|
QM oo soo dhaweysay qorshayasha urur gobaled igad ee daganaanshiyada konfurta iyo bartamaha Soomaali
Mogadishu Arbaco 12 December 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

QM oo soo dhaweysay qorshayasha urur gobaled igad ee daganaanshiyada konfurta iyo bartamaha Soomaali
Wakilka QM ee arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa soo dhaweyay qorshahayasha galaangalka u ah daganaanshiyada konfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay soo diyaarisay urur goboledka IGAD waxana uu tilmaamay in arintsi ay tahay mid maamulo logu sameenayo degaanadii ugu dambeyay ee laga saaray xarakada Al-Shabaab.
Warsaxafaded uu ksoo saray magalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya Mahiga waxa uu ugu baqay besha calamka tagero in la siiyo xukuumda Soomaaliya iyo sidoo kale dar dar galinta dadaalada ay wadaan dawladaha ku sugan gobolka si loo gaaro nabadgalyo iyo xasiloni lagu soo dabaalo Soomaaliya.
Warsaxafadedkaani ayaa soo baxay kadib heshis ay xubananaha ku jira urur goboledka IGAD ay uga dooden dhibatada Soomaaliya ka jirta waxaana lagu diyariyay qorshayaal ku aadan sidi loo adkayn lahaa ammanka konfurta iyo bartamaha Soomaaliya .
Go’aanada qorshayashaasi ay soo sartay urur goboledka IGAD ayaa waxa ku jira maslaxad siyaasadded iyo maamul u smaaynta deganada laga saaray Al-Shabaab iyo taagero bini’adanimo oo la gaarsiyo dadka Soomaalida ee weli u baahan gargarkaasi bini’adanimo.
Web Updating, Somaliweyn Website
contact@somaliweyn.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|