo si gaar ah u taba baran oo korea-da konfureed ayaa la socda badmaxayashasi.

Wxana la filayaa in badmaxayashasi ay maraan baritaanoi cafimad kadib waxa ay u socdaali donaan wadankoda galinka danbe malinta talaadada.

4-qof oo lasii dayay maalinti sabtida ayaa kooxaha buecad badeda waxa ay gacanta ku dhigeen bishi april ee sanadii tagtay iyagoo la socda markab laga leyahay singafuur oo lagu magacabo MTGMINI

Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)