Somali News
    Hees  

Wareysi aanu la yeelanay Ciyaaryahan Maxamed Govindha' oo ahaa Xidigii ku guuleystay Abaal Marinta Gooldhalinta Koobkii 5 ee Ciyaaraha Goboladda Soomaliland

Mogadishu Khamiis 22 December 2011 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 Image Banner 120 x 240

 

Wareysi aanu la yeelanay Ciyaaryahan Maxamed Govindha' oo ahaa Xidigii ku guuleystay Abaal Marinta Gooldhalinta Koobkii 5 ee Ciyaaraha Goboladda Soomaliland.....Waxaa wareystay Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'

Ciyaaryahan Maxamed Cabdi Xasan' Govindha' oo Lambarka 11 u watay Xulka Gobolka Maroodijeex' Hargeysa' ee Todobaadkaan ku guuleystay Koobkii 5 ee Tartanka Ciyaaraha Goboladda Soomaliland isla Markaana 4 gool ku qaaday Gooldhalinta Ciyaarihii ka dhacay Garoonka Alamzey Istadium ee Magaalada Burco ayaa wareysi dhinacyo kala duwan oo aan la yeeanay waxa uu ugu horeyntii sheegay in 1986 uu ku dhashay Hargeysa isla markaana isagoo da yar ay ku beerantaay Xiisaha kubadda Cagta.

anigoo yar ayaan bilaabay inaan xiiseeyo Kubadda Cagta waxaana ku bilaabay Goolhayenimo ilaa aan ka gaaro Heerka Weerarka,kooxihii aan u soo ciyaaray Kooxdii ugu horeysay ee ka dhisneyd xaafadda aan dagaana waxa ay aheyd Hilaac haatana waxaan ahay kabtanka naadiga Dowladda Hoose ee Heerka 1aad anigoo u xidha Lambarka 11.

Ciyaaryahan Govindha Xidiga Sanadka 2010-2011 ee Ciyaartoyda Soomalialnd isla markaana la gudoonsiiyay Gaarigii loogu Tala galay Ciyaaryahanka ku gooldhalinta Tartankii 5 ee Goboladda Soomalialnd ee 18-12-2011 lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegay inuu dhibsado marka uu garoonka ku jiro Difaacii ay isku jaalka ka ahaayeeen Gobolka Maroodijeex'Hargeysa' Ciyaaryahan Gabyaaye oo uu sheegay inuu yahay Daafac adag ciyaaryahankaasi oo u ciyaara nadiga Goodir,Sidoo kale waxa uu ku tilmaamay xidig dhexda aad ugu wanaagsan oo uu jeclaan lahaa inay mar iska garab Ciyaaraan Ciyaaryahan Cabdisalaan oo dhexda uga ciyaarayay Xulka Gobolka Sool.

'Runtii anigu markaan ka hadlo Gobolkii Noogu Qatarsanaa oo ciyaar adag nagala hor yimid Waxa uu ahaa Gobolka Sool'ayuu yidhi Maxamed Cabdi Xasan' Govindha'oo intaasi Raaciyay in Gobolakasi ay aad u soo tabaabusheysteen Sanadkaan.

Govindha waxa uu Mahadcelin u jeediyay Tababaraayashiisa Gobolka Maroodijeex' Hargeysa'Tababare Diridhabe oo uu ku tilmaamy Tababare Waayo arag ah Runtii Horana Hargeysa ugu soo ciyaaray oow aliba uq aaday Koobkii Goboladii Soomaliya ee Xiligaasi iyo Tababare Xigeenka Yaasiin Abayeero.sidoo kale waxa uu mahad Celiyay Maaulka Gobolka Maroodijeex,iyo dhamaan Bahda isboortiga Soomaliland.

Ciyaaryahanku waxa uu sheegay inuu Kubadda Cagta Rajeynayo Mustaqbalka inuu ka gaaro Heer aad u wanaagsan isagoo u soo jeediyay Dhalinyarada Soomalialnd inay Isboortiga Xoog iyo waqi siiyaan kana Waan toobaan Cunista Qaadka iyo cabista Sigaarka.

Ciyaaryahan Govindha habeenkii Xalay waxa uu kala Qeybgalay Ciyaartoyda Gobolka Maroodijeex' Hargeysa'Xaflada lagu qabtay Hotel Maaansoor waxaana Xafladaasi lagu soo bandhigay gaarigii la gudoonsiiyay Ciyaaryahanka

Maxamed Cabdi Xasan' Govindha' Weeraryahanka Gobolka Maroodijeex' Hargeysa' iyo Naadiga Heerka 1aad ee Dowladda Hoose ee Caasimadda Soomaliland ee Hargeysa waa Xaasle waxaaana lagu magacaabaa xaaskiisa Aamino Cabdi faarax waxaaana uu dhalay labo Hablood oo lagu kala magacaabo Marwo Maxamed Cabdi iyo Safa Maxamed Cabdi.

kala xidhiidh Gooldhaliyhii Ciyaarayahaha Goboladda Soomaliland Maxamed Cabdi Xasan' Govindha' iimeylkaan iyo taleefanka.

