|
HAMBALYO DHALASHO
Tahniyad Dhalasho Oo Farxad Miiran
Tahniyaduhu kala mudan oo kala duwan, oo waqti kasta aduunka aadanaha ku nool waa uu sii tarmaa, hadaba waxaa maanta adduunka kusoo biiray wiil yar oo dhalashadiisa aad loogu wada farxay, kaasi oo asxaab badan aysan u kala harin hambalyeyntiisa.
Cismaan Maxamed Xasan (Yariisow)
Cali Maxamed Xasan (Balaakii)
Yusuf Maxamed Xasan
Manjor Maxamed Xasan
Saabiriin Maxamed Xasan
Cabdi Xasan Cadde (Madaxeey)
Yaasiin Cabdi Sheekh (Jilibeey)
Yaasiin Maxamed Maxamuud (Fareey)
Hani Maxamed Axmed (Istiila)
Faadumo Cumar Sh.C/laahi
Aamino Cumar Sh.C/laahi
Hibo Maxamed Axmed
Farxiyo Maxamed Xasan
C/laahi Xasan Jimcaale (Alto)
Cabdi Faynuus
Waxaa sidoo kale tahniyad culus nagasoo gaartay asxaabteena ciyaalka xaafadda ee reer Siisii iyo Shibis oo iyagana farxadda dhalashada nagala qeyb qaatay.
Dhammaan asxaabtan oo kala jooga dalalka Somalia, Ethiopia, Sacuudiga iyo South Africa, waxay tahniyad dhalasho oo kal iyo laab ah hawada u marinayaan Maxamed Cumar iyo Lamaantiisa Safiyo C/laahi oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka Sweden, gaar ahaan Magaala madaxda dalkaasi ee Stockholm, wiilkaasi oo loo bixiyey Cumar Maxamed Cumar.
Waxaan leenahay Cumar yaroow soo barbaar oo noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba anfaca aakhiro iyo adduunba
AAMIIN..........! AAMIIN..........! AAMIIN..........!
HAMBALYO DHALASHO
TAHNIYAD DHALASHO FARXAD BADAN
(1) Hooyo cunshuro saney hilowle
(2) Abti c/qaadir xasan xuseen (bangaariya)
(3) Abti c/qani xasan xuseen (baari)
(4) Abti nuur xasan xuseen
(5) Habaryar nimco xasan xuseen iyo satgeeda Mahad iyo caruurteeda
(6) Habaryar Roon xasan xuseen iyo seygeeda iyo caruurteeda
(7) Habaryar safiyo iyo cauurteeda
(8) Iyo dhamaan reeer xasan xuseen
(9) Adeer cali gedef maxamuud (cali dheere )
(10)
(11) Adeer maxamed xasan mahdi (siisow)
(12) Adeer c/raxmaan macalin muuse
(13) Adeer xasan xuurshow gacal
(14) Ader cabdi maxamed muxyudiin (kumicadde)
(15) Adeer maxamuud maxamed maxmuud (xaayoow )
(16) Eedo seynnab macalin muuse
(17) Eedo Muslimo Sheekh maxamuud
Dhammaan asxaabtan aynu kor kusoo xusnay iyo qara kaloo badan oo aan halkan lagusoo wada koobi karinba waxa ay Tahniyad dhalasho udirayaan
Hooyo Saafi Xasan Xuseen (Lajeceleey)
iyo Aabe C/laahi Macalin Muuse (Abbul-xamdi)
Oo wiil ugu dhashay magaalada London gaar ahaan east London Layton
Waxaana loo bixiyay wiilkaasi (Cizudiin) waxay leeyihiin soo barbaar oo noqo kii dalkiisa iyo diintiisaba Anfaco
AAMIIN.........................AAMIIN............................AAMIIN.......................
HAMBALYO DHALASHO

Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee Ku Nool Guud Ahaan Dalka Jarmalka,Gaar Ahaan
Magaalada Bonn Waxa Ay Si Wada Jira Tahniyad Iyo Hambalyo Ugu Dirayan
Maxamed Xasan Faarax oo Loo Yaqaan Xaaji Iyo Marwadiisa SamSam Xasan Qawdhan
oo Dhawaan Wiil Ugu Dhashay Magaalada München Ee Dalka Jarmalka Wiilkaas oo Loo
Bixiyay Salmaan Maxamed Waxaan Ilaahey Uga Baryeeynaa In uu Noqodo Kii Dalkiisa,
Diintiisa Iyo Waalidkii Anafaca Aamiin-Aamiin-Aamiin.
Cabdirashiid Shaam
Madaxa Somaliweyn Media Center Germany
shaamabdi977@msn.com
HAMBALYO DHALASHO
Caawa iyo Dhallasho
Anagoo dadka magacyadooda hoos ku taxan yihiin, waxaan Tahniyad Dhalasho u gudbineynaa Ismail Abdinur iyo Asha Mohamed Ali oo wiil ugu dhashay magaalada Atlaanta, Gobalka Georgia ee dalka Mareykanka, Maalintii Jimcaha, bishuna ay ahayd July 7, 2012. Wiilkaasna waxaa magaciisa loo bixiyay YACQUUB ISMAIL ABDINUR.
