Somali News
    Hees  

 

Gothenburg arbaco 12 December 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!



Kenya oo adkesay ammanka soohdinta ay Soomaaliya la wadaagto.

Dad goob jogayaal ah oo kusugan magalada doblay ee u dhaw soodinta Kenya ayaa wxa ay wakalada anadoliyaan ee wararka u bahisa dawlada turkiga ay u shegen in tiro badan oo ciidmada Kenya ay soo buux dhaafiyeen soodinta ay wadagaan somalia iyo Kenya halkasi oo ay ka wadaan baritano la xirira dhanka amniga iyadoo laga cabsi qabo suurta galnimada dagal yahano al-shabab ah oo gala wadankasi Kenya.

Sarakisha wadankasi ayaa baraya gawarida ka baxda somalia iyo sidoo kale suaalo ay weydiinayaan dadka socota ah ee u kala goosha soodinta Kenya iyo somalia.

Xukuumada Kenya ayaa shegtay in ay ka cabsi qabto suurta galnimada dagaal yahano al-shabab oo falal argagexiso ka geesta wadankasi.

Adkeenta ay ciidamda amanka Kenya ay ku adkeenayan amniga soodinta ay la wadagan somalia aya waxa ay kusoo beegmaysa waqti xrakada al-shabab ee somalia loaga asaray magalada jawhar ee xarunta gobolka sh-hoose.

Maal mihi ugu danbeyay waxa ka jiray wadankasi Kenya gaar ahaan casimada weeraro argagexiso ah oo lala xiririnayo in ay masuuliyadeydu ka danbeyaan al-shababka somalia.

   
 
 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)