|
Hambalyo Meher
Meher Farxad leh
Cabdulaahi Cali Cabdi'Geeseey' iyo Muno Axmed Xasan oo Maanta Meherkoodu Ka dhacay Hotel Imperial ee Magaalada Hargeysa......
Anagoo kala ah
Habaryar Caasho Xaaji Maxamuud
Abti Cumar Xaaji Maxamuud.Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Nuur Maxamed Xasan' Nuur Cade'
Axmed cabdulaahi maanjoor
Saciid Cali Cabdi
Sacad Cali Cabdi
Axmed Maxamed cabdulle'Uurdoox'
Fuaad cabdi Gaas
Ayaan Maxamed Cabdulle
dhmaantood oo kala Jooga Kanada,Ingiriiska, Hargeysa,Barbera waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Cabdulaahi Cali Cabdi'Geeseey' iyo Muno Axmed Xasan oo meherkoodu Maanta ka dhacay Hoteelka Imperial ee Magaalada hargeysa,waxaana ay leeyihiin Meherkaasi ha noqdo Kii u Horseeda Qoskaasi Cusub cabdulaahi iyo Muna Aroos Loo aayo oo ay ku kala Helaan wiil iyo Caano iyo Gabar iyo Caano
Aamiin,Aamiin,Aaamiin Meherka loo aayo alaha ka dhigo
Hambalyo Meher

Hambalyo Meher: Mubaarik Yuusuf Ducaale iyo Safiya Yuusuf Xasan
Dhammaan akhtaarta iyo asxaabta hoos ku qorani waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka
Mubaarik Yuusuf Ducaale
iyo
Safiya Yuusuf Xasan
oo meherkoodu shalay ka dhacay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Hambalyo Meherka Mubaarik Yuusuf Ducaale iyo Safiya Yuusuf Xasan
Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)
Xasan Maxamed Yuusuf
Mustafe Maxamuud Diiriye
Cali Jaamaca Maxamed
Yuusuf Khadar Cabdi
Deeq Yuusuf Ducaale
Amiin Biixi Aadan
Cabdifataax Ismaaciil Mursal.
Noqda qoyskii isku waara ee aqalgalkooda ku gaadha guul iyo gobonimmo
Hambalyo Meher
Aabo Ibrahin maxamed jamac iyo Ilma Ibraahim Oo kala ah
faysal ibaahin maxamed
husseen x, cumbul
sahra ibraahin maxamed
cabdi ibraahin maxamed
samsam ibraahin maxamed
farxiya ibraahin maxamed
Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayaan Meherka
c/risaaq ciise maxamed IYO saynab ibraahin maxamed
oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......
Sidoo Kale Waxa Hambalyo Taas Lamid ah dirayaa
maxamed ibraahin nuur
casha maxamed
xaliima maxamed
maryama hoodo maxamed
nasra farah ciise
farhiya ali andan
Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayaan Meherka
c/risaaq ciise maxamed Iyo saynab ibraahin maxamed
oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......
cali salah nasir
amima yuusuf
ilhaan ali
sagal ali
daahe ali
liibaan ali
shiine caaydiid
dhamaan dad kaasi oo kala jooga
mareykanka ingiriiska Somaliland, burco barbera hargeeysa
waxaay hanbalyo u dirayaan Meherka............
c/risaaq ciise maxamed Iyo saynab ibraahin maxamed
oo maher koodu kadhacay magalada burco Waxay illaahay uga baryayaan inay aqalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.......
Hambalyo Meher
Tahniyad meher oo loo diraayo Cumar Abukar Nuur iyo Zeyna Cumar Nuur oo maanta meheroodu uu ka dhacay Soomaaliya gaar ahaan Degmada Marka cadeey.