1. Halima Mohamed Ali
2. Zubeida Mohamed Ali
3. Ali Mohamed Ali
4. Mumtaz Ibrahim Hassan
5. Ayub Ibrahim Hassan
5. Mohamed Ismail Abdinur
7. Munasar Ibrahim Hassan
8. Saadiyo Abdulkadir Ali
9. Zahra Abdulkadir Ali
10. Da'ud Abdulkadir Ali
11. Ahmed Abdulkadir Ali
12. Jamila Yasin Mohamud
13. Jamal Yasin Mohamud
14. Mohamed Abdullahi Ali
15. Abdulkadir Abdullahi Ali
16. Mohamed Hussein Ali
17. Asad Hussein Ali
18. Abdullahi Hussein Ali
19. Saadiyo Hussein Ali
20. Hooyo Sa'ido Ali Kamoole
21. Eeddo Fathiya Ali Kamoole
22. Mohamoud Hussein Afrah
23. Mulki Hussein Afrah
24. Ubax Hussein Afrah
25. Istambul Hussein Afrah
26. Mohamed Hussein Afrah
27. Zahra Hussein Afrah
Waxaa dhammaanteen ku kala nool nahay dalalka Mareykanka, Somalia, UK, Sweden, Neitherlands, Kingdom of Sa'udi Arabia iyo Ethiopia. Waxaan Alle Ugu baryayeennaa wiilkaas dhashay Yacquub Imail Abdinur inuu noqdo kii loo aayo, dalkiisa, dakiisa iyo diintiisa anfaca, waxaana leeynaha Yacquub soo barbaar. Aamiin.
HAMBALYO DHALASHO
 Tahniyad Dhalasho
Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
C/casiis Xasan Maxamed (Golf)
Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
Ismaaciil Xaaji Maxamuud (Ciilow)
Sahra Cali Xalane
Mahad Axmed Cumar
Cabulaahi Cali Nuur
Jabriil Xaaji Maxamuud
C/llaahi Maxamed Macalin (Naanow)
Caasha Cumar Geesdiir
Sahro Maxamuud Amiin
Canab Xasan Cilmi
Maxamuud Xasan Aduunyo
Zakariye Muxidiin Cugaal
Mukhtaar Aw-Saalax
Abuukar Muxdiyadiin (Abakar)
Ibraahim Xasan Arbac
C/llaahi Xasan Shiikhaalow
C/qaadir Koronto
Faadumo Aadan
Caasho Koos
Dhamaan dadkaas waxay Hambalyo u dirayaan Ciise Axmed Cumar (Ciise Cadde) iyo Xaawo Maxamed Xasan oo gabar ugu dhalatay Magaalada London 13-3-2012, gabadhaasoo loo bixiyay Ikraan Ciise Axmed Cumar
Waxayna leeyihiin soo bar baar tii dadkeeda, dalkeeda iyo Diinteeda anfacda Aamiin Amiin.
TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH
Dhamaan madaxda iyo howl wadeenada Ururka SYAO, Asxaabta iyo Ehelada kala ah :.
Hooyo Faadumo Aadan Sabriye
Hooyo Xaliimo Aadan Sabriye
Aabe Xasan sh. Maxamud
Aabe Cabdi Wehliye Cabdi
Adeer Cabdi ladheef sh. Maxamud
Adeer C/llahi sh. Maxamud
Adeer C/fitaax Sh. Maxamud
Mursal Xasan sheikh
Maxameddeeq Xasan sheikh
Nadiifo Xasan sheikh
Sacdiyo Xasan sheikh
C/llahi Cabdi Wehliye
Caasho Cabdi wehliye
Canab Cabdi wehliye
Hindiyo Cabdi wehliye
Malyuun Cabdi wehliye
Fardowso Cabdi wehliye
Dhuux aadan Raage
Najmo Xusen Xasan
Dhamaan Reer Qaasim Sheikh Maxamud
Dhamaan Reer C/llahi Sheikh Maxamud
Cawo Cabdi Siyaad
Nadiifo CIsmaan Geedi
Nimco Maxamud Axmed
Salaad C/llahi Cumar
C/raxman Cilmi Cabdi “Atam”
Feysal Shiino
Maxamed Sahal Maxamed “Rabiic”
C/risaaq Cabdi Ibrahim “Sanka”
Bile Gurxan
Axmed Maxamed caraale “Bisleeye”
Daahir C/llahi Maxamed
Dhamaan Eheladaasi iyo Asxaabkale oo aad u tiro badan waxa ay TAHNIYAD DHALASHO OO FARXADLE udirayaan Aabe Axmed Xasan Sheikh Maxamud iyo Hooyo Deeqo Cabdi Wehliye oo dhawaan ay Gabari ugu dhalatay Magaalada Muqdishogaar ahan xaafada xamar jadiid, Gabadhaasi yar ayaa loo bixiyay Salmo Axmed Xasan waxaan leenahay Salmo yarey soo bar baar oo noqo tii Diintiida, Dalkeeda iyo Dadkeeda Anfacdo.
AAMIIN AAMIIN AAAMIIIM
Tahniyad dhalasho
Hooyo canab kulane Xaashi
Hooyo Sahro Cali
Habaryar Deeqo kulane Xaashi
Habaryar Sahro kulane Xaashi
Abti farxaan kulane Xaashi
Abti Maxamed deeq kulane Xaashi
Ikraan Yusuf Boore iyo Seygeeda
Ayaan feer C/lle
Fardowso Mire
Kafeeyo Cumar
C/llahi Maxamed Maxamud (dhago)
Ayaan Maxamed Cilmi iyo wiilkeeda C/qafaar
Xabiib Maxamed
Maxamed Warsame Nuur (Buriye)
Maxamed Daahir Cumar (Xeyle)
C/llahi Xasan Cabdi (Malaaq)
Iyo dhamaan ardayda waxkabarato jaamacada Nairobi.
