Somali News
    Hees  

Dowlada Jabuti oo Qeybtii Kowaad ee Ciidamo Shalay uu balanqaaday Wasiirka Difaaca dalkas oo baladweyne shalay galabta gaaray

Mogadishu isniin 3 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Dowlada Jabuti oo Qeybtii Kowaad ee Ciidamo Shalay uu balanqaaday Wasiirka Difaaca dalkas oo baladweyne shalay galabta gaaray

Qeybtii labaad ee Ciidamo ka socda dalka Jabuuti oo qorshuhu yahay kun Askari ayaa galabta baladweyne ku soo bilaawday.

ilo Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Jabuti ay laba jeer ciidan ka soo dajiyeen Garoonka diyaaradaha Baladweyne,

Ciidanka ayaa waxaa shalay balanqaaday Wasiirka Gaashandhiga Jabuti C/qaadir Maxamed Kaamil iyadoo shalay socdaal uu baladweyne ku tagay iyadoo ay socdaalka ku wehlinayeen Saraakil kale sida Abaanduulaha Guud ee Ciidamada Jabuti General Zakariye Sheekh Ibraahim Taliyaha Amaanka Qaranka Jabuti Xasan Saciid rag ganaacsato ah saraakil Ciidan oo haweyn ah.

Wasiirka ayaa socdaal lugta ah ku maray bartamaha magaalada iyadoo ay caadi u shaqeenayaan goobaha ganaacsiga taa oo aan loga baran marka ay baladweyne tagayaan madaxda dowlada Somaliya.





















Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com  
www.somaliweyn.com 

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)