Somali News
 



Hanbalyo Aroos

Hooyo Nadifa Saliid iyo aabbe Xasan Maxamed cumar (okiyo) oo ugu hambalyaynaayoa gabadhooda arooskeeda oo ku dhacay Göteborg, Sweden.

Hooyo Madina Hiiraale 
dhamaan reer Axmed Saliid
Maxamed saliid iyo xaaskisa xalima Ahmed iyo caruurtooda
Bashiir Saliid iyo xaaskiisa fowsiyo sh. Cali iyo caruurtooda
Mako Saliid iyo odaygeed Maxamud H. mooge iyo caruurtooda
Khadiija Saliid iyo odaygeed abaadir maxamed iyo caruurtooda
Deeqa Saliid iyo odaygeed siyaad farax iyo caruutooda
Abdullahi Saliid iyo xaaskiisa Raxma Cali Cadde iyo caruurtooda
Asiya Saliid iyo odaygeed Xamse Seeraar iyo caruurtooda
Maxamed Abukar iyo xaaskiisa Safia Maxamed iyo caruurtooda
Abdirashiid Cabdi Cali iyo xaaskiisa leyla cisman iyo caruurtooda
dhamaan reer cabdi cali
Abdullahi sh. cali iyo xaaskiisa Sahro Abdulle iyo caruurtooda
Hussein sh. Cali
Amina Jabaan iyo caruurteeda
wiilo gode gode iyo caruurteeda
yurub maxamed iyo caruurteeda
idiil maxamed iyo caruurteeda
Khadija Shaariif iyo caruurteeda
Faduma Bandhe iyo caruurteeda
Hodan Cali yare iyo caruurteeda

Datum 2012 10 november

Hanbalyo Aroos

Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya caruuska oo ah tifaftiraha GOOLFM.NET Maxamed Xaaji Xuseen Raage iyo caruusadiisa Raxma Maxamed Cabdi (Raxmo Ruuxi) oo uu arooskoodu ka dhacay isla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxayna kala yihiin weriyayaasha Tahniyadeeynaya:

1.       Maxamed Gaarane Aadan

2.       Tahliil Colaad Xasan

3.       Xasan Ciise Cali (Kuuriya)

4.       Xasan Sheikh Cumar

5.       Xasan Cabdi Fareey (Gentleman)

6.       Axmed Xassan Cabdi

7.       Aweys Xaaji Maxamed (Aweys Cadde)

8.       Yaasiin Ciise Wardheere

9.       Ubax Cabdi Cadood

10.   Axmed Faarax Idaajaa

11.   Cabdirisaaq Xaaji Catoosh

12.   Cabdulqaadir Maxamed Mursal

13.   Daa’ud Cabdi Daa’ud

14.   Ubax Daahir Guure

15.   Faarax Maxamed Lamaane

16.   Cabdiraxmaan Cumar Cabdi (Soomaali)

17.   Sucaad Mire Mohamed

18.   Cabdullaahi Axmed Nuur

19.   Ahmednuur Maxamed Faarax

20.   Suheyba Maxamed Badqas

21.   Mohamed Cibaar Diiriye

22.   Cabdiqafaar Axmed Shire

23.   Jaamac Ayaanle Fayte

24.   Aweys Maxamed Nuur Foodey

25.   Ayaanle Xuseen Cabdi

26.   Liibaan Cabdi Warsame

27.   Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani)

28.   Mohamed Ibrahim Ayaanle

29.   Cabdifataax Xassan

30.   Maxamed Cismaan Xabiib

31.   Maxamed Ibraahim Nuune

32.   Bashiir Axmed Taajir

33.   Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo)

