|
Haweyney Somali ah oo lagu maxkmadeyay maraykanka, iyadoo lagu eedeyay tagero ay siisay Al-shabaab
Mogadishu Arbaco 12 December 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Haweyney Somali ah oo lagu maxkmadeyay maraykanka, iyadoo lagu eedeyay tagero ay siisay Al-shabaab.
Maxkamad faderali ah oo ku tala maraykanka ayaa waxa ay haweyney somalia oo 25-sano jir ah ay ku riday 8-sano oo xabsi ah kadib markii ay qiratay in lacago ku tagertay xrakada al-shabab ee somalia.
Haweyneda oo lagu magacabo Nimca Yusuf ayaa waxa ay ku nooleed san diago maraykanka waxana 1450 dolarka maraykanka ay u dirtay rag ka bar bar dgaalmaya xarakada al-shabab.
Sidoo kale haweynedasi waxa ay qiratay in ay u istaagtay in rag ku nol wadankasi ay ku booriso ku biirista al-shabab.
Masuul u hadlay FBI-da maraykanka aya shegay in arimaha nocani oo kale ay tahay mid Qatar ah oo qofka ku dhaqaqa uu mutaysan karo xabasi dain.
Dhinaca kale Maraykanka horey ayuu liska argagexisada ugu daray Al-shabaab.
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|