Somali News
 

Tacsi Innaa Lilaahi Waa Innaa Ileeyhi Raajicuun

Tacsi tiiraanyo leh: Xiireey qaasin Wehliye

Anigoo ku hadlaya magaca beesha Karanle, Jaaliyada . Aqoonyahanda culumaadiinka degan North America waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise, Ganacsadihii  Hormuudka u ahaa warshadleeyda soomaliyeed 40 sano ee la soo dhaafay , oo ku geeriyooday  Gurigiisa magaalada , Mogadishu, Somalia  , waxaan uga tacsiyeeynaa dhamaan caruurtiisa, ehelada iyo dhamaan saaxiibadiis. waxaan ilaa uga baryeeynaa inuu janadii fardowsa ahyd ka waraabiyo eheladii uu ka tagayne  uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin

Dadka tacsida diraya waxay kala yihiin:

1. General Maxamed Saalax Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa
2. Dr. Xussen Maxamoud Siyaad  " Caato " iyo Xaakiisa 
3. Ahmed Moallim abdulle ( ahmeddeey), iyo Xaaskiisa  Greensboro , NC
USA
4.  Hussein M. Abdikarim Axmed ( Gendisch ) iyo xaaskiisa .Raleigh,NC , USA
5. 6 .Eng, abdi sheick ahmed Roble iyo xaaskiisa , Apex , NC , USA
7. salah sh.mohamoud cigaal daley ,     Reston , VA
8. XABIIBA caraale , MD , USA 
9. Eng. Abdikarim M. Moallim abdule iyo Xaaskiisa  , Kuwait
10. Hassan M. Abdikarim ( garwayne) Iyo xaaskiisa 
11. Mohamed ahmed Kabogeed  iyo xaaskiisa , Madison, WI 
12. Daahir, Cabdilaahi, Cary , North Carolina, USA
13. Eng. Liibaan Cali Cartan, iyo xaaskiisa  Chicago, IL , USA
14. Eng  Cabdirashiid SH. Cali cibaar iyo xaaskiisa , MD
15. Dr. Bashiir Muuse sh. Cali wardheere iyo Xaaskiisa, NC

 16. General Cabdilaahi HAGI ainte, Regina, Canada
 17-Cabdirashiid cali iyo xaaskiisa fartuun cismaan iyo caruurtooda

Qurbo joogta somaliyeed: "tacsi heer qaran ah"

Inta badan jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku kala  dhaqan dunida dacalladeeda, gaar ahaan  jaaliyadda  Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota  (USA) waxay tacsi heer qaran ah u direysaa  qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee  guddoomiyihii hore ee gobalka banaadir ahayna  duqa magaal;ada muqdishu  marxuun Maxamed Cumar Xabeed (M/Dheere) oo ku geeriyooday caasimada Soomaliya ee muqdisho taariikhdu markey aheyd November 15, 2012, isla-markaasna  si heer qaran ah loogu aasay Qabuuraha reer Sheekh Yuufi oo ku yaal agagaarka madaxtooyada Soamliya " Villa Somaliya"  ee degmada Warta Nabada ( Ex- Wardhiigley)  taariikhdu markey aheyd Jimco November 16th, 2012.

Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan  in uu  Marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qoyskiisii, qaraabadiisii iyo asxaabtii  uu ka geeriyoodayna uu ka  siiyo samir iyo iimaan. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa tacsi gaar ahaneyd diraaya mas'uuliyiinta uu magacoodu hoos ku tixan yahay oo kala ah:-
   1) Gen. Cismaan Sheekh Cali ( Bad-maceeye) iyo xaaskiisa
   2) Ex- Wasiir Dr. Aweys Xaaji Yusuf iyo Xaaskiisa
   3) Ex- Xildhibaan Max'uud Geedi Aw Hilowle iyo xaaskiisa
   4) Prof. Max"uud  Cali (Tuuryare) iyo carruurtiisa
   5) Prof. Nuur Cali Gacal iyo xaaskiisa
   6) Prof. Cali Jimcaale Ahmed iyo xaaskiisa
   7) Prof. Xasan Max'uud Sebriya iyo xaaskiisa
   8) Sheekh Cali Xuseen ( Jaras) iyo xaaskiisa
   9) Sheekh Cabdullahi Max'ed Xasan iyo xaaskiisa
 10) Sheekh Max'uud Sh. Cabdi Sh. Ahmed  ( Roorow) iyo carruurtiisa
 11) Sheekh Xasan Cali Calasow iyo Xaaskiisa
 12) Sheekh Max'uud Jaysaani iyo Xaaskiisa
 13) Sheekh Muuse Sheekh
 14) Sheekh Cali Hilowle iyo Xaaskiisa
 15) Sheekh Cali Muuse iyo Xaaskiisa
 16) Macallim Ahmed Buraale iyo Caruurtiisa
 17) Macallim Faraweyne iyo Carruurtiisa
 18) Macallim Ciise iyo Xaaskiisa
19) Macallim C/rahman Maxamuud iyo Carruurtiisa
20) Macaalim Siyaad iyo Carruurtiisa
21) Nabaddoon Xaaji Xuseen Jimcaale iyo Xaaskiisa
22) Nabaddoon Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa
23)  Abdulle Xasan Nuurrow iyo Carruurtiisa
24) Islaw Axmed Islaw iyo Carruurtiisa
25) Islaw Asad Islaw Max'uud iyo Xaaskiisa
26) Boqor Xaaji Max'uud ( Ayrish) iyo Xaaskiisa
27) Islaan Xaaji C/salam Jamac iyo Xaaskiisa
28) Garaad Haamud M. Jamac iyo Xaaskiisa
29) Cismaan Max'ed Shekkh iyo Xaaskiisa
30) Cumar Aw Rooble Xasan iyo Xaaskiisa
31) Nabaddon Abdi Yusuf iyo Carruurtiisa
32) C/llahi Cali Calasow ( Madaxey B.)
33) Xuseen Gaamiir iyo Carruurtiisa
34) Max'ed Cumar Karaani iyo Xaaskiisa
35) Ahmed  Dhac Dhacow iyo Xaaskiisa
36) Xaaji Xuseen Caadle iyo Xaaskiisa
37) Muxudiin  Xaaji Cali Colow iyo Xaaskiisa
38) C/llahi Xaaji Cumar iyo Xaaskiisa
39) Xaaji C/llahi Xaaji Max'ed iyo Xaaskiisa
40) X. Max'uud X. M. Sh.  Axmed (Roorow)iyo Xaaskiisa
41) C/salam  iyo Xaaskiis
42) C/llahi Xasan Macow  ( Shido) iyo Xaaskiisa
43)  Eng. A/qadir ( Shig Shigow iyo Carruurtiisa
44) Bashiir Xaaji Imaan iyo Xaaskiisa
45) Wariye Mukhtaar Katiitow iyo Carrurtiisa
46) Mas'uud Sh. Caamir iyo Xaaskiisa
47) Cumar Sheekh CalI IYO  Xaaskiisa
48) C/llahi Muxudiin iyo Xaaskiisa
49) Xaaji Daahir Siyaad iyo Carruurtiisa
50) Xaaji Saalax Max'ed iyo Xaaskiisa
51) Xaaji C/llahi Calasow iyo Carruurtiisa
52) Cawaale Geeddi Raage iyo Xaaskiisa
53) Xaaji Carreeye iyo Carruurtiisa
54) Caddaawe iyo Xaaskiisa
55) Saciid Max'ed Xasan iyo Xaaskiisa
56) Cumar Yusuf Nur iyo Xaaskiisa
57) Xaaji Jaylaani iyo Xaaskiisa
58) Xaaji Muuse Kulow iyo Carruurtiisa
59)  Clqani Maxamed Cal iyo Xaaskiisa
60) Abshir Sharafle iyo Xaaskiisa
61) Ciise Shig Shigow iyo Xaaskiisa
62) Axmed Sugule iyo Xaaskiisa
63) Cali Quuste iyo Carruurtiisa
64) Caydiid iyo Xaaskiisa
65) Axmed Nuur Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa
66) Cali Ciise Axmed
67)  Cabbas iyo Xaaskiisa
68) Yasiin Ali Hoosh iyo Carruurtiisa
69) Shariif Hayi iyo Xasskiisa
70) Maamulka  (RSTV)
71) Maamulka  ( www.  duhur.com)
Qore.
Ahmed Shutul
Xoghayaha Guud ee
Naadiga LSAS.
Waqooyiga Ameerika

Tacsi

CALI ABUUKAR ROOBLE
SHEKH AMIIR
CABDULAHI HILOWLE
CABDISAMAD SHEKH XASSAN
SALAAD XASSAN
AWES SHIIKHOW
IBRAHIM MAXAMAD CALASOW
Waxey Tacsi u dirayan dhamaan Ehelki Asxaabti uu ka geeriyooday Marxuum
Maxamad Cumar Xabeed-Dheere- oo dhawaan Muqdisho ku geeriyoday
Samir iyo Iiman,Allaha U Naxariisto Aamiin/

TACSI TIIRAANYO LEH.
Madaxa Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PEACE AND DEVELOPMENT PART PDP ee dalka Uganda Muse Mohamed Osman, Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Uganda KHadar Warjiid, Drs. Maryan Axmed Cadaawe, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( CAAQIL DALMAR ), Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Maxamuud Axmed Xasan ( XUURSHE ) IYO  Jabriil Maxamuud Nuur. 
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday XAAJI MAXAMED CABDULLE JIMCAALE ( XAAJI BAAKOOR ) oo 14/11/2012  ku geeriyoodaymagaalada Muqdisho.
Naxariistii Jano Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Eheladii uu ka tageyna Samir iyo Iimaan Allaha Kasiiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Wariyayaasha Soomaaliyeed oo tacsi u  diraya Wariye Cali Muse Cabdi oo shalay ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay Hargeysa.

1-Xasan Cali Gesey  Agaasiamaha Radio Dalsan Muqdisho

2-Max’ed Ibrahim Cali Cajiib  Gudoomiyaha SYAO

3-Yusuf Xasan

4-C/risaaq Catoosh

5-C/raxmaan Xudeyfi

6-Xasan Cadde

7-C/laahi Shiiqaaloow

6-Max’ed Ibrahim Bakistan xoghayaha guud ee ururrka NUSOJ  

7-C/Casiis Golf              

7-Abuukar Muxudiin  Xashara

8-Max’ed Xaji Barre Fiyoore

9-C/wali Garyare

10-Xamdi Kadiye

11-Cawil Dahir Salad

12-C/salaam Hareeri

13-Saciid Cali Muse

16-Nuradiin Macalin Mukhtar

17-Diini Ceydruus

18-C/Shakuur Cilmi Xasan

19-Aamino Muse Wehliye

20-C/Xaji Goobdoon

21-Farax Blue

22-Zahra CABDI Ahmed

Dhamaan saxafiyiinta Soomaaliyeed meel walbaa oo ay dunida ka joogaan  waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ryg cadaaga saxaafadeed Cali Muse Cabdi oo ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay magaalada Hargeysa .

INAALILAAH WA INAAILEYHI RAAJICUUN

TACSI TIIRAANYO LEH.