Tel. 002522-4117473
Email Mirre2030@hotmail.com

Waxaa wareystay

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'

Uurdoox2011@hotmail.com


Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
Mob: +2526-15573321-+252-699-995088
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!



Somaliweyn Media Center (SMC)

www.amazon.de
zanox Partner värvar partner   
News From Somalia

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 19
25 October 2011 (Read more) 27-Oct-2011

CLARIFICATION STATEMENT: Kenya and Somalia have a long history of
friendship and cooperation, and that continues today (Read more) 27-Oct-2011


Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE (Read more) 26-Oct-2011

Somalia: Kenyan Government crossly responded to remarks made by President Shariff (Read more) 25-Oct-2011

Kenyan women soldiers at the warfront (Read more) 24-Oct-2011

Taking Advantage of Kenya’s Al-Shabab Pursuit (Read more) 24-Oct-2011

Al-Shabab claims grenade attack in a nightclub in Nairobi (Read more) 24-Oct-2011

VACCINATION CAMPAIGN SUSPENDED DUE TO FIGHTING IN DAYNILLE (Read more) 24-Oct-2011

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political Initiative (Read more) 24-Oct-2011

An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association (Read more) 24-Oct-2011

The Propaganda war In Somalia, Best Wins (Read more) 24-Oct-2011

Somali journalists attend UNICEF-supported workshop to focus on humanitarian reporting (Read more) 24-Oct-2011

Control of Deynile Critical to Security of Mogadishu (Read more) 22-Oct-2011

Horn of Africa Crisis Situation Report No. 19 21 October 2011 (Read more) 22-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sh. Ahmed met his Turkish counterpart H.E Abdullag Gul in Istanbu (Read more) 21-Oct-2011


Somalia: Puntland President's speech at Chatham House (Read more) 20-Oct-2011


IFRC 'Preventing the Next Disaster' Advocacy Report and IFRC 2011 World Disasters Report (Read more) (Read more) 20-Oct-2011


Médecins Sans Frontières seeks swift release of two abducted staff without use of force and continues medical activities to assist Somali population (Read more) 19-Oct-2011

Somalia: Grenade Attack on Radio Galkayo in Puntland (Read more) 19-Oct-2011


First round of ‘support the peace’ soccer tourney ends in Somalia (Read more) 16-Oct-2011


Somalia tries to normalize life of famine victims through sport (Read more) 16-Oct-2011


Puntland President Receives AU High Representative for Somalia (Read more) 16-Oct-2011

The Roadmap: A Hole in Water (Read more) 16-Oct-2011

No high-pay jobs for Somalis (Read more) 16-Oct-2011


USADF Projects Provide Hope, Growth and Goodwill for Somalia Youth (Read more) 14-Oct-2011

UK OUTLINES ROBUST MEASURES TO TACKLE PIRACY (Read more) 13-Oct-201

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 17 (Read more) 12-Oct-2011


Erdoğan calls for more security, aid for famine-stricken Somalia (Read more) 11-Oct-2011

News From Somalia


THE LAST NAIL ON THE SOMALI  COFFIN (Read more) 9-Oct-2011


TFG AND AMISOM
CAPTURE KEY GROUND IN MOGADISHU (Read more) 8-Oct-2011


AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds (Read more) 8-Oct-2011


United States Providing Malaria Treatment Medicine to the eastern Horn of Africa (Read more) 7-Oct-2011


Intelligence Wars: TFG vs Al-Shabaab (Read more) 7-Oct-2011

Food Security and Nutrition Analysis Unit - Somalia (Read more) 7-Oct-2011

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 16
4 October 2011 (Read more) 7-Oct-201

Two Journalists slightly wounded at the Tuesday's deadly suicide bombing in Mogadishu (Read more) 7-Oct-201


Press Conference: Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali (Read more) 5-Oct-2011


White House Statement: U.S. Condemns Attack in Mogadishu (Read more) 5-Oct-2011


Secretary Clinton Condemns Terrorist Attack in Somalia (Read more) 5-Oct-2011

Greater Somalia, Myth or Aspiration (Read more) 5-Oct-2011


Puntland President
Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families (Read more) 4-Oct-2011


President of Somalia has strongly condemned suicide attack on innocent Somalis (Read more) 4-Oct-2011

AMISOM Condemns Cowardly Attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


Foreign Office Minister condemns bomb attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E. Sharif Sh. Ahmed visited different districts of Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

Brothers in Arms exhibition to open eyes to the conflict in Somalia (Read more) 3-Oct-2011


CAN International Distributes Dry food to IDPs in Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

A Road Map into a New Quagmire (Read more) 2-Oct-2011


Press release
: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings (Read more) 2-Oct-2011


‘Mahdi’-  the first Somali audio Book (Read more) 2-Oct-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)