34.   Cabdifitaax Maxamed Cilmi

35.   Mahad Cumar Diiriye

36.   Cabdicasiis Ibraahim Cali

37.   Axmed Cabdiraxmaan Heybe(Gatuuso)

38.   Amran Xasan Cabdullaahi

39.   Cabdirisaaq Mire Dhoore

40.   Cabdiraxmaan Xuseen Furre

41.   Cabdiqani Xasanweli Qoorsheere

42.   Maxamed Xasan Maxamed (Cirro)

43.   Cabdikariin Xasan Guutaale

44.   Cabdirashiid Cabdi Axmed

45.   Maxamed Cusmaan (Newyork)

46.   Axmed Xaaji Xasan

47.   Cabdi Maxamed Cabdigaab

48.   Cabdulqaadir Cilmi Ciise (Honest)

49.   Axmed Cabdisamad Cigaal

50.   Cumar Cabdi Xasan

51.   Maxamed Yuusuf

52.   Siciid Nadaara

53.   Cabdisamd Cabdulqaadir Faarax

54.   Cabdifitaax Ibraahim Cagayare

55.   Faaduma Macallin Abuukar

56.   Maxamed Xaashi Tawakal

57.   Maxamed Axmed Ilkacase

58.   Feysal Caseyr Maxamed

59.   Mahad Cumar Diiriye

60.   Sahro Cabdi Axmed

61.   Fu’aad Maxamed Cilmi Deeq

62.   Ismaaciil Xaaji Shakeeti

63.   Caluula Nuur Caluula

64.   Ibraahim Geedow Cawaale

65.   Jaamac Cabdullaahi (Ukun)

66.   Cabdifitaax Ibraahim Cagayare

67.   Cabdiraxmaan Shariif Maxamed (Taysiir)

68.   Sahro Maxamuud Koranto ( Keyf)

69.   Jamaal Ahmed Osman

70.   Fawsiyo Cumar Barre

71.   Ahmed Xassan Qeyre

72.   Maxamed Jeeyte

73.   Maxamed Cadow

74.   Maxamed Xaaji Xasan

75.   Axmed Bader

76.   Kaafiya Maxamed Xasan

77.   Liibaan Cabdi Warsame

78.   Xasan Faarax Gudaal

79.   Liibaan Cali Tuur

80.   Maxamuud Nuur Idaajaa

81.   Maxamed Jaamac Faarax

82.   Maxamed Cibaar Diiriye

83.   Maxamed Xuseen Cismaan

84.   Maxamed Cabdi Salaad

85.   Saalax Cusmaan Diiriye (Sonna)

86.   Ibraahim Maxamuud Jaamac

87.   Xasan Nuur

88.   Sacdiyo Maxamed Garabeey

89.   C/fitaax Shiino

90.   Maxamed Salaad Cabdulle

91.   Cabdisamad Cabdulqaadir Faarax

92.   Faadumo Maccalin Abuukar

93.   Cali Muuse Cabdi

94.   Maxamed Xasan Maxamed

95.   Fartuun Ismaaciil

96.   Mursal Quule

97.   Najax Maxamed Cali

Weriyayaashan ayaa arooska cusub u rajeeynaya wiil iyo caano gabar iyo caano iyagoo leh noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad khayr qaba..!! Aamiiin Aamiin Aamiin.

Wariyayaasha Holland ku sugan oo Hambalyo Aroos u diraya Wariye Maxamed Xaaji Xusseen Raage.

Bahda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Holland waxa ay tahniyad Aroos u dirayaan Wariye Maxamed xaaji xusseen raage iyo Marwadiisa Raxmo Maxamed Abdi Raxmo Ruuxi oo ku aqal galay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana ay leeyihiin ha noqdo arooskii lagu nasto oo lagu nagaado wadajirey nabad gala.
Wariyayaasha Hambalyada diraya waxa ay kala yihiin
1- Mohamed Abdi Farah (Afgooye)
2-Abdiweli Ibraahim Aadan Garyare
3- Abdullahi Jama Ali
4- Daahir Abdulle Alasow.
5- Abdulaahi Mohamed Hussien Taajirow
6- Nuradin Moalim Mukhtaar
7- Bile Gurxan Ahmed
7-Abdi Shakuur Elmi Hassan
8-Ali Muxyadiin Ali
9-Salah Hassan Omer (Salah Dheere)
10-Mohamed Osman Qadafi
11- Nur Ahmed Mohamed (Bicir)
12- Raage Cali dheere
13- Abdi rahmaan Guurre
14-Shaadiya Muhumud Abdi
15-Fardowsa Mohamed Abdulle
16-Shukri Moalim Abdi rahmaan (Shuute)
17-Farhiya Mohamed Mohamud (Sabaax)
18- Nasra Mohamud Elmi (Degan)

Tahniyad qaaya leh.!!

Aabe Xaaji Xuseen Raage
Aabe Maxamed Cabdi Yuusuf
Hooyo Xaliimo Sacdiyo Xaaji Xasan
Hooyo Xersiyo Aadan Nuur
Adeer Bootaan Raage Boorre iyo Xaaskiisa
Abti Maxamed Xaaji Xasan (Leebo)

Adeer Ibraahin Raage Boorre
Cabdalla Maxamed Gaaboow (Shiiloow) iyo xaasaskiisa
Adeer Cabdulqaadir Jimcaale Boorre
Ayeeyo Maano Xaaji Caynte
Suuban Maxamuud Cadoow

Daahir Maxamed Gaabow
Ayeeyo Xaliimo Xooshoow Shamatti
Ayeeyo Faadumo Xaaji Caynte
Saadaq Macalin Ibraahim Raage
Cabdullaahi Xaaji Xuseen Raage

Faadumo Cadar Maxamed Cabdi
Nimco Xaaji Xuseen Raage
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi (Sayga Cadde)
Sacdiyo Xaaji Xuseen Raage

Sahra Xaaji Maxamed Caynte
Ridwaan Maxamed Cabdi
Ayeeyo Saynab Sheekh Xuseen
Jibriil Xaaji Xuseen Raage
Laylo Xasan Dhicisoow

Aamina Xaaji Xuseen Raage
Saynab Maxamed Ismaaciil
Amaal Maxamed Ismaaciil
Cabdisalaan Macalin Ibraahim
Safiyo Xasan Cumar (Cirro)

Dhamaan qoysaskani waxay tahniyad iyo hambalyo hiba leh hawada u marinayaan caruuska iyo caruusadda kala ah Maxamed Xaaji Xuseen Raage iyo Raxmo Maxamed Cabdi (Raxmo Ruuxi) oo uu aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya isku waara ubad khayr qabana kala hela arooskiinuna ha noqdo kii loo aayo ayay leeyihiin…..Amiiin Amiiiin Amiiiin.