Dadkan oo kala joogo Somalia, America, Canada, Uk, Ethiopia iyo Kenya waxa ay tahniyad dhalasho u dirayaan Maxamed feer C/lle iyo Sacdiyo Cismaan Maxamed (Sacdiyo Sharaf) oo wiil ugu dhashay magaalada Gaalkacyo Taariikhdu marka ay eheyd 18/02/2012 wiilkaas waxaa loo bixiyay C/raxman Maxamed Feer , soo barbaar oo noqo midkii Diintiisa , Dalkiisa iyo Dadkiisa anfaca .. . . .
Aamiin Aamiin Aamiin
Hambalyo Ku Socoto Qoyska Cabdiraxmaan Maxamed Aden (Cabdiraxmaan Koronto)
Anagoo Kala AH :-
Cabdirashiid Cali (Cabdirashiid Shaam) Iyo Xaaskiisa Fartuun Cismaan Gefane Iyo Caruurtooda
oo Kala Saadaq Cabdirashiid Cali
Ayaan Cabdirashiid Cali
Amaal Cabdirashiid Cali
Cusmaan Cabdirashiid Cali
Amran Cabdirashiid Cali
Sagal Cabdirashiid Cali
Waxa Aan Si Wada Jira Halkaan Hambalyo Uga Direynaa Qoyska
Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Aden Cabdiraxmaan Koronto Iyo Xaaskiisa
Hinda Gaas oo Wiil Ugu Dhashay Magaalda London Wiilkaas oo Loo Bixayay Ramzi
Waxaan Ilaahey Uga Baryeeynaa Inuu Noqdo Kii Dalkiisa Iyo Dadkiisa Anfaca AAMIIN:AAMIIN.
Cabdirashiid Shaam
Somaliweyn Media Center Germany
shaamabdi977@msn.com
HAMBALYO DHALASHO
Dhalasho farxadeed Max’ed Cajiib iyo Fartuun Axmed oo gabari ugu dhalatay magaalada Oslo ee dalka Norway.
1-Xasan Cali Geeseey
2-Cali Muse Cabdis
3-Amb.Max’Ed Cali Nuur Ameeriko
4-Cabdi Shire (gudoomiyaha kooxda Qeylodhaan)
5-Max’d Xuseen Owliyo (afhayeenka Ahlusunah)
5-C/raxman Xudeyfi
6-Axmed Muse Gure
7-Abwaan Mahad Dudey
8-Farax Blue
9-Anas Cali Max’ud
10-Saciid mugambe (Gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta)
11-Cabdiqani Saciid Carab (Xoghayah guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta)
12-Leylo Xasan Qaboobe
13-Zahro Axmed Faarax
14-Muxudiin Ibrahim Cali
15-C/nasir Ibrahim Cali
16-Dulane Mahad Yusuf (DMY)
17-Aabe Axmed Farax
18-Dalmar Ibrahim Cali
19-C/laahi Shiikh Xasan(Gudoomiyaha isbaheysiga nabada)
20-Xildhibaan C/laahi Geedi Shador
21-Xildhibaan Cumar Max’ed Max’ud “Finish”
22-Xildhibaan Cali Geedi Garabeey
23-Saciid Max’ud Cadow “Dhigis”
24-Xasan Macalin Max’ed
25-Col: C/raxmaan Caseyr.
26-Max'ed Cabdulle Xasan (Siidi)
HAMBALYO DHALASHO
Dhamaan asxaabtan oo kala jooga dunida daafahaeeda waxey hambalyo dhalasho u dirayaan Max’ed Ibrahim Cali Gudoomiyaha SYAO iyo xaaskiisa Fartuun Axmed Faarax oo gabari ugu dhalatay magaalada Oslo caasimada dalka Norway ..waxaana gabadha loo bixiyey Muno Max’ed Ibrahim waxeey leeyihiin soo barbaar noqo tii dalkeeda iyo diinteeda anfacda Aamiin….

Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh
Waxaa halkani looga dirayaa Tahniyad Dhalasho oo farxad leh oo loo diraya Aabe Mahamed Ahmed iyo Hooyo Aasiya Salaad Mohammed.
Waxaa diraya Tahniyada dadka kala ah:
Bile Muhudiin Nuur iyo Xaaskiisa & Caruurtiisa
Ahmed Macalin Madoobe iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abdisamad Hussein Nuur
Abdifatah Muxudiin Nuur iyo Xaaskiisa Yaasmiin Macalin Jeeb
Fartuun Muxudiin Nuur
Abdisalaan Dheere
Mahamed Abdisamad Katar iyo Xaaskiisa
Yusuf Jimcaale Jaabooleey iyo Xaaskiisa
Abdirahman Ibrahim Aadan
Saciid Booroow
Sheekh Mahamed Hussein
Mahamud Haji Ahmed
Aweys Xuubaaye
Muxibo Daahir Haashi
Saciid Ali Dhoore Qundul
Ibraahin Musse
Shiiqaal Abdirisaaq
Nuur Xasan Tiibe
Salaad Mahamed jabiiba
Ahmed Macalin madoobe
Binti Sheekh
Abdifatah Ahmed Mahamed Shaale
Mahamuud Buneyste
Saaqad Abuukar
Qaliif Abdiyare
Tahniyad tan la mid ah waxaa diraya Dhamaan Asxaabta reer Towfiiq oo iskugu jira Dhalinyarada Odoyaasha iyo Hooyooyinka iyo dhamaan inta Magaca Reer Towfiiq ku aftirsata waxeeyna lee yihiin Kabtankii Xaafada Towfiiq Mohammed Ahmed Sheekh Mabruuk alaaha idiin barakeeyo adiga iyo familkaada iyo Wiilkeena Abdullahi Mohammed Ahmed.
Dhamaan dadkani waxeey tahniyad dhalasho oo farxad leh u dirayaan Abbe Mahamed Ahmed Sheekh iyo Xaaskiisa Asiya Salah Mohammed oo wiil ugu dhashay Wadanka Swiserland gaar ahaan Magaalada freburg Taariikhdu markeey aheyd 06-06-2011 wiilkaasi oo loogu magac daray Abdullahi Mahamed Ahmed waxeey lee yhiin soo bar baar noqona kii Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisa Anfaco alaha kaa dhigo Aamiin Aamiin Aamiin.
Qore Abdifatah Lajeclow
Tahniyad Dhalasho Farxad leh Oo Loo Diraayo Aabe Bashiir Abdulaahi cigale Iyo Hooyo Naciima nuur fiidow oo Xalay wiil ugu dhashay Magaalada landon
Dhamaan dadkan kala joogo USA, UK, itly, Jiddah, Somalia, Addis Ababa, Muqdisho, Kenya Nederland swedan Egypt iyo dunnida dacaladeeda waxaan Tahniyad Dhalasho ah u diraynaa Bahiir Cabdullaahi Cigale iyo Xaaskiisa Naciima Nuur Fiidow oo Xalay Wiil ugu dhashay dalka Ingiriiska Caasimada landon wiilkaas oo loo bixiyey Bukhaari Bashiir Cigale.
Waxaa halkaan tahniyada ka diraya dadka kala ah:
1-awoowe Cabdulaahi cigale
2- Awoowe Ibraahim cigale
3- Adeer Maxamud abdulaahi cigale
4- Adeer axamed muxudin cigale
5- Eeda Zaynab macalin
6- awoowe nuur fiidow
7- istar nuur fiidow
8-fartuun nuur fiidow
9- abti bashiir nuur fiidow
10-xaliimo nuur fiidow
11- maxamed daahir xayle
12- ciid geedi cigale
13- cali xooshay cigale
14- bashiir muxudiin cigale
15-abti sakariye nuur fiidow
16- maxamed cabdulaahi yusuf
17- maxamed cabdulqaadir axmed
Iyo Dhamaan reer cigale iyo reer nuur fiidow
Dhamaan reer cigale iyo reer Nuur fiidow oo kala Jooga Qaaradaha Yurub iyo Afrika waxay Tahniyad Dhalasho Hawada U marinyaan Aabe Bashiir abdulaahi cigale iyo Hooyo Naciima Nuur oo Wiil ugu Dhashay magaalada landon wadanka UK Waxaana Loogu Magacdaray Bukhaari Bashiir Soo Bar Baar Noqo kii Dalkiisa iyo Diintiisa anfaca Amiin……Amiin……….
Sidoo kale waxaa Tahniyadaas mid lamid ah diraaya asaxaabta kala ah:
Maxamed Xaaji Xuseen Raage
Cabdiqani cali dalmar
Xuseen Maxamed Cabdulle Riiko
Abdullahi Jijile Kanyare
Maxamed axmed maxamed
Raxma cabdi wahaab sheekh cabdulaahi
Fartuun cabdulaahi maxamed
Dhamaan asaxaabtaasina waxay Tahniyad Dhalasho Hawada U marinyaan Aabe Bashiir abdulaahi cigale iyo Hooyo Naciima Nuur.
Hambalyo loo dirayo Xasan Cali Geeseey oo wiil ugu dhashay Muqdisho.
Dhamaan bahda saxaafada, bahda fanka iyo bulshada waxa ay hambalyo u dirayaan wariye Xasan Cali Geeseey iyo Marwo Sahra Cabdi Axmed oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho 26/05/2011, waxaana wiilkaasi loo bixiyey Sayid Cali Xasan Cali Geeseey.
Si gaar ah waxaa hambalyo gaar ah dirayo Maamulaha shabakada warbaahinta Somaliweyn.com iyo maamulka iyo shaqalahaxusuus.com.
Dhambaal kaas la mid ah waxaa dirayo Gudoomiyaha SYOA Mr Maxamed Cajiib waxa uuna ugu hambaleeyey Aabe Xasan Cali Geeseey iyo Hooyo Sahra dhalashada Sayid Cali ee uu reerka ugu soo biiray , waxa uuna leeyahay soo bar baar oo noqo kii loo aayo.
Sidoo kale waxaa diraya tahniyada wariyayaasha kala ah.
Axmed muse Guure
C/Casiis Golf.
Cali muse Cabdi
Mohamed Garane
Mohamed Osman newyork.
Axmed Xasan
Abuukar Xasharo
C/laahi Shiiqaalow
Nasrudiin Ceydii
Cali Madoobe
Rasmi Xeebow
C/laahi Balwaan.