Muse Mohamed Osman Madax Xisbiga Nabadda iyo horumarka Peace and Development ( PDP ) ee dalka Uganda Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan , Maryan Axmed Cadaawe, Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( Dalmar ) ,

Dhamaan Xubnaha Xisbiga Nabada Iyo Horumarka Ee Dalka Uganda Iyo Bahda Saxaafada Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Saaxiibkeen Wariye Axmed Cumar Xaashi ( Axmed Taajir ) oo xaaskiisii Fartuun ay xalay 12/11/2012 ku geeriyootay Isbitaalka Mango ee Kagaalada Kampala... Allaaha u xariisto, Janatul firdowsana allaaha ugu bishaareeyo Aamiin Aamiin Aamiin

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

 

Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun

Waxaa magaalada Mogadishu xalay ku geeriyooday Alaha u naxariistee Jilaa Caan ka ahaa dhulka Soomaaliya oo la Yiraahdi Cabdi Cali Nuur oo loo yaqaan Zio toom.

Hadii aan nahahay bahda Somaliweyn webside waxaa halkaan tacsi uga direynaa Tafatiha iyo gudoomiyha somaliweyn Hussein Abdi Alasow iyo Daahir Axmed Jeyte geeridii ku timid abtigood Zio toom oo xalay ku geeroyooday magaalada Mogadisho iyo waxaa kale oo tacsidaan loo diraayaa eheladiisa iyo qaraabadii oo idil.

Waxaa tacsidaas diraayo
Daahir Axmed Jeyte iyo Xaaskiisa
Abdulahi Sheekh Hussein Hantiwadaag iyo Xaaskiisa
Hussein Abdi Alasow iyo Xaaskiisa
Proff Cabdulahi Axmed Qude
Dhamaan Bahda Somaliweyn TV iyo Websidka

Tacsi tiiraanyo leh: Anagoo ah ardayda Somaliyeed ee ku sugan dalka Malaysia

Anagoo ah ardayda Somaliyeed ee ku sugan dalka Malaysia  waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan qoyska reer Ahmed Sheikh geeridii naxdinta lahayd ee ku timi ALLE ha u naxariistee, Aabe Ahmed Sheikh Aadan oo ku geeriyooday magaalada Kuala Lumpur ee dalka malaysia, illaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo Aamin.  hadaba tacsidan waxaa diraya dad yowga kala ah:-

Mohamed abdirahman ismacil "Timo"

Hassan ibrahim Sh.Cali "Jeebo"

Aweis Abshir Diiriye "Duurow"

Abdikadir Shucayb Cali Bidarey

Saciiid Ahmed Qaylow

Cali Muuse Xuseen "Tiibo"

Abdalla Jamal Abdalla

Ayaanle Salaad

Mohamed Abdirahman Biixi

Aweis Abdulahi Ali

C/laahi Mohamed Barre

Axmed Mohamed Taajir

Mukhtar Adan Tarrey

Xarbi Khaliif  

Mohamed Idris 

Husein Abdirahman Anteeno

Jiijid Ahmed Barre

Nabadoon Cali Dhoof Gurxan "Kowsarad"

Shakib Warsame Cumar

dhamaan dadka kor ku xusan waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Saxiibkood Yaasin Ahmed Sheikh Aadan Geeridii Ku Timid Allaha U Naxariistee Abihii Marxuum Ahmed Sheikh Aadan oo geeriyooday 28/10/2012 dalka malaysia, waxayna rabbi ugu baryeen marxuumka in uu janatul fardowso ka warabiyo, eheladii, asxaabtii iyo qarabadii uu ka tagay samir iyo imaan Ilahay ka siiyo....

 انا لله وانا اليه راجعون.

اللهم اغفر له وارحمه.
اللهم ابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وادخله الجنة واعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار .اللـهـم انزله منازل الصديقين والشهداء والصالحين وحسن اولئك رفيقا .
اللـهـم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ,ولا تجعله حفرة من حفر النار 

Aamiin....Aamiiin.............Aaamiiin 

By:Mohamed Abdirahman Ismail “Timo”

Mahamed09@gmail.com

Selangor-Malaysia

 

Tacsi ku socota dhamaan shacabka reer Somaliland iyo eheladii marxuum
Sheikh Mohamed Elmi Haji Nuur , 24/10-2012.

1.Mujaahid Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa

2. Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa
3. Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa
4. Ahmed Dubad iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
7. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa
8. Jamaal Ali Hussein iyo xaaskiisa
9. Mohammed abusite iyo xaaskiisa
10. Ali ahmed Mohamed  iyo xaaskiisa
11. Muuse Hersi Abokorn iyo xaasaskiisa
12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
13. Ali Mohamed Warancade iyo xaaskiisa
14. Eidarus Sheikh Adan

15. Fadumo Sudi Hassan 
16. Mohamed rashid sheikh Aadan
17. Ahmed Yusuf Hariir iyo xaaskiisa
18. Rashid Sheikh Aadan Hassan

19. Fadumo Sheikh Aadan

20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa
22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
23. Mohamed Jama Derie
24. Abdillahi Mohamed Dualeh iyo xaaskiisa
25. Abdisalan Beyle iyo xaaskiisa
26. Mahamed Omar Hurre iyo xaaskiisa
27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
32. Haji Daud iyo xaaskiisa
34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa
35. Saleebaan Bidhiidh iyo xaaskiisa
36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa
38. Abdillahi Mohamed Deriye iyo xaaskiisa
39. Jama BBC iyo xaaskiisa
40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
43. Ahmed Haji Daahir iyo xaaskiisa
44.  Abdirahaman Ali 
45. Sheikh Mohamoud Kayre
46. Abdillahi Farah
48. Abdirahman Said
49. Ganacsade Mohamed aw Said 
50. Ahmed Aw Said 
51. Yoonis Foodcade
52. Nasir Haji Ali Shire 
53. Fosia Yusuf Haji Aadan
54. Suaad Carmiye 
56. Farah Carmiye
57. Said Mohamed Aamin
59. Abdillahi Saleebaan Bide
60. Ambassador Lenin
61. Ahmed Said Eghe
62. Abdi asis Shabeel iyo xaaskiisa