Tahniyad Aroos oo hawada loo marinayo Idil Maxamed Jaamac iyo Nabiil Axmed Ibraahim

Waxaa Tahniyad aroos hawada u marinaynaa arooska iyo aroosadda Idil Maxamed Jamac iyo Nabiil Axmed Ibraahim oo arooskoodu ka dhacay Hotel Scandic ee Stockholm, Sweden

Waxaa tahniyaddan diraya:

Hooyo Faadumo Cabdullahi Cabdi
Aabe Maxamed Jaamac Nuur
Abdulqaadir Maxamed Jaamac
Azhar Maxamed Jaamac
Ardo Cabdullahi Cabdi iyo caruurteeda
Liibaan Cabdullahi Cabdi
Yaasmiin Jensen
Paul Jensen
Farxiya Jaamac Nuur  iyo caruurteeda
Ayaan Jaamac Nuur iyo caruurteeda
Yaasin Cabdullahi Cabdi iyo caruurtiisa
Samatar Cabdullahi Cabdi iyo caruurtiisa
Omar Ali Omar
Farxiya Nuur Gävle 
Sabah 
Sinaan
iyo Abdalle

Hooyo Xaliimo Jaamac iyo wiilkeeda Faysal Maxamed Shire iyo saaxiibkiis
Shamso iyo walaasheed Nasteexo 

Waxa aanu wada leenahay guurkiina mid kheyr qabo, wiil iyo caano, gabar iyo caano, bash bash iyo barwaaqo ku noolaada waligiin.. aamiin.. aamiin..aamiin

 

Tahniyad Aroos oo Farxad leh

Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.

1.       Hoyo Qadijo Omar Osman

2.       Mohamed Haji Husien Yusuf

3.       Abdulkadir Haji Husien Yusuf

4.       Abdirahman Haji Husien Yusuf

5.       Hassan Haji Husien Yusuf

6.       Abdirisak Haji Husien Yusuf

7.       Farhia Haji Husien Yusuf

8.       Deqo Haji Husien Yusuf

9.       Zahro sheikh Omar Abdi

10.  Sacdia Sheikh Omar Abdi

11.  Zeynab Mohamud Nor

12.  Aamina Aweys Ali

13.   Amran Abuukar

14.   Habaryar Fadumo Kuusow Wehliye

15.   Habaryar Ruqiyo Abdulle

16.   Muniro ibrahin Abdulle

17.   Zahro Ali Raagge

18.  Maryan Aaden Nor

19.   Abdifitax Aden Nor

20.   Mahad Ahmed Yusuf

21.  Abti Ibrahin Omar Osman

22.  Abti Mohamed Omar Osman

23.   Abti Hassan Omar Osman

24.   Abti Abdullahi Omar Osman

25.   Abti Muqtar Omar Osman

Dhamaan waxa ay Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE Iyo HODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela . . .

Tahniyad Aroos oo Farxad leh

Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.

1.      Hooyo Zeynab Sh. C/salan aadan

2.      Aabe Muse Gure Maxamud

3.      Habaryar Aamino Muxumed  Aadan

4.      Habaryar Batuulo Muxumad Aadam

5.      Habaryar faadumo Muxumad Aadan

6.      Habaryar Deeqo Shiiq C/salan Aadan

7.      Abti Ciise C/salan Aadan

8.      Abti Daahir C/salan Aadan

9.      Abti jamal C/salan Aadan

10.                         Abti C/naasir C/salan Aadan

11.                          faadumo Muse Gure

12.                          Zahro Muse gure

13.                          Nasro Muse Gure

14.                          Sacdiyo Muse Gure

15.                          Sagal Muse Gure ‘Dagan’

16.                          Maxamed Muse Gure

17.                         Yusuf  Muse Gure

18.                         Axmed C/lahi Gure

19.                          Zahro C/lahi Gure

20.                          Maryan C/lahi Gure

21.                          Safiyo C/lahi Gure

22.                          Sacdiyo C/lahi Gure

23.                          Maxamed Barre Maxamud ‘MBM’

Dhamaan waalidiintaas, eheladaas , Asxaabtaas iyo kuwo kala oo kabadan kuwaasi oo aan hal qoraal ku soo koobi Karin waxa ay  Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE IyoHODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin  isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela. . . .

Tahniyad Aroos oo Farxad leh

Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.