Siciid Ibrahim Xusen Buuna
Bashii Maxamed c/qadir Al bashir
Saxafiyiintan iyo kuwo kale oo dunida dacaladeeda kala joogo iyo asxaabta iyo ehelada aan lasoo koobi karin waxa ay hadaba dhambalyo kala duwan hawda umarinayaa wariye xasan cali gesey iyo sahra cabdi ahmed oo wiil ugu dhashay magalada muqdisho waxa wiilkaasi yar loo bixiyay sayid cali xasan cali soo bar baar oo noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa anfac waxa ay leeyihiin dhamaan ehelada iyo asxaabta hambalyo, hambalyo.
Aaminn Aamiin Aamiin
Tahniyad Dhalasho
Aabe Abuukarcumar Buloow (Nunow)
Hooyo Aamina Sheeq Cabdi (Shiqaley)
Sucaad Abuukar Cumar (Nunow)
C/rsaaq Abuukar Cumar (Nunow)
Cumar Abuukar Cumar
Sahra Abuukar Cumar
Caa,isha Abuukar Cumar
Xasan Abuukar Cumar
Seham Abuukar Cumar
Tifaftiraa Wehel Media
Salax Xasan Cumar (S,Dheere)
Yuusuf Xasan Cumar (Dr. Joseph)
Shamso Rooble Durdurshe
Raxmo Rooble Durdurshe
Binti Rooble Durdurshe
Ruqiyo Rooble Durdurshe
Dhman dadkani waxey tahiniyad aad u qiimo badan u dirayan
Daahir Nuur Ugaas weliba
Canab Xasan Cadde
Kuna kala sugan asxabtani
Jidah Norway Qaahira, Dubai, Somalia, Itobiya, Kenya
Holland wiilkas loogu magac daray
C/rsaaq Daahir Nuur Ugaas waxeyna leyihin soo bar bar noqona kuu wax tara
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
---------------------------------------------
Eedo Faadumo Nuur Ugaas
Eedo Xaliimo Xasan Jilibeey
Adeer cumar Xasan Jilibeey (C.Shooli) xaskisa
Farxiya maxamed xasan
Eedo faadumo dhaadhow
Aeer xuseen cigaal
Fardows xuseen cigaal
Haboon xuseen cigaal seygeda caruteda
Yuusuf maxamed faarax
Axmed maxamed biiteey
Jaamac maxamuud xasan
Muxudiin cumar dhaadhow (m.carabeey)
Simon maxamud shire (s.m)
Faaduma xasan fanax
Abshiro axmed maxamud
Nasteexo cabdi yuusuf
Axmed cali japan weliba xaskiisa
Maryan cumar ruuneey
Salax xasan cumar (s.dheere)
Sucaad abuukar cumar nuunow
Yuusuf xasan cumar (dr.joseph)
Dhaman asxaabtani kor ku xusan waxey hambalyo farxadeed u dirayan
Daahir nuur ugaas iyo weliba
Canab xasan cadde
Kuna kala sugan kenya swden holand qaahira thailand saudi arabia
Wiil ugu dhashay wadanka sweden gaar ahan boelanga taariqda ku beegneyd
26/3/2011 malin sabti looguna magac daray c/risaq daahir nuur ugaas
Waxeyna leeyihin soo bar baar noqo kii dalkisa diintisa calankiisa wax ku tara
Una noqda bari soo bar baar aamiin aamiin
Aabe xasan cali (x,cadde)
Hooyo ruqiyo careys
Eedo xaliimo sheeq muqtaar
Shamo xasan cadde
Jamaal xasan cadde
Cali xasan cadde
Muqtaar xasam cadde
Muna xasan cadde
Naciima xasan cadde
Cumar xasan cadde
Abuukar xasan cadde
Ader cumar maxamud cumar
Eedo xaliimo xasan cumar
Maxamed cumar mxamuud iyo caruurtisa
Cali xuseen faarax (c.gudi) xaskisa
Maryan cumar maxamuud
C/raxmaan cumar maxamuud (c.daacad)
C/risaaq cumar maxamuud
Shaafici cumar maxamuud
Xasan Xuseen Faarax Xaaskisa iyo caruurtisam, Aamina Xuseen Faarax , Abshir Tifow maxamuud
Crisaaq tifow maxamuu
C/najiib axmed xasan jilibey
Dhaman asxabtani ku kala sugan dafaha dunida gar ahan italy swden holnd
Denmark saud arabia somalia waxey hambalyo farxaded u dirayan
Daahir nuur ugaas
Canab xasan cadde
Wiil ugu dhashay wadanka sweden gar ahan borlanga
Looguna magac daray crisaaq dahir nuur ugaas
Waxeyna leeyihin noqo kii soo bar baara dalkisa dinta dadkisa naftiisaba wax u qabto
Aamiin aamiin aamiin aamin aamiin aamiin
TAHNIYAD DHALASHO
Hooyo waraaqo sheekh cumar diinle, Bashiir Axmed ibrahim, Cabdulahi Saxardiid Sheekh Ibrahim, Maxamed Axmed Ibrahim, Maxamed Xasan barre iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Eng:Xasan Cabdulahi (Xasan fanax) Xuseen Nuur Xaaji (Nasiib) Rowda Jaamac Rooble, Najiib Axmed Cilmi, Bile Daahir Maxamed, Maxamed C/risaaq Cumar Bood, Abwaan Naaji Axmed Cilmi, Dr: Salmaan Cilmi Dhuxulow,Xasan Cusmaan Jeyte, C/naasir Cali Xasan (Waaberi), C/lla Axmed Dhayib, Ustaad Maxamed Ibraahim Cali (Khaliil) iyo Xaaskiisa Zamzam Axmed Cali, Aabe Maxamed Axmed, Hooyo Faadumo Sheekh Mukhtaar, Qamar Maxamed Axmed, Sahro Maxamed Axmed, Siciid Khaliif Xaaji iyo Zamzam Maxamed Axmed.