63. Abdalle Haji Ali
64. Farhan Haji Ali
65. Jama Muse Jama
66. Yusuf Suldan Ali
67. Rashid Garuf Nur
68. Jama Abiib
69. Dr. Sacadi Ali Shire
70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe
71. Hassan Diini iyo xaaskiisa

72.  Suldan Ahmed

     73.  Mustafe Muse iyo xaaskiisa

     74.  Abdicasiis Muse iyo Xaaskiisa

     75.  Iido Buraaleh

    76.  Ciise Ibrahim

    77.  Sheikh saleebaan Haji  iyo xaaskiisa

   78.  Abdillah Ubax iyo xaaskiisa

 79.  Mohamed Sheikh iyo xaaskiisa

   80.  Mohamed said iyo xaaskiisa

   81.  Mohamed Bashe iyo xaaskiisa

   82.  Abdiqaadir Adan Qadi iyo xaaskiisa

    83.  Omar Aadan Qadi iyo xaaskiisa

   84.  Mohamed Ali Bile iyo xaakiisa

    85.  Rooda Baanday

   86.  Said Omar Hurre iyo xaaskiisa

   87.  Hassan Madoobe iyo xaaskiisa

   88.  Ahmed Jibril iyo xaaskiisa

   89.  Rooda Muse Abdi

   90.  Ahmed Jama Nur

   91.  Hassan Ali iyo xaaskiisa

   92.  Abdi Haybe Laanbad

   93.  Suad Abdi Eghe

   94.  Abdi Hussein Dheig iyo xaaskiisa

   95.  Ahmed Hussein Dheig iyo xaaskiisa

   96.  Abdi Ali iyo xaaskiisa

 
 98.  Nuradin Ahmed Yassin iyo xaaskiisa

   99.  Abdalla Ibrahim Yassin iyo xaaskiisa

   100.     Mohamed Omar Yassin 
   101. Mohamed Sheikh Muse iyo xaaskiisa

   102. Abdillahi Ubax iyo xaaskiisa

   103. Said Haji Aadan iyo xaaskiisa

   104. Mohamoud Abukoodh iyo xaaskiisa

   106. Osman Abshir iyo xaaskiisa

   107. Ibrahim Ali Aadan iyo xaaskiisa

   108. Hassan Yusuf iyo xaaskiisa

   109. Mohamed Omar Askar iyo xaaskiisa

   110. Ali Mahamoud Sugal iyo xaaskiisa

   111. Abdillahi Talaabo iyo xaaskiisa

   112. Omar Jama Warsame iyo xaaskiisa

   
Anaga oo kala  AH dadka kor ku qoran waxa aanu dhamaantayo tacsi tiiraanyo leh
u diraynaa Sheikh Mohamed Elmi Haji Nuur oo ku geeriyooday  degmada Burao 24/10-2012, waxana aanu tacsidaas u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaan ehelkiisa meel kasta oo ay kala joogaan.
Waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.

Amin 

Tacsi: Marxuum C/Laahi Siciid Dheere, Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun

Gudoomiye: Faysal Cali Hussein.

Musharax: Jamaal Cali Hussein

Musharax kuxigeenka: C.rashiid Hassan Mataan

Xoghayaha Guud: Ahmed Saqadhi (Ahmed Keyse)

Iyo dhamaan xoghayaasha, madaxda kale ee xisbiga UCID,xubnaha iyo taageerashaasha xisbiga; Gaar ahaan Garabka UK Iyo Yurub

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii, ehelka, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda uu ka baxay Alle ha u naxariistee C/Laahi Siciid Dheere oo shalay 16/Oktober/2012 ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay wadada Berbera. Waxa ay marxuumkaa Ilaahay uga baryayaan inuu jannadii ka waraabiyo, ehelkii, asxaabta iyo ummaddaba uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

TACSI TEERAANYO LEH

1-    Abdulkadir Ammin Sheekh Safiirka Soomaaliya ee Kuweynt.

2-    Sayid Axmedsheekh daahir Safiirka Soomaaliya ee Uganda.

3-    Maxamed Maxamud Handulle Safiirka Soomaaliya ee  Rashiya.

4-    Maxamed Cali Nur  Ameriko safiirka Soomaaliya  ee Kenya.

5-    Abdirahmaan Abdi Xuseen Guulwade Safiirka Soomaaliya ee Djibouti.

6-     Maxamed Sheekay Qunsulka Soomaali Immarad Carabta Dubia.

7-    Dr Xasan Maxamed Xaaji Duusoos.Qunsulka Soomaaliya Ee Uganda

8-    Said Maxamed Nur Safiirka soomaali ee Ethopia –Afrikan unian.

9-    NUr Xasan xuseen Safirka Soomaaliya Talyaniga iyo middowga yurub.

Waxay tacsi  tiraano leh u dirayaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo  ay joogto , qeyskii, eheladii , qaraabadii  iyo Saaxibadii uu ka geeriyooday  Dr.Maxamad Hussein(Ilka Dahaboo)  safiirkii soomaaliya  ee dalka liibiya ahaa mudo badan iyo Xildhibaan soomaaliyeed. Waxaa ahaa wadani wax badana u soo qabtay dalkiisa iyo dadkiisa.