1.       Eedo Xalimo Gure

2.       Eedo Xabibo Gure

3.       Eedo Fadumo Gure

4.       Eedo Xulbo Gure

5.       Eedo Gaabo Gure

6.       Max’ed Amin Ciise C/salan

7.       Max’ed jamal C/salan

8.       C/raxman Ciise Cusman

9.       Zahro Ciise Cusman

10.   Zamzam Ciise Cusman

11.   Shukri Maxa’ed Axmed

12.   Fadumo Jamal C/salan

13.   Farxiyo Macalin Aadan ‘keyf’

14.   Farxiyo Max’ed Gesey

15.   Qadijo Cali Maxa’ed

16.   Ca’isha C/lahi Mudey

17.   Canab Muqtar Nuur

18.   Faisa Xasan indha yare

19.   Nimco Nor Nac nacii jecelka

20.   Nimco Ismacil  C/raxman Sharaf

21.   Salma Ismaciil C/raxman  Saafi

22.   Amina C/lahi  Amineta

23.   C/malik ismacil c/raxman

24.   C/samad Ismacil C/raxman

25.   Osama ismacil c/raxman

26.   Ca’isha C/lahi Mudey

27.   Zamzam cise cusman

28.   Fadumo Jamal C/saalan

29.  Maxamed Barre Maxamud ‘MBM’

Dhamaan waalidiintaas, eheladaas , Asxaabtaas iyo kuwo kala oo kabadan kuwaasi oo aan hal qoraal ku soo koobi Karin waxa ay  Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE Iyo HODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin  isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela. . . . -- 

 Best Regards,
 
  Ahmed Muse Gure
Mogadishu - Somalia
 
Mobile   +252 618302727
               +252698302727  Somalia
 

Skype: waqaca4
             axmed.muse.gure
Twitter: @waqaca44
Facebook: Ahmed.muse

 

Hanbalyo Meher  

Suxufiyiin Caan ah Oo Tahniyad u Diraya Weriye Maxamed Cusmaan "Qadaafi & Lamaantiisa Nolosha


Maxamed Muuse Nuur (Deeq-Darajo)
C/qaadir Axad Dhaqane
C/naasir Axmed Sh. Bashiir (Saxansaxo)
Maxamed Axmed Siyaad (Geelle)
C/fataax Cali Samatar (Sablaale)
Maxamed Xuseen Yuusuf (Xaaji-Tahriib)
C/risaaq Cabdullahi ( Indho Jaceyl)
C/risaaq Yuusuf Kampala 
Nuur Ismaaciil Sheikh (Nuur Yare)
Caydaruus Cabdi Xasan
C/laahi Maxamed Cumar (Balwaan)
Cumar Muxumad (Cumar Kiiyoow)
Jamaal Axmed Cismaan (Jaahoos)
Maxamed Ibraahim Raage
Axmed Cali Sheikh (Axmed Yare)
C/sataar Daahir Sabriye
C/kariin Mursal Faarax
C/risaaq Mursal Faarax
C/laahi Ibrahaim Dasar
Ismaaciil Sabriye
Cismaan Xasan Cali (Fantaastik)
Faarax Daahir (Faarax Hiiraan)
Mustaf Xasan Cali 
Ibraahim Maxamed (Ibraahim Yare)
Ustaad Maxamed Cismaan Xuseen (New York)
C/samad C/qaadir Faarax (Hanad)
Hibaaq Cusmaan (Hibaaq Qalbi) 
Sahro Koronto (Sahra-Keyf)
Falastiin Axmed Iimaan
Deeqo Yuusuf Shire (Sonna)
Caasho Ibraahim Aadan (Caasha-Cuud)
Aamino Muuse Weheliye
Xamdi Maxamed Kediye
Sahro Cabdi Axmed
Rasmi Maxamuud Maxamed (Rasmi Xeebow)
Ifraax Xasan Maxamed
Jamiilo Xasan Garuun

Dhammaan Saxafiyiintan iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo wada koobi karin ayaa waxa ay Tahniyad miisaaman u dirayaan mid ka mid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka NEDERLAND (HOLLAND)  - waa Weriye Maxamed Cusmaan "QADAAFI" iyo Boqoradiisa Nolosha  - Billan Samuni Muuse  oo  06/06/2012 Meherkoodu ka dhacay  Magaalada Muqdisho .

Waxayna ALLE uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara oo awlaad baari ah oo abaal-waalid guda kala hela

AAMIIN AAMIIN AAMIIN 

Hanbalyo Aroos  

Tahniyad Farxad Miiran Oo Loo Dirayo C/risaaq Indha Jaceyl & Lamaantiisa Nolosha

Hooyo Macaan – Saynab Cilmi Diirshe

Habayar Fadaumo Cilmi Diirshe

Habaryar Xaliimo Cilmi Diirshe

Habayar Ruqiyo Cilmi Diirshe

Habayar Xabiibo Cilmi Diirshe

Abti Cali Cilmi Diirshe – Xaaskiisa & Caruurtiisa

Abdi C/laahi Cilmi Diirshe (Prof. Cabey)- Xaaskiisa & Caruurtiisa

Abti Xasan Cilmi Diirshe

Aabe C/laahi Maxamed Koronto

Adeer Dr. Axmed Maxamed Diirshe – Xaaskiisa & Caruurtiisa

 

Caruurteena reer Koronto Oo Kala ah

Maxamed Deeq Koronto

Farxiyo Koronto

Fartuun Koronto

Sahro Koronto

Faiso Koronto

C/casiis Koronto

C/qaadir Koronto

Axmed Koronto

& Naciimo Yareey

 