Dhamaan Mas'uuliyiinta iyo Shaqalaaha Shabakadaha kala ah Shaaciye.com Calanka.com Cisaleey.com Soomaalidamaanta.com Deeyoo.com iyo Somaliweyn.com iyo gudiga Dhalinyarada Dooy iyo Deex waxaa ay Tahniyad Qaali ah u diraayaan Arooska Cumar Abuukar Nuur iyo Aroosadda Zayna Nuur Cumar oo maanta oo ay Taariikhdu tahay 08-08-2010 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaa Xaafadda waxaa kaloo Tahniyadaan qaaliga ah si qaas ah-
u diraayo Eheleda iyo qaraabada Labada Lamaane oo kala ah:
-
Hooyo Madiino Maxamed Nuur
-
Aabe Xuseen Maxamuud Cosoble
-
Xaaji Maxamed Abuukar iyo Xaaskiisa Caruurtiisa
-
Dahabo Cali Gacal iyo Caruurteeda
-
Ceyni Xuseen Maxamuud iyo Caruurteeda
-
Sacdiyo Xuseen Maxamuud iyo Caruurteeda
-
Cawil Xuseen Maxamuud iyo Caruurtiisa
-
Maryan Xuseen Maxamuud
-
Axmed Cali Maxamed
-
Naciimo Xuseen Maxamuud
-
Ismaaciil Xuseen Maxamuud
-
Cabdi Xuseen Maxamuud
-
Cabdul-qaadir Maxamed Abuukar iyo Caruurtiisa
-
Sahro Maxamed Abuukar iyo Caruurteeda
-
Abti Cali Maxamed Nuur
-
Nuur Cali Maxamed
-
Yuusuf Cali Maxamed
-
Raxmo Cali Maxamed
-
Nicmo Cali Maxamed Nuur
-
Nafiso Muude Xasaneey iyo Caruurteeda
-
Xamdi Faarax Nuur Muudeey iyo Caruuurteeda
-
Zam Zam .........................
-
Diini---------------------------
-
Cabdi rashiid.......................
-
Cabdi Ciid.........
-
Cabdirisaaq Xasan Maxamuud Koofi
-
Cabdiraxiim Maxamed Coon
-
Maxamuud Axmed Hiloowle
-
Cabdullaahi Abkoow
-
Xaajiyo Mako Xasan Maxamuud
-
Madiina Xasan Maxamuud
-
Maama Xabiibo
|
Hambalyo Meher
Dhamaan dadkan hoos ku xusani waxay hanbalyo meher kal iyo laaba hawada u marinayaanmudane ayaanle mahamed mahamuud [ayaanle oday] iyo marwo sagal ahmed mahamed siciidoo meherkoodu kadhacay 24\7\2010 hutel ambassator ee magalada hargaysa waxay illaahay uga baryayaaninay noqdaan qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo iskuna waara ubad khayr qabana kala hella
aamiin aamiin aaamiin aaamiin aamiin
hooyo shuun biixi oday
hooyo canab biixi oday
hooyo dhudi biixi oday
hooyo halimo biixi oday
hooyo sulekha biixi oday
hooyo jamad biixi oday
hooyo yurub biixi oday
abtiyo sanyare biixi oday
abtiyo haaruun biixi oday
abtiyo ahmed cabdi oday
abtiyo ibraahin xasan oday
abtiyo yuusuf cabdi oday
abtiyo aadan qayre cabdi
abtiyo yuusuf qayre cabdi
adeero sitiin mahamud cilmi
adeero bedel mahamud cilmi
jamaal mahamed mahamud
istaahil mahamed mahamud
nimco mahamed mahamud
mahamed siciid cismaan iyo xaaskiisa suleekha cabdi cawad
istaahil ahmed caydiid iyo inanteeda najma cali warsame
farhiya wadaad yare
halimo cali yusuf halimo fodcade
sagal awhassan.....
hamda curi .............
rahma muhumed ahmed
hooda jaamac yuusuf
mahamuud qoslaaye fanaanka sanadka ee germeny munchen
Ahmed mahamed samatar
nimco daahir faarah
suhuur daahir faarah
muna daahir faarah
cali daahir faarah
nuura yuusuf cabdi
fuaad yuusuf cabdi
asma yuusuf cabdi
nimco yuusuf cabdi
ahmed yuusuf cabdi
ibraahin yuusuf cabdi
halgan yuusuf cabdi
mah.ed yuusuf cabdi
warda sitiin mahamud
samiira sitiin mahamud
khadar sitiin mahamuud
ayaan iimaan mahamud
najax iimaan mahamud
niciima iimaan mahamud
c.salan iimaan mahamud
dhamaan dadkan waxay kala joogaan. hargaysa finland sweden london germeny norwey italia america canada australia south africa
Hambalyo Meher Wacan
Dhamaan shaqaalaha. Qorayaasha,weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha shabakada wararka ee somaliweyn meelkasta oo ay ka joogaan dunida waxa ay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan Boqorka iyo Boqorada hoos ku qoran oo dhawaan isku mehersaday magaalada Hargeysa, waxananuna leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya ubad khayr qabana ilaahay idin kala siiyo, waxa sidoo kale hambalyo taasi la mid ah dirayaa dadka iyagan hoo ku qoran.
Dahir maxamed axmed iyo xaskiisa ,cabdiwahab maxamed axmed iyo xaaskiisa cabdiqani maxamed axmed ,cabdifataax maxamed axmed ,shukri maxamed axmed deqa maxamed axmed , hodo maxamed axmed ,nimco maxamed axmed ,khadra maxamed axmed , xamda maxamed axmed , ifrax maxamed axmed ,aabo maxamed axmed sugule , hoyo canab xaaji ismaciil yoonis dhamaan reer maxamed axmed waxay hamblayo u dirayaan meherka baashe cabdilahi axmed iyo deeqa axmed xasan oo meher koodu ka qabsoomay hotel summer time ee magalada Hargeisa.
Baashe Cabdilaahi Axmed
Iyo
Deeqa Axmed Xasan
oo isku mehersay Hotel Summer Time oo ku yaala Magaalada Hargeysa.
waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela
Hambalyo Meher
Meher Wacan Oo ka Dhacay Berbera:
Axmed Kaahin Axmed, Siciid Maxamed Kaahin & Xaaskiisa, C/kariim Maxamed Kahin, Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed qani maxamed kaahin, Asma Maxamed Kaahin iyo odeygeeda, muna maxamed kaahin, safiya maxamed kaahin, foosiya maxamed kaahin iyo caruurteeda iyo dhamaan reer Calas waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan meherka:
Cabdiweli Axmed Cabdi
Iyo
Khadra Maxamed Kaahin
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Berbera (iyagoo Jooga yurub) salaasa 04.05.2010 waxaanay illaahay uga baryayaa inay noqdaan kuwii isku waara ee Eebe kala siiyo ubad khayr qaba. Aamin Aamin aamin,…..
Chief Caaqil Cabdi hadoodil, Xaaji Cabdi Rooble Axmed, C/laahi Ismaaciil Cade, Dr Shiine Cabdi barkhdle, Axmed Colaad, Xaaji Bucurde, cabdale Baalo, , Ismaaciil daahir kaahin xaliye, Axmed Lixle, mubaarik maxamed maxamud , jaamac axmed isamaciil, xamse xasan maxamed, maxamed xusen sanca, c/casiis siciid saalax,
waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan meherka:
Cabdiweli Axmed Cabdi
Iyo
Khadra Maxamed Kaahin
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Berbera salaasa 04.05.2010 waxaanay illaahay uga baryayaa inay noqdaan kuwii isku waara ee Eebe kala siiyo ubad khayr qaba. Aamin Aamin aamin,…..
Hambalyo Meher Wacan ........
Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdilaahi Maxamed, Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Bebera Cabdale MAxamed Cali, Maareeyaha Dekeda Berbera Cali Cumar maxamed (Cali xoor xoor), isuduwaha waxbarashada g/saaxil maxamed axmed cilmi dhaman masuuliyiintasi waxay hambalyo u dirayaan
Isuduwaha Diinta & Awqaafta g/saxil
Sheekh Saleebaan Saciid Cali
Iyo
Ashra Sh. C/laahi Sh. Cali jowhar
Aadan Axmed Diiriye (A. baradho), Cali Ibraahim Warsame, Faysal Cabdi Xasan, Cabdi Biindhe Muxumed, C/wahaab cige axmed, axmed maxmed ciise, maxamed ibraahim ciise, C/naasir Cali Xayd, Rashiid C/lkaahi, Cismaan Axmed Cismaa (Cimbir), Nuux Xasan Maax, Sheekh Axmed cabdi jaamac,
Agaasimaha Fullinta Ururka Yovenco Mubaarik Maxamed Maxamuud, Gudoomiyaha Ururkaasi, Axmed Abokor, IDiris Xuseen Cabdilahi, Jaamac axmed ismaaciil, Cabdicasii Siciid Saalax, Ciise Maxamuud Cige, maxamed Aadan dheere, iyo Dhamaan Xubnaha ururkaasi waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka
Isuduwaha Diinta & Awqaafta g/saxil
Sheekh Saleebaan Saciid Cali
Iyo
Ashra Sh. C/laahi Sh. Cali jowhar
Oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama Khamiistii April. 29. 2010 waxaanay ILLAAHAY uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara Eebena kala siiyo Ubad Khayr qaba. AAamin… Aaamiin. Aamiin..
Hambalyo Meher.....Gacal Iyo Sukeeyaba Guurkiina Lagu Farax (Hoodo Abdillahi Diiriye Aw-guuleed Iyo Mukhtaar Cumar Nuur)
Dadweynaha Somaaliyeed ee ku dhaqn dalka Denmark ayaa Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad iyo Kal-gacaltooyo u soo gudbinaaya Mukhtaar Cumar Nuur iyo Hoodo Abdillahi Diiriye Aw-guuleed oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Copenhagen (Denmark) Maalintii Jimcihii oo Taariikhdu ahayd 02/04/2010.
Waxa si gaara u soo hambalyeynaaya una soo ducaynaaya Hoodo iyo Mukhtaar iyaga oo leh Gacal Iyo Sukeeyaba Guurkiina Lagu Farax Ehelka iyo Asxaabta hoos ku qoran.
1-Aabe...Professor Abdillahi Diiriye Aw-guuleed (Abwaan Caraale)
2-Hooyo Caagan Warsame.
3-Mahad Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
4-Mohamed Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
5-Fuaad Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
5-Hodan Abdillahi Diiriye iyo Odaygeeda.
6-Deeq Abdillahi Diiriye iyo Xaaskiisa.
7-Farxaan Muxumed Aw-guuleed.
8-Dhamaan Reer Diirye Aw-guuleed iyo Reer Muxumed Aw-guuleed.
9-Osman Abdillahi Sool iyo wiilashiisa.
10- Shabcaan Yussuf Sheikh Osman Nuur.
11-Sahra Aw-Hussein Farah-dhinac-weyn.
10- Fuaad Adan Biixi iyo Xaaskiisa.
11- Farax Saleebaan-kali....Odaygeeda iyo Caruurteeda.
12- Suldaan Mohamoud Hersi Muse ( Mohamoud-Captain)
Posted by: Osman Abdillahi Sool....sooldhuub@hotmail.com
Hambalyo Meher
MEHER FARXAD LEH
Anagoo kala ah
Cabdi Rashiid Omar Khaliif.
Cabdi Risaaq Omar Khaliif.
Naciimo Omar Khaliif .
Fardawsa Omar Khaliif.
C/Samad Cabduqadir Hanad.
Xuseen Yusuf Adan (Kanava.)
Hooyo Salin Mahamuud Haybe.
Aabo Mohamed Dahir Ibraahim.
Kamaal Mohamed Dahir .
Axmed Rabiic Mohamed Dahir.
Kifaax Mohamed Dahir.
Bashiir Mohamed Haybe.
Maryan sh. ALI
Faduma Mohamuud Haybe.
Xamdi Mohamed Dahari
Yasmiin Dhancade
Ruqiya Omar Muuse.
Ilwaad siciid..
Suleekho Yuusuf Kaad.
Cayni mohamed Heybe.
Asad Mahmud Haybe.
Dhammaan Asxaabtan iyo ehliyadan oo kala jooga . Dalka gudahiisa iyo dibada khaas ahaan ,Swdan ,Denmark , uk,holland ,Jigjiga .Qabri dahare ee ismaamulka somalida ethoopia waxay tahniyad aroos u dirayaan
Boqorka iyo boqoradda Faraska iyo Geenyada
MOHAMED-AMIIN OMAR KHALIIF
IYO
SAHRA MOHAMED DAHIR.
Oo meherkoodu ka dhacay magaalada lagu magacaabo KRISTIANSTAD ee ku taala dalka Sweden
Hambalyo Meher
Waxaan tahniyad Meher farxad leh hawada u marinaynaa Arooska iyo Aroosada kala ah
Xuseen Max,uud Faras (faras dheere) & Fartuun Dhicisow Cali (filsan) oo todobaadkaan gudahiisa maharkoodu dhacay dalka somalia gaar
ahaan caasimada dalkayna hooyo ee muqdisho
tahniyadaan waxaa diraayo asaxaabta kala ah
1 jabraaiil max,uud faras
2 c/laahi max,uud faras
3 max,ed max,uud faras
4 saalax max,uud faras
5 aadan max,uud faras
6 ow abshir max,uud faras
7 ow c/raxmaan max,uud faras
8 ow liibaan max,uud faras
9 nafiso max,uud faras
10 xamda max,uud faras
11 hodaney max,uud faras
12 raaxo max,uu faras
13 safiyo max,uud faras
14 farxiyo max,uud faras
15 bishaar cali mocow (bashka)
16 caaliyo cali mocow
17 saynab cali mocow
18 luul max,uud jagni
19 daahir fooleey
20 muxumad weheliye max,uud
22 shiikh yaxye axmed
23 shiikh c/laahi weheliye
24 muxumud xasan burfuule
25 yaasiin burfuule
26 suudi max,uud rooble
27 maxamuud max,ed yuusuf abgaaalow
28 max,ed deeqo muuse nuur
29 cabdi max,ed cali ( awaalla)
30 hibo max,ed axmed (hibo faraxley)
31 iidoow muuse max,ed cali
32 safiyo cali mocow
33 biibaaye caraay
34 aamino max,ed cumar
35 muqtaar qadaaye
36 max,ed deeq cali
37 max,ed axmed warsame geele yare
38 yuusuf xasan yuusuf
39 faliz max,ed cabdi
40 duniyo suudi macow
Waxaan leenahay hambalyo hambalyo xuseen iyo fartuun walaalayaal noqda kuwii loo aayo ubad qayr qabana kala hela Wada Noolaada oo Nabad ku Waara ayaa Idin leenahay Aamiin Aamiin aalahayow Aamiin
Hambalyo Meher
Aabo Siciid Saalax Raage, Hooyo sanynab axmed xayir, iyo dhamaan ilma siciid saalax, Aadan Dubad Cismaan Xaaskiisa iyo caruurtiisa, abtiyo ismaaciil Axmed Xayir iyo xaaskiisa iyo caruurtooda, cabdiraxman axmed xayir, iyo xaaskiisa iyo caruurtooda, abti jaamac axmed xayir iyo xaaskisa iyo dhamaanba ilma axmed xayir, abti cabdilahi, adeero maxamed saalax.
Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Cabdicasiis Siciid Saalax
iyo
Foosiya Cabdi Yaasiin
Oo Meherkoodu ka dhacay hotel Mansoot Berbera, 28.12.2009. waxaanay u rajaynayaa kuwii aqalgalkooda kugaadha bash iyo barwaaqo.
Mubaarik Maxamed Maxamuud, Shekh Saleebaan Axmed Ibrahim,Maxamed Aadan dheere, Idiris Xuseen Cabdilahi, Cali Jaamac Caraale, Yaasiin Carab, Maxamuud Maxamed Kaahin, Jaamac Axmed iyo Waliba Xubnaha Ururka Yovenco Berbera.
Waxay dhamaan dadkaasi hambalyo u dirayaan :
Cabdale Xaaji Cali Axmed, Maxamed Cabdi Yaasiin, Farxaan Xaaji Cali Axmed, Cabdixakiin Maxamud Shirwac, MAxamed Cabdi Ilig, Caydaruus ismaacil Cabdi iyo dhamaan Hawlwadeenada Faaco iyo Televishanka HCTV,
Cabdicasiis Siciid Saalax
iyo
Foosiya Cabdi Yaasiin
OoMeherkoodu ka dhacay hotel Mansoot Berbera, 28.12.2009. waxaanay u rajaynayaa kuwii aqalgalkooda kugaadha bash iyo barwaaqo.
Waxa iyana hambalyo taas oo kale ah diraya Bahda Saxaafada Gobolka Saaxil, Cabdisalaan Xariir, Maxamed Biid, Cabdikariim Siciid Saalax, Yaasiin Jaamac, Axmed Aadan dheere iyo ismaaciil cali.
Hambalyo Meher
Waxaan tahniyad aroos farxad leh hawada u marinaynaa arooska iyo aroosada kala ah C/qaadir c/laahi muxumed nuur iyo xamdi max,uud faras oo nikaaxooda todobaadki hore ka dhacay dalka somalia gaar ahaan maagaalada tan muqdisho
Tahniyadaan ayaa waxa dirayo dhamaan dadka hoos ku qoran
1 xuseen max,uud faras
2 c/laahi max,uud faras
3 max,ed max,uud faras
4 saalan max,uud faras
5 aadan max,uud faras
6 ow abshir max,uud faras
7 ow c/raxmaan max,uud faras
8 ow liibaan max,uud faras
9 nafiso max,uud faras
10 xamda max,uud faras
11 hodaney max,uud faras
12 raaxo max,uu faras
13 safiyo max,uud faras
14 farxiyo max,uud faras
15 bishaar cali mocow (bashka)
16 caaliyo cali mocow
17 saynab cali mocow
18 luul max,uud jagni
19 daahir fooleey
20 muxumad weheliye max,uud
22 shiikh yaxye axmed
23 shiikh c/laahi weheliye
24 muxumud xasan burfuule
25 yaasiin burfuule
26 suudi max,uud rooble
27 maxamuud max,ed yuusuf abgaaalow
28 max,ed deeqo muuse nuur
29 cabdi max,ed cali ( awaalla)
30 hibo max,ed axmed (hibo faraxley)
waxaan leenahay hambalyo hambalyo c/laahi iyo xamdi walaalayaal noqda kuwii loo aayo ubad qayr qabana kala hela Wada Noolaada oo Nabad ku Waara ayaa Idin leenahay Aamiin Aamiin aalahayow Aamiin
|