Waxay diplomaasiyiinya ilaah uga baryayaan marxuumka janadii fardowsa.  Ummadda soomaaliyeed , eheladii. Qaraabadii qeyskii iyo saxibadii uu  ka geeriyooday sammir iyo iimaan ammiin.

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi Tiiraanyo Leh

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raa jicuun

Drs Khadiija Ciise Kariish
Hawa Ciise Kariish
Muna Ciise Kariish
Haji Cali Xassan Shibis
Aweys Maxed Kariish
Deqa Maxed Yusuf
Ciise Maxed Kariish
C/Rizaq Hassan Kofi
Xamdi Farax Nuur
C/Lahi Gesey Diinle
C/Rizaq C/le Majaay
Hassan Maxed Ali (Ing Wambe)
Ing. Cabdi Hassan cadow
Ing. Muse Sheekh
Haji Cabdi Jamaal
Maxed Wiifow
C/salan Bashiir Cali
C/Raxman Yusuf Sheekh
C/kariin Cali Cadow
Hassan Cali Malaay
Cali Maxed Guuleed (Cali Weyne)
Osman Abukar Gass
Axmad Maxud Barow (Axmad Bidaar)

Dadkaas dhamaantood waxeey u tacsiyeeynayaan Farah Cumar Nuur oo walaalkii Dr.Maxed Cumar Nuur (Maxed yaroow) ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay muqdisho 20/09/12 guriga haweenka. Sidoo kale waxay u tacsiyadeynayaan Walaalahiis C/Caziz, C/rizaq, Maryan, Xajiyo Faduma Cumar, caruurtiisa & xaasaskiisa illaaheey samir hanaga wada siiyo, Asagane janatul fardosa haka waraabiyo. Aamiin Amiin.

Tacsi loo dirayo Marxuum Macalin Xasan Xirsi Faarax oo shalay ku Geeryooday Magaalada Kristianstad ee Dalka Iswidhan.......

Dhamaan Qoyska Reer Sheekh Biixi Sagal Meelkasta oo ay Joogaan Dhamaan Qoyska Reer Bedal Maxamuud.

Maxamuud Cabdiraxmaan Xaashi Cilmi

Mahad Faarax

Nimco Cali Cumar

Nadra Cali Cumar

Xaawo Luul

Cabdiwali Maxamed Axmed iyo Xaaskiisa

Mowliid Maxamed Aadan iyo Xaaskiisa

Bile cabdulaahi Indho geele
Jamaal Cabdulle Axmed Nuur iyo dhaman Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Kristianstad ee Dalak Iswidhan waxa ay iyagoo ka Murugeysan Tacsi u dirayaan Marxuum Macalin Xasan Xirsi faarax oo shalay subax ku geeryooday magaalada Kristanstad ee Dalka Iswidhan waxana ay Ilaahey uga Baryayaan Naxariistii jano inuu ka waraabiyo Marxuumka Samir iyo imaana ka siiyo eheladiisa iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed.
Inaa illaahi wa inaa ileyhi raajucuun.

Geeri naxdin leh: Xaaji Maxamed Karish Tifow

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish Tifow waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo dhamaanteen geerida naxdinta leh ee ku timid Aabe Xaaji Maxamed Karish Tifow oo 09-09-2012 ku geeriyoodday magaalada Muqdisho.

Dhamaan Ilmo reer Muxiyaddiin Cali, waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamed Karish Tifow, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana Allaha ka waraabiyo AAMIIM.

Sidoo kale waxaa tacsi gaar ah diraya Faarax Cumar Nuur, Cali Muxiyaddiin Cali, Cali Cabdulle Qaanso, C/raxmaan Muxiyaddiin Cali, Axmad Muxiyaddiin Cali iyo Abdul Arts, dhamaan dadkaasi waxay tacsi gaar ah u dirayaan Aweys Xaaji Maxamed Karish iyo dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan allaha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana allaha ka waraabiyo AAMIIN , AAMIIN.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
JAALIYADAHA SOOMAALIYEED EE DEGGAN MAGAALADA GÖTEBORG WAXAY TACSI U DIRAAYAAN MAXAMAD OMAR WARDHEERE OO AABBIHIIS OMAR WARDHEERE KU GEERIYOODAY MAAGALADA MUQDISHU TAARIIKHDA MARKAY AHAYD 5ta septembar 2012.
WAXAAN ALLAH SUBXAANAHU WATACAALA KA BARYAYNAA IN MARXUUM OMAR WARDHEERE JANNADA KA WAARAABIYO.
AAMIIN. AAMIIN.

Adam Mohamed Ibrahim

tacsi bahda isboortiga magaalada isboortiga ee Katariholm ee Swedan


inaa  lilaahi  wainaa  ileyhi  rajicuun  dhamaan  bahda  isboortiga  magaalada  katrineholm  ee  gobolka  sörmaland  ee  sweden  waxey  halkan  ugu  tacsiyadeynayan  dhamaan   bahda  isboortiga  somaaliyed  meel  walboo  eey  ka  jogaan  dafaha  adunyada geridii  naxdinta  laheyd  ee  ku  timi  alla  ha  u  naxariiste  garsorihii  hore  ee  calamiga  marxuun  xaaji  cabdi  cilmi  oo  ku  geriyodey  dalka  malesiya   iyagoo  aad  uga  tacsiyadeynayo  gaar  ahaan  qoyskiisa  iyo  qaraabadiisa  uu  ka  baxay  marxunka isagoo  ahaa  marxuunk  halyey  ka  baxay  isbortiga  somaaliyed  magac dheer  iyo  sumcadna ku  dhex  lahaa  dhamaan  bulshada  somaaliyed   waxan  ilaah  uga  baryeynaa  inuu  janadii  fardowsa  ka  warabiyo  eheladiisana  samir  iyo  imaan  ilaah  ka  siiyo  tacsidan  oo  eey  si  wada  dirayaan  bahda  isbortiga  magaalad  katrinholm swedenoo  uu  ugu  horeye  xokeyaha  olombikada  somaaliyed   mudane  tarabi. col maxamed  deqoow  macalin, macow  xuseen xasan.  cabdulaahi  dhaqaale.  barliin  cadaawe. yasiin  maaxi  macalin. nuur baarbe.  farax  cali  macalin .  cali  siciid  .  axmed  keey . libaan  malaay.  axmed  jrmal. diyeshe.  mareye.coloow.  iyo kuo  kale  oo  fara  badan   

Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ay Dirayaan Dhamaan Dhalinyarada Xaafadda Towfiiq.

Dhalinyarada xafada towfiiq oo kala ah

Wariye Maxamed Xuseen Yuusuf (xaaji Tahriib),
C/Raxmaan Muumin (Codeey)
Cabdirizaaq yuusuf kampala
Maxamuud Xuseen Maxamed (Ina Fara Fara),
C/Qaadir Sh. Xasan Maxamuud,
Cismaan Cali Maxamuud (Xuubey),
Suleymaan Nuur Axmed (Barafow),
Fartuun Cismaan Xaaji,
Rooda Cali Sagaar,
Ismaaciil Kuulow
Siciid C/Laahi Jabriil (Saciid Yaqiiney)
ismaciil ahmed jiifyare
mohamed osman engish
mowliid ducaale (seefta banaanka)
cabduqaadir qandac
cali jaar
ayuub ibrahim hassan (difaa)
axmaed ali da uud
cabdulahi cali dauud (ajaay)
cilmi cabdi rahmaan maasimo (dhijital)
cabdi ladhiif fara cadde
cabdi shakuur faarax cigale (washiton)
abuukar cali xuseen (faqa buraale )
cabdirahmaan carab cali baso
cabdi kariin axmed jiifyare
mahamed deeq muumin (amiinka)
ismail cali xuseen

nasro cabduqadir osmaan ahmed

cabdi cali xuseen
Mohamed cali xuseen (jiire)
Saciid cali xuseen
Yariisay cali
Hani buuboow
Nuurta Mohamed cali
Dhamaan Dhaalinyarada Xaafada Towfiiq Waxa ay Tacsi Tiiraanya leh u Dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii ee Ka Geeriyootay Qaali maxamuud ukun , oo goor dhow ku geeriyooTay isbitaalka soos ee Magaalada Muqdisho, Waxaanu leenahay Ilaah Ha U Naxariisto Janadi fardoowsana allaha ka Waraabiya Marxuumada , Amiin Amiin Amiin.

TACSI: Marxuum Axmed M. Gadafeey oo Katrineholm Sweden lagu aasay, iyo Tacsi loo dirayo

Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada katrineholm oo isugu jira, ehel walaalo, asxaab caruur iyo ciroole iyaga oo ka tiiraanyeysan waxa ay tacsi u dirayaan ehelka iyo qaraabada  marxuum Axmed Macalin Gadafeey oo maanta  lagu aasay Magaalada Katrineholm una hoyday hoygiisii runta ahaa,  si gaar ah waxa ay uga tacsiyeynayaan walaalkiis Nuur Macalin Cabdi Gadafeey ( Ceydid), waxa ayna leeyihiin samir iyo iimaan allaha inaga siiyo walaalkeen axmed.

Sidoo kale Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Flen iyaga oo isku duuban  waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehalada iyo asxaabta Marxuum Axmed Macalin Cabdi Gadafeey, iyaga oo tacsidana gaarsiinayo  walaal Ceydiid, oo ay leeyihiin samir iyo iimaan allaha naga siiyo walaalkeen, anagana gadaashiisa illaahey nama fitneeyo. Aamiin.

Sidoo kale Jaaliyada soomaaliyeed ee Magaalada Stockholm, gaar ahaan Xaaji Abuukar Caraay Maxamed Mukhtaar, Xamdi Caraaye, Cabdi Dhuxul iyo Cali Jilicow iyo Sh. Cabdi Casiis iyo ehelada iyo qaraaabada kale waxa ay  dirayaan tacsi tiiraanyo leh, oo ay gaarsiinayaan ehelka iyo walaalaha  marxuum Axmed Macalin Cabdi Gadafeey oo maanta lagu aasay magaalada katrineholm.

Si gaar ah aniga oo ah Wariye C/raxmaan Xudeyfi waxaan tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaa  dhamaan walaalaha katrineholm, iyo ehelada  iyo qaraabada si gaar ah waxaan ugu tacsiyyeynayaan walaalkeey Nuur  Macalin Cabdi Gadageey (Ceydiid) oo walaalkiis Axmed  uu ku geeriyooday Magaalada Katrineholm, waxaan leeyahay  Walaalkeen samir iyo iimaan allaha kaa siiyo, geeridu waa xaq, qof kastana maalin ayuu dhimanayaan, ma dhinte waa illaah ee illaahey naxariistii janno ha siiyo walalakeen, anagana illaahey gadaashiisa nama fitneeyo. Aamiin

 

Geeri Naxdin leh: Dr. Xuseen Wadaad oo looga tacsiyeynayo geerida Aabihii Maxamed C/lle.

Allaha u naxariisto qabrigiisa neecoow iyo naruuro allaha ku siiyo Aabe Maxamed C/lle oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhamaan ehelada iyo asxaabta reer C/lle oo ku kala nool daafaha dunida.

Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Katrineholm ee isugu jirta ehel iyo walaalo, iyo guud ahaan bahweynta saxaafada wax aay tacsi u dirayaan Dr. Xuseen Maxamed C/lle Xuseen Wadaad oo xalay aabihii ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, allaha u naxariisto qabrigiisana h u waasiciyo Aamin Aamiin.

Tacsi Tiiranyo Leh

Waxaa dhawaan magaalada Guriceel ku geeriyootay alaha u naxariistoXaawo Mire Faarah oo eedo u ah Anfac Cumar Cadow oo ka tirsan shaqaalada somaliweyn gaar ahaan TV somaliweyn Gothenburg.

Dhamaan reer Mire Faarah Iyo reer Saciid Cumar Cadow waxaanu leenahay hadaanu nahay bahda somaliweyn in samir iyo Iimaan ilaah ka siiyo.

Amiin....Amiin.... Amiin

TACSIDA Abdullahi Sheekhdoon

Abdirahman Ahmed Mohamed "Jannaale" iyo xaaskiisa Safia Aden Deer
Abdullahi Aden Deer iyo xaasaskiisa
Addulkadir Aden Deer iyo xaaskiisa
Xabiba Aden Dee iyo Sayigeeda Ahmed Weheliye
Ladan Ader Deer iyo sayigeeda Mohamed Hassan
Qaali Aden Deer iyo sayigeeda Abdiaziz Hassan,
Hooyo Halima Barrow
Dahabo Elmi Deer iyo caruurteeda
Abdikarim Elmi Deer iyo xaaskiisa iyo
Dhammaan ehelada reer DEER

waxay Tacsi tiiraanya leh u dirayaan Hooyo Nadifa Osman iyo Aaabbe sheekhdoon - geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wiilkooda Abdullahi Sheekhdoon oo ku geeriyooday wadanka Mareykanka, magaalada Minneapolis taariikhda ............

 

Tacsi Ku Socoto Gudoomiyaha Dalada Fanaaniinta Somaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Siciid Khaliif Cali Oo Hooyadiis Marxuumad Xabiibo Maxamed Cuuf Ku Geeriyootay Magaalada Ceel Dheer :-

Cabdirashiid Cali Iyo Xaaskiisa Fartuun Cismaan Gefane
Fanaanka Cabdi Cali Baacalwaan
Fanaanka Cabdi Baadil
Fanaanada Hodan Cumar Dhuule Cali
Fanaanka Cabdi Nuur Cabdulaahi Xamari
Fanaanka Cabdulaahi Nasteex
Fanaanka Yaxye Weli Iyo
Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee Ku Nool Guud Ahaan
Dalka Jarmalka,Gaar Ahaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee
Magaalooyinka Köln Iyo Bonn Waxa Ay Si Wada Jira Tacsi
Ugu Dirayaan Gudoomiyaha Dalada Fanaaniinta Somaaliyeed
Ee Ku Nool Dalka Jarmalka Siciid Khaliif Cali oo Hooyadii
Marxuumad Xabiibo Maxamed Cuuf Ku Geeriyootay Bishaan
Luuliyo 1/7/12 Magaalada Ceel Dheer Ee Dalka
Soomaaliya,Waxaan Ilaaheey Uga Baryeeynaa Caruurtii,Qaraabadii
Iyo Axsaabtii Ay Ka Baxday Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo,Marxuumadana
Waxaan Ilaahey Uga Baryeeynaa In Uu Janno Fardowso Ka Waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin.

Cabdirashiid Shaam
Somaliweyn Media Center Germany
Shaamabdi977@msn.com

TACSI
Jaaliyada reer Finland waxay tacsi u dirayaan safiir Ali Qasim oo uu walaalkiis Maxamed Qasim ku geeriyooday maanta 10.7.2012 wadanka Sacuudi Carabiya magaalada Jidda. Waxaan Gaarahaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Aabe Qasim Maxamed Shire & Caruurtii uu dunida kaga tagay Maxamed Qasim Maxamed iyo Ehelkii.

Jamac Abdulkhadir (Carlo)

 

TACSI: Allaha u naxariisto Maxamed Axmed Jimcaale

Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo), C/Casiis Xasan Maxamed, Muuse Maxamed Cusmaan, Xasan Maxamuud Axmed (Fanax), Yaxye Maxamed Caddow, C/llaahi Maxamed Cumar, Abuukar Maxamed Muxudiin (Shaxam), Sakariye Muxudiin Cugaal, C/qaadir Koronto, C/llaahi Xasan Axmed (Shiiqaalow), Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Maxamuud Jilacow dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada geeridii ku timid Allaha u naxariistee Maxamed Axmed Jimcaale.

Waxay si gaar ah tacsi ugu dirayaan Xabiibo Axmed Jimcaale oo walaalkeed Maxamed Axmed Jimcaale ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Boondheere, Allaha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo eheladii iyo asxaabtii uu ku geeriyooday. AAMIIN...AAMIIN

TACSI TIIRAANYO LEH

1)Dr. Cali Cusmaan cali

2)Tababare Ibraahim Suudaani

3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin

4)Aweys Muuse Arbow (Aweys Fundi)

4)Cabdulkaadir Xasan Cadde (Caydiid Jeenyo)

5)Cabdikariim Cali Aar (Cali Mataan)

6)Jaamac Cali (Jaamacey)

7)Maxammed Cabdi Seyga

8)Inj. Cumar Shekhey (Gud. Jaaliyadda Atlanta)

9)Cabdicasiis Axmed Mahdi

10)Axmed Xaashi (Axmed Weli)

11)Nafiisa Cali

12)Caaliya Cabdi Maamuus

13)Maxamed Muslimiin

14)Xamsa S. Xamsa (Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)