Reerka Gabadha

Hooyo Macaan - Asiili Ciise Axmed Kulan

Maxamed Axmed Cali

Ibraahim Axmed Cali

C/qaadir Axmed Cali

Faysal C/qaadir Axmed

Nasro AxmedCali

Xamdi AxmedCali

Deeqo C/laahiCali

Faadumo C/laahi Cali

Eedo Faadumo Cali Yare

Adeer Xasan Cali Sahal

Xafso Xasan Cali

 

Ayeeyo Maryan Faarax iyo Caruurteeda oo kala ah

Mahad Daahir

Maxamed Daahir

Cabdi Daahir

Safiyo Daahir

Cali Daahir

C/qaadir Daahir

 

Iyo asxaab kale oo aan ka xusi karno

Weriye Bashiir Maxamed C/qaadir (Al-Bashiir)

Nuur Maxamed Ugaas - Xaaskiisa & Caruurtiisa

C/laahi Muumin Codeey

C/laahi Jeylaani Cali

Maxamed Cabdi Keynan

Maxamed Muxudiin Maxamed (Nasta)

Saxaiib aan la heli Karin Waa Xasan Muufo

Keyse Ibraahim Shidane

C/qani C/laahi

Xuska Xaaji

C/xakiin Muuse Taakow

Caydaruus Macalin Muuse

Macalin Saadaam

C/laahi Catoosh Maxamed

Iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo koobi karin

 

Asxaabta Cape Town

Faadumo Maxamuud Macalin (Beelo-Qaali)

Dhuuxo Xuseen Axmed & Saygeeda Yuusuf UK

Maryan C/laahi Kulmiye & Saygeeda Nuur Dheere

Ubax Cabdi Kaarshe & C/laahi Jaangow

Faadumo Maxamuud Xasan

Xaawo Kaytoon

Nadiifo Saytuun Axmed

Jiijo Xasan C/dulle

Sucaado Jaamac Maxamed – Saygeeda Cabaas & Caruurtooda

Caasho Maxamuud Yuusuf – Saygeeda Cadalle iyo Caruurtooda

Hodan Cabdi Waran

Yaasmiin Cabdi Gaashaanle

Siraad Maxamuud

Shukri Maxamuud Suudi

Xareedo Cadeey

Idil Qalanjo

Caasho Yareey

Dhammaan asxaabtan aan kor kusoo xusnay oo ku kala nool dunida dacaladeeda iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo koobi karinba waxa ay Tahniyad farxadi ka bidhaamayso hawada u marinayaan Weriye C/risaaq C/laahi Maxamed (Indha-Jaceyl) iyo Lamaantiisa uu ka xushay xaawalayda dunida ee Xaliimo Axmed Cali (Lima Lima) oo dhawaan aqalgalkoodu ka dhacay Magaalo-xeebeedka Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika.

Waxaanu leenahay Isku waara oo noqda kuwii isku cimri dhameysta oo awlaad baari ah oo abaalwaalid gudana kala hela

AAMIIN ! AAMIIN ! AAMIIN !

 

Hanbalyo Aroos  

Suxufiyiin Caan ah Oo Tahniyad u Diraya Weriye C/risaaq Indha-Jaceyl & Lamaantiisa Nolosha

Maxamed Muuse Nuur (Deeq-Darajo)
C/qaadir Axad Dhaqane
C/naasir Axmed Sh. Bashiir (Saxansaxo)
Maxamed Axmed Siyaad (Geelle)
C/fataax Cali Samatar (Sablaale)
Maxamed Xuseen Yuusuf (Xaaji-Tahriib)
C/risaaq
C/laahi Baliil Khan
Nuur Ismaaciil Sheikh (Nuur Yare)
Caydaruus Cabdi Xasan
C/laahi Maxamed Cumar (Balwaan)
Cumar Muxumad (Cumar Kiiyoow)
Jamaal Axmed Cismaan (Jaahoos)
Maxamed Ibraahim Raage
Axmed Cali Sheikh (Axmed Yare)
C/sataar Daahir Sabriye
C/kariin Mursal Faarax
C/risaaq Mursal Faarax
C/laahi Ibrahaim Dasar
Ismaaciil Sabriye
Cismaan Xasan Cali (Fantaastik)
Faarax Daahir (Faarax Hiiraan)
Mustaf Xasan Cali
Ibraahim Maxamed (Ibraahim Yare)
Ustaad Maxamed Cismaan Xuseen (New York)
C/samad C/qaadir Faarax (Hanad)
Sahro Koronto (Sahra-Keyf)
Falastiin Axmed Iimaan
Deeqo Yuusuf Shire (Sonna)
Caasho Ibraahim Aadan (Caasha-Cuud)
Aamino Muuse Weheliye
Xamdi Maxamed Kediye
Sahro Cabdi Axmed
Rasmi Maxamuud Maxamed (Rasmi Xeebow)
Ifraax Xasan Maxamed
Jamiilo Xasan Garuun

Dhammaan saxafiyiintan iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo wada koobi karin ayaa waxa ay Tahniyad miisaaman u dirayaan mid ka mid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika - waa Weriye C/risaaq C/laahi Maxamed (Indha-Jaceyl) iyo Xuural-caynta uu ka xushay xaawalayda adduunka - Xaliimo Axmed Cali (Lima Lima) oo dhawaan aqalgalkooda ka dhacay Magaalo-xeebeedka Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Waxayna ALLE uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara oo awlaad baari ah oo abaal-waalid guda kala hela --- AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hanbalyo Aroos  

Maxamed Xaaji Xuseen Raage
A/rahman Elmi iyo xaskisa
Amina Ali Iyo carurtisa Ali
Zekeriye Said Sumaya .
Faysal Haji Abdi iyo xaskisa
Fiicaney iyo carurtooda .
A/rahin Haji Mursal
A/qadir Ibrahim (Digdig)
Ali Ahmed Afrah (Abalisha)
Nefiso Mohamed (Firaare)
waxey hambalyo iyo bogaadin
u dirayan Matanaha meherkoodu
ka dhacay dalka Swedan oo kala
Abdulaziz Sheikh Abubakar iyo
Zamzam Sheikh Omar Faaruuq
waxaan lenahay noqda kuwii isku
waara ubad kheyr qabana kala hela
WIIL IYO CAANO GEBER IYO CAANO
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin
AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN

Hanbalyo Aroos  

Hambalayada meherka siciid xussen cabdilahi iyo layla cabdale cabdilahi oo meherkoodu ka dhacay Berbera 

Aabo Xuseen Cabdilaahi Cawaale, Cismaan Cadilahi Cawale, Cabdilahi Xusen Cabdilahi, Maxamed Xusen Cabdilahi Cabdiqadir Xusen Cabdoilahi, Mustafe Xusen C/lahi, Cadnaan Xussen cabdilahi, hodan xusen cabdilahi, iyo dhaman ilma xusen iyo sidoo kale shucayb cismaan cabdilahi iyo xaaskiisa joofle  waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Maareeyaha Dekeda Berbera eng Cali Cumar maxamed (cali xoor xoor), isagoo ku hadlaya magiciisa iyo kan shaqalaha dekeda waxa uu hambalyo gaadsiinayaa  meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...

Agaasimaha Fullinta Ururka Yovenco Cabdicasiis Sicid Saalax, Mubaarik Maxamed Maxamuud, Gudoomiyaha Ururkaasi Cali Jaamac Caraale,  Axmed Abokor, Jaamac axmed ismaaciil, maxamed Aadan dheere, iyo Dhamaan Xubnaha ururkaasi waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

Aabo Siciid Saalax Raage iyo Hooyo Saynab Axmed Xayir iyo caruurtooda Abdicasiis Siciid Saalax iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Abdiraxiim Siciid Saalax, Cabdixakim Siciid Saalax, Rooda Siciid Saalax, Foosiya Siciid Saalax, iyo Caruurteeda,

Abdikarim Siciid Saalax iyo Xaaskiisa Mahda Saalim Cubeyd iyo Caruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdikariim siciid, Yuusuf Cabdikariim Siciid, Waxay Hambalyo U dirayaan 

 Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

 

Sayid Jaamac, Siciid Xuseen Cabdilahi, Maxamuud Maxamed Kaahin, Maxamed xuseen Cali (ina dumush) Cabdikarim Maxamed Kaahin, Axmed qani Maxamed Kaahin, Xasan Cige Cilmi, Maxamed Axmed, Baashe Cige Cilmi, Muxiyadiin Cabdilahi Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan (Cinbir),  Aamiin Ibrahim Cabdi, Maxamed Cabdiraxmaan Axmed, Axmed Cabdiraxman Axmed, Faysal C/Raxmaan Axmed, Mawliid Aadan Faarax  Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

Aabo Cabdale Cabdilaahi iyo Caruurttisa, Caaqil Faarax Cumar, Maxamed Xaaji Maxamuud, Cabdilahi Gadar, Bootaan C/risaaq Dubad, Faarax Askar Ibraahim, siyaad dahir, Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

 

Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed Carab, Weriye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir,  Maxamed Xusen Cali, Aamiin Ibraahim Cabdi, Ayaanle xuseen, Muraad Saalim cubeyd, Mustafe Saalim Cubeyd, Khadar Aadan Sahal, maxamed cumar maxamed, ismaaciil cumar maxamed , dhamaan dadkaasi waxay hambalyo gadhiinayaan meherka

Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi

Iyo

Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi

 

oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...






Hanbalyo Aroos  

Tahniyad Aroos: oo ku socoto Lamaanayaasha Cabdisaciid Geeseey Maxamuud & Shukri Cismaan Yuusuf, oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalda Stockholm

  1. aabe mahamed mahamud guuled (geesey)
  2. hooyo nuuro samatar shirwac
  3. aabe cismaan yuusuf kulmiye
  4. hooyo caasho mahamud mahamed (qoobeey)
  5. awoowe cabdulaahi kulmiye cilmi (qaareey)
  6. awoowe macalin said hassan cilmi fagaas
  7. adeer ahmed yusuf kulmiye (caato)
  8. adeer c/said yusuf kulmiye
  9. adeer yuusf xaaji mahamed
  10. eedo siraad yaasiin hassan
  11. adeer qoorleex ahmed hassan
  12. adeer cali abshir haashi
  13. adeer Saciid Yuusuf Guuleed
  14. adeer Cabdullahi yuusuf Guleed (Digsi)
  15. adeer Xassan Yuusuf Guuleed
  16. eedo abshiro haashi
  17. ayeeyo salaado cali hassan
  18. eedo ruqiyo gureey cali hassan
  19. eedo nadiifo gureey cali hassan
  20. eedo maryan yuusuf kulmiye
  21. eedo abshiro yuusuf kulmiye
  22. eedo ardo macalin said hassan
  23. sahra ahmed yuusuf
  24. cali yare cabdi wardheere
  25. fartuun ahmed yuusuf
  26. cabdiraxmaan cali xaashi
  27. mahamud cisman yusuf (fallaad)
  28. siciid cismaan yuusuf (lafoole)
  29. cabdiraxamaan cisman yusuf (carafaad)
  30. ahmed cisman yuusuf (aweys)
  31. xaawo cisman yuusuf  saygeeda iyo caruurteeda
  32. deeqo cisman yuusuf  saygeeda iyo caruurteeda
  33. abshiro cisman yuusuf
  34. iido cisman yusuf
  35. nuur mahamed yusuf
  36. cabdikadir mahamed caraale
  37. fartuun mahamed yuusuf
  38. mahamed ahmed yusuf  
  39. c/fitaax ahmed yusuf
  40. amaan mahamed caraale
  41. mowliid ahmed yusuf
  42. mahamed ahmed cali
  43. cabdirisaaq xaadir
  44. cabdi khadar husein siyaad
  45. cabdirisaaq ducaale shire
  46. mahamed cabdullahi yuusuf (digsi)
  47. cabdiraxmaan cabdulaahi (digsi)
  48. cabdi geeseey mahamud (guxud)
  49. guushaa geesey mahamud
  50. xassan geeseey maxamuud
  51. cabdullaahi geeseey maxamuud
  52. caasho geeseey mahamud
  53. abshiro geeseey mahamud iyo caruurteeda
  54. fahmo geeseey mahamud iyo caruurteeda
  55. muxubo geesey mahamud iyo caruurteeda
  56. farxiyo geesey mahamud, Odaygeeda Maxamed Cabdulqaadir Maxamuud (Baabul) iyo wiilkeeda ayuub
  57. deeqa geeseey mahamud
  58. karuur geeseey mahamud iyo caruurteeda
  59.  khadiijo ahmed kulmiye (jiijo)
  60. farxiya cabdikadir salaad
  61. sacdiya mahamed caraale
  62. muxubo ahmed nuur
  63. caasho faarax cabdiraxmaan
  64. ayeeyo sacdiya yusuf kulmiye
  65. cibaado riike
  66. Naima cawil awsahal
  67. Hodan cawil awsahal
  68. kawsar cawil awsahal
  69. iido cilmi shire iyo Odaygeeda Sh, Cabdiraxiim Xaashi

Dhamaan familka reer yuusuf kulmiye cilmi fagaas,  reer Guuleed madow iyo reer Hassan cilmi fagaas waxay tahniyad aroos oo farxad leh u dirayaan  caruus cabdi said mahamed mahamud (geedi geesey) iyo caruusad shukri cismaan yuusuf (saytuun) oo arooskoodu ka dhacay  wadanka sweden gaar ahaan magaalada Stockholm waxayna leeyihiin  Hambalyo Hambalyo  guurkiina guur khar gurigiina guri nagi Guuloow ka yeel, isku waara ubad khayr qabana kala hela  Aamiin Aamiin insha ALLAH!!!







Hanbalyo Aroos  

Maareeyaha Dahabshiil Operations Center, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddoonka, Boodhka, wakiillada iyo dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil - meel kasta oo ay joogaanba – waxa uu hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa

Axmed Warsame Ducaale

iyo

Asma Abdirizak Abdullahi (Sool)

oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel City Plaza, Burao, 03 December 2011. Wiil & Caano.. Gabadh & Caano..

Hanbalyo Meher  

Tahniyad Culus Oo Ku Socota Weriye C/laahi Balwaan & Fowsiyo Indha Uroon


Fanaanada Saado Cali Warsame
Fanaanka Axmed C/kariin ”Biif”
Fananada Ikraan Maxmed Caraale
Abwaand Hibaaq Maxmed
Wariye Daahir Cabdulle Calasoow”Daahir Yare”
Wariye C/naasir Soomane
Wariye Aamino Muuse Wehliye”Aamino Sahra”
Wariye Axmed Xasan ”Cawke ”
Wariye C/shakuur Faarax Cigale
Wariye Xasan Cali Geeseey
Wariye C/fitaax ”Jayte ”
Wariye Bashiir Qaliif Gaadhi
Wariye Nuur Ismaaciil
Wariye Maxmed C/qaadir Cilmi
Abuukar Axmed Ceyte ”Dalmar’
C/fitax oo ku magac dheer lehman
Axmed cabdi kariin ”’Dj blua man”
feysal cali nuur oo ku magac dheere fahiim
C/kariin Maxamed Soonkaay (Baasto)
C/laahi Cali Xasan (Boolow)
Liibaan Xuseen Yoonis
Cartan Maxamuud Cali
C/casiis Ciise Calasow
Maxamed Cabdi Saadaam
Maxamed Xasan Casalow (Gaab)Cali
Ciise Maxaad Calasow (Ciise Tookiyo)
Axmed Boolo
C/xakiin Muuse Taakoow  Iyo dhamaan Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Kala Dhool Magaalooyinka Cape Town Iyo Johannesburg Waxay Habalyo Iyo Heestanba Hawada U marinayaan Wariye C/llaahi Maxmed Cumar”Balwaan” iyo Fowsiyo Faarax Colaad”Indha Uroon”oo Meherkoodu ka Dhacay Xaafada Mayfair ee Magaalada Johannesburg Dalka Koofur Afrika Waxayna leeyihiin Noqda Kuwii Isku waara Siina Da’da Jiya Arooskooda AMIIN………….AMIIN…….

Tahniyadda Wariye C/llaahi Balwaan & Fowsiyo (Indha uroon) 

Maxamed Muuse Nuur ''Deeq Darajo''

Nuur Ismaaciil Sheekh ''Nuur yare''

Xamdi Maxamed Kadiye 

C/naasir Maxamuud Cumar ''ZERO''

C/fitaax Cali Samatar ''Sablaale”

Cismaan xasan Cali fantastic

C/risaaq Yuusuf Cabdalla''Kampala''

C/qaadir Axad Dhaqane 

C/risaaq C/llaahi ''Indho Jaceyl''

Maxamed Axmed Siyaad ''Geele''

Xamdi Ladan 

Maxamed C/llaahi        ''SIDII''

C/sataar Daahir Sabriye 

ibraahin Geedoow Cawaale''Biiboow''

Maxamuud Buneyste 

Maxamed Maxamuud ''Timacade''

khaalid Xaaji Cabdul maciid''Qaalid Qeys''

Maxamed C/qaadir Cilmi''Amoore''

C/laahi Cali Xasan “Boolow”

C/naasir M. Yacquub “Laarka”

C/fataax Xaaji “Shorty Yare”

Dhamaan Saxafiyiinta Soomaaliyeed Meel Walba oo ay Joogaan Waxay Hambayo iyo Heestaan Hawada U marinayaan 

Wariye C/llaahi Maxamed Cumar ''Balwaan'' iyo 

Fowsiyo Faarax Colaad''Indha Uroon'' oo Meherkoodu ka Dhacay  magaalada Joohannesburg ee dalka Koofur Afrika Taariikhdu Markay Ahayd 15/11/2011 Waxaan Leenahay Noqda Kuwii Soo Dadajiya Arooskooda Amiin 

Fadlan Labada Lamaane U saara heesta Aad Ka Heli karto Linkis kaan 

Hanbalyo Aroos  

Waxaa Hambalyo iyo Tahniyadba  diraya :

Hooyo Safiyo Saciid Balaleti
Burhaan Baal-Dooro
Luul Baal-Dooro
Sacdiyo Baal-Dooro
Calwiyo Baal-Dooro
Farxiyo Baal-Dooro
leylo Baal-Dooro
Sahro Baal-Dooro
C/qaadir Baal-Dooro
Maxamed Baal-Dooro
iyo dhamaanba reer Farsamayaqaan Baaldooro
waxay Hambalyo iyo Tahniyadba u dirayaan Arooska iyo Aroosadda C/naasir Max'ed Guuleed & Ifraax Baaldooro oo Arooskooda ka dhacay Magalada Nairobi ee Dalka Kenya waxayna ALLAH uga baryayaan nay noqdaan kuwii isku waara Ubad Khayr qabana kala hela (Aamiin).

Sidoo kale waxaa iyana hambalyo iyo Bogaadinba taa la mid ah u diraya C/naasir Max'ed Guuleed & Ifraax Baal-dooro oo Arooskoodu ka dhacay 11/11/2011 Magaalada Nairobi Asxaabta kal ah:

Maryan Cabdi Isaaq
Khadro Cabdi Xasan
Istanbuul Cismaan Xuseen
Cureeji Max'ed Cali
Toosan Cumar
Farxiyo Khaliif
Fa'iso Max'ed Cabdi
Amal Sagaarey
Saahro Max'ed
Ubax Axmed Maclin
Sowdo Axmed
Deeqo Max'ed
Habar Aamino Saciid
Habar Maryan Max'uud Jariir
Paris Axmadeey
Shukri Weyrax
& Bureeqo Cismaan

Sidoo kale Agaasimaha Idaacadaha Frontierfm & Radio Salaam C/qaadir Jeylaani iyo Dhamaanba Weriyayaasha  & Shaqaalaha ka hawl gala Idaacadahaasi waxay Hambalyo iyo Tahniyd aan la soo koobi karin u dirayaan Arbaha & Qalanjada Arooskoodu ka dhacay Grand Royal Hotel waa C/naasir Max'ed Guuled & Ifraax Baal-dooro,waxaanay leeyihiin isku waara kalana hela bad loo aayo insha ALLAH.