Dhammaan dadkan oo kala Jooga dalalka Sweden, Norway, Uganda, Djibuti, Kenya, Ethiopia, Sudan Canada, Masar, Soomaaliya, iyo England waxey tahniyad dhalasho oo farxadi ku dheehantahay u dirayaan Shamso Maxamed Axmed iyo Cabdulahi Axmed Ibraahim (Qoorgaab) oo 15 ka bishan March wiil ugu dhashay dalka Sweden wiilkaas oo loo bixiyay Anas cabdulaahi Axmed,waxeyna leeyihiin Anasoow soo barbaar noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin.
00252699995088
HAMBALYO DHALASHO (Tahniyad Dhalasho)
Tahniyadaan oo aan loo kala harin oo ay dirayaan dhamaan ehelka iyo qoyska asxaabta iyo dhamaan Asxaabta abukar mahamed macalin cali. oo manta dhalashadiisa tahay 14march.
WAXAA DIRAYA DADKA KALA AH: Hooyo macaan hooyo xalimo maxamud xasan aabo mahamed macalin cali duad.
falastiin hanaan. iyo asxbata aniga i taqaano sida DUAD KOSHIN, XUSEIN QORSHE , YUSUF, IBRAHIM, ILYAS BARE, ABSHIRJAABO, JIMCALE, LIBAN GUREEY xaaskiisa iyo caruurtiisa LlIBAN QORYOLEEY xaaskiisa iyo caruurtiisa
sharmaarke iyo xaaskiisa caruurtiisa
dhamaan iyo bahda somaliweyn gaar ahaan xafiiska war qabadka somaliweyn ee norway oslo
Ibrahim Abdullahi Noor
iyo maamulka guud ee shabakada alcadaala
ibrahim waahinow waxaa ay dirayaan hambalyo kal iyo laableh oo ay u dirayaan abukar
waalidka, Asxaabta iyo kuwo kale oo aad utira badan Dhamaan waxa ay tahniyad dhalasho oo farxadleh ay u dirayaan abuukar 14 march.
Soo barbaar oo noqo kii dalkiisa iyo diintiisa anfaco, AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Tahniyad Dhalasho oo Cawa iyo Ayaan leh:
Tahniyadaan oo aan loo kala harin oo ay dirayaan dhamaan ehelka iyo qoyska asxaabta iyo dhamaan Asxaabta Fathia oo loo diraya Fathia Ja'afar iyo Abbe Abdinuur oo Gabar ugu dhalatay Magaalada Esklistuna ee Wadanka Sweden.
WAXAA DIRAYA DADKA KALA AH:
Yaasmiin Mo'alim Jeeb iyo Xaajigeeda Abdifatah
Bilan Ja'far,
Fariido Ja'afar,
Abti Nasteex,
Ayaan Hussein,
Naima Hussein,
Su'aad Shugri iyo ilmaheeda,
Adeer Abdirahman,
Adeer Abdirashid ,
Adeer Abdirashid Hussein,
Mona Abdullahi Diini
Amina Maxamed iyo Xaajigeeda Mahad Carawoow
Amina Abdinur
Maryam Abdinur
Dhamaan dadkani oo aan inta ku soo koobi karin waxeey Tahniyadaan Dhalasho cawo iyo Ayaan leh u dirayaan u dirayaan Abbe Abdi Nuur iyo Hooyo Fathia Ja'afar oo Gabar ugu dhalatay Magaalada Esklistuuna e Wadanka Sweden Taariikhdu markeey aheyd 21 - November Sanadkii aan aan soo dhaafnay ee 2010 Gabadhaasina waxaa loogu Magac daray Marwa Abdi Nuur Waxeeynu lee nahay soo bar baar noqo mid dalkeeda diinteeda iyo dadkeeda an facdo aamiin aamiin aamiin
Tahniyad gaar ah waxaa Diraya Maamulaha Guud ee Shabakada Xoghaye.com iyo Xaqiiqda.com Mudane Abdifatah Lajecloow waxuuna si gaar ah ugu hambalyeeynayaa Hooyo Fathia iyo Abbe Abdinuur oo gabar u dhalatay waxuuna lee yahay Soo bar baar Marwa Abdinuur Abti alahana ku barakeeyo oo ku bar baariyo.
Qore: Yaaska M. Jeeb
Esklistuna Sweden
HAMBALYO DHALASHO
Tahniyad Dhalasho Farxadeed oo kal iyo laab ah oo loo diraayo

Tahniyadaan oo aan loo kala harin oo loo diraayo Abbe Abdi Salaad Nuur “Abdi Hanad iyo Luul Muxudiin Nuur “Luula” oo Gabar ugu Dhalatay Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden.
Tahniyadaan waxaa diraya dadka kala ah
Ayeeyo Xaliimo Colow Mahamed
Awoowe Muxudiin Nuur Mahamed
Ayeeyo Mako Cumar Mahamed
Awoowe Mahamud Nuur Mahamed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer Abdulle Nuur Mahamediyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Awoowe Yusuf Nuur Mahamed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Awoowe Cumar Nuur Mahamed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Awoowe Taliye Nuur Mahamed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Awoowe Osman Nuur Mahamed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ayeeyo Faay Nuur Mahamed iyo Caruurteeda
Ayeeyo Halimo Nuur Mahamed iyo Seeygeda iyo Caruurteeda
Ayeeyo Khadiijo Nuur Mahamed iyo Seeygeeda iyo Caruurteed
Ayeeyo Amina Nuur Mahamed iyo Seeygeeda iyo Caruurteeda
Ayeeyo Madiina Nuur Mahamed iyo Seeygeeda iyo Caruurteeda
Ayeeyo Madiina Muxudiin Nuur iyo Seeygeeda Xirsi iyo Caruurteeda
Eedo Shamso Muxudiin Nuur iyo Seeygeeda Ali Abdi Naaleeye iyo Caruurteeda
Abti Ahmed Muxudiin Nuur iyo Xaaskiisa Leyla Salad Nuur iyo Caruurtooda
Abti Abdi Muxudiin Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abti Abti Bile Muxudiin Nuur iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Abti Abdifatah Muxudiin Nuur “Lajecloow” iyo Xaaskiisa Yaasmiin Mo’alim Jeeb
Habaryar Nuurto Muxudiin Nuur iyo Seeygeeda iyo Caruurteeda
Habaryar Fartuun Muxudiin Nuur
Habaryar Najma Muxudiin Nuur
Eedo Faay Nuur iyo Caruurteeda
Eedo Nuurto Nuuroow iyo Seeygeeda iyo Caruurteeda
Adeer Ibraahin Salaad Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer Ahmed Salaad Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Tahniyadaan waxaa qeyb ka ah oo diraya
Hani Abdi Salaad Nuur
Ikraan Abdi Salaad Nuur
Iiqra Abdi Salaad Nuur
Sidoo kale waxaa diraya tahniyadaan dad aanan inta ku soo wada koobi karin lakiin dhamaantooda waxeey farxada la qabaan inta waalid ee meesha ku xusan.
Dhamaaan Familiga Reer Nuur Maxamed Gacal inta ay dhaleeyn iyo inta ay sii dhaleeynba iyo Asxaabta Abdi Hadad iyo Luula Waxeey Halkaan Tahniyad Kal iyo Laab ah oo Dhalasho uga dirayaan Abbe Abdi Salaad Nuur “”Abdi Hanad”" iyo Hooyo Luul Muxudiin Nuur “Luula” oo Gabar ugu dhalatay Taariikhda markeey aheyd 13/12/2010 Caasimada Labaad ee Wadanka Sweden ee Gothenburg Gabadhaas oo Habaryarteed FARTA XAAJI ugu magacdartay ISRA ABDI SALAAD NUUR waxeeyna lee yihiin ISROOOY soo bar baar noqo tii Diinteeda iyo Dalkeeda iyo Dadkeedaba anfacdo anaguna waxaan lee nahay aamiin aamiin aamiin aamiin
Sidoo kale waxaa Tahniyad qaas ah halkaan ka diraya Agaasimaha Guud ee Shabakada Xoghaye Times Mudane Abdifatah Lajecloow iyo Marwadiisa qaaliga ah Yaasmiin Mo’alim Jeeb Yaaska oo si gooni ah ugu hambalyeeynaya Abdisalaad iyo Xaaskiisa Luul Muxudiin oo gabar ugu dhaladay Magaalada Gothenburg ee Wadanka Sweden waxeeyna alle ugu baryayaan gabadhaasi loogu magac daray Isra in uu alle ka dhigo midii dalkeeda iyo diinteedaba anfacdo anaguna aamiinta ayaanu u heynaa allow ubadka noo kori alloow isra nolal aayatiin leh inoo siii aamin aamin aamiin
Qore Abdifatah Lajecloow
Cheif Editor of Xoghaye.com
Oslo Norway
Email xoghaye@live.com
HAMBALYO DHALASHO
Safiirka Dowlada Federaalka ee Soomaaliya u Fadhiya Dalka Finland ''Ambassador Ali Qassim iyo marwo Ayaan Maxamed Ducaale'' ayaa waxaa uu wiil ugu dhashay Magaalada Helsinka ee Dalka Finland, Wiilkaas yar ayaa loo bixiyay Hassan Ali Qassim.
Waxaa Tahniyadaan si wada jira u wada diraya Siyaasiinta ay ka midyihiin.Ambassador Yusuf Maxamed Ismaa'iil
Ambassador Mohamed Ali America
Ambassador Mohamed HandulleAmbassador Ahmed Ali Igal
Injineer Hussein Mohamed Mohamoud (Huubsireed)
Raysulwasaare Mohamed Mohamoud Guled (Gacmadheere)
Raysul Wasaare Ali Maxamed Geedi
Xildhibaan Ali Faqeey.
General Mohamed Sa'id Hersi (Morgan)
General Axmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir)
Kornayl Abdullahi Jama Geesood
Xildhibaan Abdi Kaafi
Mauuliyiinta,siyaasiyaanta iyo saraakishani waxay uguTahniyadaan Ambassador Ali Qasim iyo Afadiisa Ayaan Mohamed Ducaale dhalashada wilkooda,waxeyna sidoo kale alle uga baryeen inuu Hassan Ali Qasim noqdo kii Dalkiisa iyo Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Maxamed Bashiir
Somaliweyn-Hesinki,Finland
Maxamed Xaaji Xuseen Raage
Aabe Ibraahim Raage Boorre
Aabe Xaaji Xuseen Raage
Hooyo Xersiyo Aadan Nuur (Cagadheere)
Hooyo Suuban Maxamuud Cadoow
Hooyo Xaliimo Xoosheey Shamati
Xaawo Kayf Xasan Maxamed (luula)
Aadan Macalin Ibraahim (Farxaanka)
Cabdi Salaam Macalin Ibraahim
Niciimo Xaaji Xuseen Raage
Cabdi Qadar Macalin Ibraahim
Cabdulaahi Xaaji Xuseen Raage
Cabdil Qaadir Macalin Ibraahin
Sacdiyo Xaaji Xuseen Raage
Hani Macalin Ibraahim
Aamina Xaaji Xuseen Raage
Jibriil Xaaji Xuseen Raage
Cabduraxmaan Xaaji Xuseen Raage
Ikraam Xaaji Xuseen Raage
Adeer Bootaan Raage Boorre iyo xaaskiisa
Adeer Kaliil Raage Boorre iyo xaaskiisa
Eedo Faadumo Raage Boorre
Eedo Ruqiya Raage Boorre
Dhamaan reer Raage Boorre waxay tahniyad kal iyo laab ah leeyihiin lamaanaha kala ah:
Saadaq Macalin Ibraahim iyo Xidigtiisa Yaasmiin Cali Maxamed oo ay gabari ugu dhalatay
Magaalada London ee dalka Ingiriiska gabadhaas oo loo bixiyay Raxmo Riyaaq soo barbaar ayay
leeyihiin oo noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda...Aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin.
HAMBALYO DHALASHO

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh Gudoomiye ku Xigeenka Jaaliyada Soomaalida South Africa Mudane:Ismaaciil Cabdalla Soomane Iyo Lamaantiisa Naciimo Xuseen Cabdi.
Dhammaan dadka Hoose ku Qoran waxay Tahniyad Dhalasho oo kal iyo Laab ah u dirayaan Gudoomiye ku xigeenka jaaliyada Somali Community Board Of South Africa Mudane: Ismaaciil Cabdalla Soomane iyo Murwo Naciimo Xuseen Cabdi oo gabar ay ugu dhalatay 15kii bihan isbitaalka hooyada iyo dhalaanka magaalada Johannesburg ee dalka koonfur afrika gabahaasi oo loogu magac daray Mayaadah Ismaaciil Cabdalla,waxaanu Leenahay Soo Bar Baar Noqo tii diinteeda,dadkeeda iyo dalkeedaba Anfaca Amiin Amiin Aamiin Yaa Raxmaan.
Gudoomiyaha golaha jaaliyada soomaaliyeed ee Somali Community Board Of South Africa
Mudane: Cabadulxakiim Muxumed Haadi.
Xoghayayaasha Golaha jaaliyada Soomaaliyeed
1-Cabdulqaadir maxamed gurey
2-Caamir Sheekh Xuseen
3-Cabdirisaaq Cali Cusmaan (Macaanjecel)
Golaha Sharci Dajinta Ee Jaaliyada.
1-Cusmaan Xasan Raage
2-Cabdulqafar Yaasiin Mire
3- Cabdullaahi Xuseen Miriq
4-Cabdisamad Xalane Xirisi
5-Axmed Siraaji Cali Nuur
5-Axmed Nuur Cabdulle Xirsi
6-Sheekh Cabdulxakiim Ismaaciil Cilmi
7-Xasan Qaliif Axmed (Baaruur)
8-Xuseen Cali Xasan (Xuseen Abaa)
9-Daahir Ibraahim Maxamuud
10-Ibraahim Maxamed Cali (Ibraahim Qaxwo)
Golaha Guurtida Ee Jaaliyada
1- Xaaji Muuse Maxamed Ganjab
2-Sheekh Cali Ahmed Xasan
3- Maxamuud Caamir Hiraabe (Gaacir)
4-Cabdi shukri Ismaaciil
5-Axmed Aadan Colaad
6-Axmed Cabdullaahi (Axmed Ciraaq)
Cabdinasir Soomane
E-mail: Abdinasirsoomane@gmail.com
Shabakada Somaliweyn.com
Johannesburg, South Africa.
HAMBALYO DHALASHO
Tahniyad Dhalasho Oo Farxad leh
Dhaam waalidiinta iyo asxaabta kala ah:
Hooyo Seynab Sh. Cabdi salaam
Hooyo Xaliimo Axmed
Aabe Muse Gure
Aabe Cismaan Cilmi
Axmed Muse Gure “Waqaca”
Ebyan Cismaan Cilmi
Saciida Cisman Cilmi iyo gabadheeda
Caasho Cisman Cilmi
Axmed Oriye Iyo Caruurtiisa
Farxan Cisman Cilmi Iyo Carurtisa
Nadiifo Aadan
Yuusuf Muse Gure
Sagal Muse Gure
Nasro Muse Gure iyo Caruurteeda
Maxamed Muse Gure
Sahra Muse Gure iyo Caruurteeda
Fadumo Muse Gure iyo Gabadheeda
Axmed C//hi Gure
Shukri Muxumad
Faadumo Jamaal
Waalidiintaasi, Asxaabta iyo kuwo kale oo aad utira badan Dhamaan waxa ay tahniyad dhalasho oo farxadleh ay u dirayaan C/wali Cisman Cilmi iyo Sacdiyo Muse Gure oo Uu dhawaan wiil ugu dhashay duleedka magaalada muqdisho gaar ahaan degaanka 13 disho.
Soo barbaar oo noqo kii dalkisa iyo diintiisa anfaco,
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
|