15)Cabdulaahi Nuur Kolombo

16)Amiin Caamir Maxamed

17)Maxamed Sufu Abashekh (Madaxa Dahabshiil ee Atlanta)

18)Axmed Cabaas Busuri

19)Cabdulaahi Afrikaano

20)Khaliif  Shire (Khalif Riiko)

21)Cabdi warsame Isaaq

AQOONYAHANADDA ISBOORTIGA,WARIYAASHA IYO MADAXDA KALEBA  WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN AABE SHEKHDOON CABDULLE CILMI IYO HOOYO NADIIFA MAXAMED CUSMAAN OO WIILKOODA MARXUUM CABDULLE SHEKHDOON DHAWAAN KU GEERIYOODAY DALKA CANADA GAAR AHAAN MAGAALADDA TORONTO, WAXAANA EEBE UGA BARYEYNAA IN MARXUUMKAASI JANADII FARDAWSA AHEYD KA WARAABIYO EHELADII UU KA DHINTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.AMIIN.

Tacsi Tiiraanyo Leh ooloo diraayo Cilmi Iidow oo dhawaan Muqdisho ku geeriyooday

Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha ha u naxariistee Cilmi Iidow, tacsidaas oo ay wadadiraayaan dhamaan eheladiisa iyo bahda somaliweyn webside ee Gothenburg.

Cali Xassan Iidow oo ah wiilka uu soo koriyey marxuunka dhintay oo degen magaalada Gothenburg ahna masuulka xawaalada Olypic Express ee wadanaka Sweden, waxaanu leenahay samir iyo iimaan in uu liaaheey kaa siiyo, hadii aanu nahay bahda somaliweyn ee Gothenburg anguna waxaanu leenahay in Janadii Fardowsa ilaahey inuu ka waraabiyo marxuun Cilmi Iidow, Amiiiin Amiiiin Amiin

Tacsi Tiiraanyo Leh

Bahda Isboortiga Soomaaliya oo Tacsi tiiraanyo leh oo loo diraayo Cabdulqaaadir Xasan Xeyle (British)

INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
 
Cabdullaahi axmed tarabbi
Maxamed mukhtaar sheekh
Cali maxamed axmed (calisaciid)
Cabdulqaadir maxamuud cabdulle (cabdi cadde)
Faarax cali macallin
Mire shiikh cumar (mishom)
Axmed xuseen cumar (axmed key)
Maxamed maxamuud cali (buubshe)
Xuseen xasan (boot)
 
Dhammaan bahweynta isboortiga oo isugu jira masuuliyiin iyo garsooreyaal kubadda cagta kuna nool wadanka sweden waxey tacsii tiiraanyo leh u dirayaan garsoore heer caalami cabdulqaadir xasan xeyle (british) oo aabihii allaha u naxariistee xasan xeyle ku geeriyooday magaalada muqdisho dhowaan.
Asxaabtani waxey iyagoo ka tiiraanyeysan geerida tacsi taa la mid ah u dirayaan qoyskii, eheladii iyo dhammaan asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumka allaha u naxariistee Xasan Xeyle.

 

Gudomiyaha ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya oo tacsi u diraya ehelada iyo ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh.Maxamed Farax

Inalilahi wa ina ileyhi rajucuun Anigo ah Gudomiyaha ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya ahna xoghayaha guud ee dariiqada sayid axmed alrifaaci kabiir dr.ali omar abati binfaghi waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya ehelaadi iyo guud ahan ummada somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh. Maxamed Farax.

Sh. Cumar Sh.Maxamed Farax waa nin Aqoon badan waxaa uu aha Hogaamiye qayb weyn ka qatay so celinta sumcada ay manta ku faani karto Ahlusunna Waljamaca Sh.Cumar waxaa uu aha geesi aan gaban dacadna ka Camal kasta oo u qabanaayo.

Waxaan si qaas ah Tacsidaan ugu diraya Dhamaan Culumaudiinka Ahlusunna Waljamaca meelkasta oo ay jogaan waxaan leyahay ilahay janadii Fardowso haka waraabiyo inti uu ka tagayna Samir iyo Imaan Alaha ka siiyo. Amin Amin Amin.

w.d dr.ali omar abati binfaghi

guddoomiye ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya

email is dariiqadarufaaciya@yahoo.com

Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare oo tacsi u diraya eheladii uu ka geeriyooday Sh. Cumar Sh. Max'ed Faarax.

Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare, dhammaan culumaa'udiinka, xerta iyo Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi u dirayaan ehelada, culumaa'udiinka, xerta iyo jameecada dariiqada Suufiyada Ahlu Sunna Waljameeca.

Khaliif C/qaadir Macallim Nuur Maxamed Siyaad, Xerta, jameecada iyo dariiqada suufiyada meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxay tacsi u dirayaan ehelada Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo dhowaan ku geeriyooday dalka gudihiisa.

Dhinaca kale Allaha u naxariistee Sheekh Cumar Sh. Maxamed Faarax wuxuu ka mid ahaa mashaa'iqda fara ku tiriska ah ee sida aadka ah ula dagaalsanaa kooxaha dhibaatada ka wada dalka, wuxuuna mar walba dadka ku boorin jiray inay ka hortagaan cadowgooda oo ah kuwa ku dhibay degaanadooda, una diiday inay cibaadeystaan, iyagoo u fasiraya diinta Islaamka siyaabo khaldan.

Allaha u naxariisto hoggaamiyaha Daruqu Suufiyah, waxayna leeyihiin qaraabadii, asxaabtii iyo jameecadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, isagana janadii Fardowsa Allaha ka waraabiyo.

AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN