Wararka
Maanta 30-Juun-2008 |
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo maanta shir jaraa`id ku qabtay Magaalada Hargeysa (guji-riix) SMC/Hargeysa/30-June-2008
Xaflad loogu dabaal degaayo Gobolka Howd oo shalay lagu qabtay Bali Gubadle, iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka soo qayb galay(guji-riix) SMC/Hargeysa/30-June-2008
Khilaafkii u dhaxeeyay Isbaheysiga dib u xoreynta Dalka garabka Maxaakimta ayaa lagu wadaa in wadanka Yeman ay ku xaliyaan Taageereyaashii Maxaakimta iyo Siyaasiyiin caan ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
URURKA TAF OO UGU DEEQAY CUSBITAALKA MAANDHAYE LACAG DHAN 14,000 DOLLAR (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Wararkii wargeyska ogaal
Sul. Maxamed Sul. C/Qaadir maxaa ka baajiyay xafladii Gobolka Hawd? (guji-riix) SMC/Hargeysa/30-June-2008
Dowladda Yeman oo Sheegtay in qaxootiga ku sii qulqulaya wadankeeda uu dhibaato u keenay dhaqaalaheeda Wadankaasi (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Madaxweynaha dowladda Federaalka C/Laahi Yuusuf oo kula kulmay Madaxweynaha Wadanka Liibiya Magaalada Sharma Sheekh (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Isbaheysiga Dib U Xoreynta oo ku sii jeeda dalka Yemen oo lagu dhex dhexaadinaayo xubnaha Asmara iyo kuwa Jabuuti (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Golaha Nabadgalyada Iyo Midowga Africa oo saaray Warbixin ka hadleysa Horumarka laga gaaray shirkii dib u heshiisiinta ee Jabuuti (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Wasiirka arrimaha Gudaha oo sheegay inuusan waxba ka ogayn wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo degmoo-yinka Cusub loogu magacaabay Galgaduud iyo Mudug (guji-riix) SMC/Muqdisho/30-June-2008
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynha oo degmooyin cusub lagu biiriyey Mudug iyo Galgaduud iyo wasiirka arimaha gudaha oo ku gacanseeray wareegtadaas- Wareysi wasiirka- Halka ka dhageyso

Shirkii ururka SSUP oo maanta la soo gebegebeeyay (guji-riix) SMC/Eskilstuna/30-June-2008
Wararka
Maanta 29-Juun-2008 |
War deg deg ah: Ciidamada Dawlada Ethipia oo Caawa Duqen Xoogam u Geystay Magaalada Guriceel (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008

Ololihii Nadaafadda ee ka socday degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xowli ah ku socda (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008

Waaxdda Bulaacadaha Dawladda Hoose oo Haatan wadda Hawllo dib loogu Habeynaayo Marianaddii Biyaha Xaamar mari jireen (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Dowladaha Spain iyo France ayaa heshiis ku gaaray in ay Ciidamo dhigaan Xeebaha Wadanka Soomaaliya si ay uga hortagaan burcad-badeedka Soomaalida (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Mareykanka iyo Yemen oo sheegay inay doonayaan in arrimaha Soomaaliya lagu dhameeyo hab nabadeed (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Dowladda KMG ah oo shaaca ka qaaday Markii ugu horaysay inay jiraan dolwado Carbeed oo taageeraya Muqaawamada ka dagaalamaya Gudaha dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Soomaaliya oo dalka Masar uga qeybgalaya shir madaxeedka Qaarada Afrika (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
First Community Bank oo noqdey bankigii ugu horeeyey ee laga hirgeliyey Mombasa kuna shaqeeya xeerarka waafaqsan shareecada Islaamka (guji-riix) SMC/Mombasa/29-June-2008
Iska horimaad dhimasho iyo dhaawac ka dhashay oo ka dhacay Degmada Guri Ceel ee Gobolka Galgaduud (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Shaqaalihii UNDP oo shalay lagu afduubay gobolka Bakool oo la sii daayey (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Faalo: Sheekadu waa ay ka kulushahay Shariif iyo Janaqow ayaa gar leh, Xasan Daahir iyo Yuusuf Indho-cade!!!!! (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008
Berbera Oo Laga Xusay Sanad guuradii 48 aad ee kasoo wareegta xiligii xorriyada Ingiriiska laga qaatay (guji-riix) SMC/Muqdisho/29-June-2008

Shriweynihii Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed ee Somali Social Unity Part SSUP oo Wajigiisa koowaad maanta furmay (guji-riix) SMC/Eskilstuna/28-June-2008
Wararka
Maanta 28-Juun-2008 |
Xasuuqii Shisheeye naceebka ee koonfur Afrika oo sigaar ah Soomaalida u saaran (guji-riix) SMC/Pretoria/28-June-2008
Dowladda Federaalka oo ku celisay mar kale in dowladda Eritrea ay maalgelinayso kooxaha Mucaaradka ee diidan nabadda iyo in weli Soomaaliya ay Joogaan Ururka Al-qaacidda (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Isu soo dhawaanshiyo la dhex dhigay Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta Dalka Sheekh Shariif iyo Sh.Xasan Daahir (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Ururka dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn oo sheegtay in gaajada Soomaaliya ay sii kordheyso (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Masuuliyiin Xoogaga Maxkamadaha Islaamka oo Maanta Boqolaal Dad Weyne kula Hadlay Xaruunta Gobalka Hiiraan (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Ururka Midowga Afrika oo qorsheynaya dhismaha Ciidan diyaarsan oo wax ka qabta Nabadda la’aanta wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Xoogagga Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku haynta Magaalada B/Weyne (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ruushka ayaa ka codsatay Shirkadaha Ruushka in ay ka qeyb qaataan soo saarista shidaalka (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo maanta ka dhoofay isaga iyo wafdi uu hogaamiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Shaqaale Ajaanib oo u shaqeeynayay Hay'ada UNDP oo lagu Afduubtay Degmada Xudur dagaal halkaasi ka dhacay kadib (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Wararkii wargeyska ogaal
“S/land waxaan imid iyadoo la’igu soo dar-daaray Rasaasta iska jir” (guji-riix) SMC/Hargeysa/28-June-2008
Warsaxaafadeed: Ururka Difaaca Una Dooda Xaquuqda Caruurta Somalia ee Laguna Magacaabo SOCHRO (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Qaramada Midoobe iyo jaamacadda Carabta oo iska kaashanaya Xalinta Arrimaha Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Dowladda Yemen oo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ku jira xeryaha Qaxootiga dalkaasi gaarsiisay Gar Gaar (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Dadaal lagu doonayo in lagu heshiisiiyo labada garab ee isbahaysiga Dib u xoraynta oo ka soconaaya Jabuuti iyodoo xubno ka mid ah Muqaawada ay halkaasi joogaan (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Xafiisyadii Maamulka Gobalka Hiiraan oo Maanta Albaabada u Xiran, iyadoo xubno ka tirsan maamulkaasi ay isaga baxeen Gobolkii oo idil (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Dowladda Mareykanka oo 6 milyan oo Doolarka Mareykanka ugu deeqday Dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo Dib u dhiska (guji-riix) SMC/Muqdisho/28-June-2008
Xoogaga Midowga Maxkamadaha oo Kaabiga Ku Haya Magaalada B/Weyne ee Xaruunta Gobalka Hiiraan (guji-riix) SMC/Baladweyn/28-June-2008

Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa oo lagu qabtay Xuska Munaasibada 26 Juun. Daawo Sawirada (guji-riix) SMC/Hargeysa/27-June-2008
Wararka
Maanta 27-Juun-2008 |
 |
Shiikh C/raxiim Muudey oo sheegay in xilalkii laga qaaday Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008 Halka ka dhageyso |
Itoobiya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta dalka Nigeria iyo qaabkii ay ku imaan lahayeen Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Cabaas Maxamed Xaaji oo ah aabaha qoys uu nin hubeysan rasaas kula beegsaday xili habeenimo magaaladda Kismaayo oo faahfaahin ka baxshay (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Dagaalo Qasaare naf iyo mal isugu jira dhaliyay oo shalay ilaa iyo xalay ka soconaayay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banadir (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Ciidamo Booliis nah oo ku sugnaa saldhiga Dayniile oo la layay, iyadoo sidookale la boobabay hantidii Tiilay Guriga Xildhibaan Maxamed Qanyare (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Hey’adda WFP oo shaaca ka qaaday inay joojin doonto hawlaha gargaarka ay ka wado Somaliya hadii aan la helinmarakiib dagaal oo ilaalisa kuwa sida raashinka Gar garka ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Howlo indha fiiqis ah oo si aad ah uga socda Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008

Deeq Lacageed oo ay soo dhiibeen Gabdho Soomaaliyeed oo kusugan Jarmalka oo la gaarsiiyay Dhaawacyo kujira Isbital Madiina (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008

Xaflad loo sameeyay Duuliyihii diiday in uu duqeeyo Hargeysa sanadkii 1988 xalay lagu qabtay Hotel Imperial Hargeysa (guji-riix) SMC/Hargeysa/27-June-2008
DADKA SOOMAALIYEED EE DABINKA KU JIRA WAXA AY U BAAHAN YIHIIN GARGAAR NOLOL LAGU BADBAADINAYO (guji-riix) SMC/Hargeysa/27-June-2008

Siminaarki CARE oo maanta lagu soo gabagabeeyey xarunta Somaliweyn (guji-riix) SMC/Muqdisho/27-June-2008
Wararkii wargeyska ogaal
Caafmimaadka qoys ku afduuban Laasqoray oo laga dayriyay iyo dilaaliin la xidhiidhay budhcada (guji-riix) SMC/Hargeysa/27-June-2008
Wararka
Maanta 26-Juun-2008 |
Ciidamada Itoobiya oo 11-dhalinyaro ah ku qab qabtay Xaafadda xaawo taako ee Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
Tahriibayal Soomaali ah oo dooni ay sarnayeen ay kula degtay Jasiirada Malta (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
Mas’uuliyiin ka tirsan Muqawamada ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya oo maanta gaaratay dalka Djibouti (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose oo cambaareeyay kooxihii afduubtay madaxii Hey’adda UHCR ee magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
Khilaaf iyo ishaysad xooggan oo ka taagan cida gudoominaysa Maamulka Magaalada Kismaayo (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
Markab laga leeyahay dalka Holand oo shalay Burcad bdeed Soomaliyeed sii daayeen (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008

Mas’uuliyiin ka socota CARE oo maanta soo booqatay siminaarka Somaliweyn (guji-riix) SMC/Muqdisho/26-June-2008
 |
Kulan ay ka soo qeyb galeyn Boqolaal somali ah oo ka dhacay Qahiro uu halkaasi kula hadlay Dr Abdiqasim Salad Hassan Madaxweynihii Hore ee Somalia waxaanu wax ka weydii Wariye Albashiir oo Qahiro Jooga Halka ka dhageyso |
 |
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta: Wareysi Ikram Ali Kaar la yeelatay Fanaanada soomaaliyeed ee Faduma Duur Halka ka dhageyso |
Wararka
Maanta 25-Juun-2008 |
Kooxo hubaysan oo rasaas ay ku furay Shaaqaalaha Dekeda Kismaayo,iyagoo geystay qasaare dhimasho iyo dhawaac isugu jira (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Marwadii Jen.Caydiid Khadiija Gurxan oo ugu Baaqday Madaxda Qaarada Africa inay qaadaan talaabooyin ay ku joojinayaan xiisadaha Dagaal ee ka aloosan Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Nigeria oo ciidamo nabad ilaalin ah u soo diraysa gudaha dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Xukumadaha Somaliland iyo Djibouti oo maanta heshiis ku kala saxeexday magaalada Djibouti markii uu booqasho Rayaale halkaasi ku tegay (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Ciidamada Dawlada Ethopia oo Wiil Dhalinyaro ah Ku Toogtay Bartamaha B/Weyne Ka Dib Markii Bamb Gacmeed lagu Tuuray (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Kooxo hubaysan oo xalay weerar ku qaaday Guriga Duqa Magaalada B/Weyne Adan Cabdi Ciise iyo Ganaacsade Ibraahim Cabdi Dhay (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM oo taageeray in Soomaaliya Ciidamo Nabad ilaalin ah la keeno Soomaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008

Siminaarka baryahanba ka socday xarunta Somaliweyn (Somaliweyn Media Center) ayaa galay maalintii sadaxaad (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008

Xaflad Gunaanadka Tartanka Koobka jeneraal daa`uud Ee K/koleyga Oo Lagu Qabtay Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/25-June-2008
Wararka
Maanta 24-Juun-2008 |
Faarax Sindiko “anigaa ah Gudoomiyaha XKCS, waxaana taageeraa Muqaawada, dalkana ma imaan doono inta ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka…” (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Wasiirka Macdanta iyo Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda shirkad laga leeyahay wadanka Itoobiya (guji-riix) SMC/Hargeysa/24-June-2008
Dowladda Yemen oo Dowladda KMG ah ee Soomaaliya u gudbisay Deeq waxbarasho 150-arday Soomaali ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Doon ay saarnaayeen shisheeye dalxiisayaal ah oo lagu afduubtay xeebaha G/bari ee dalka Somalia (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Dagaal Qasaare xooggan geystay oo ka soconaaya Agagarka Xerada Asluubta (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Shirweyne Qaar Kooxaha XSKC Ku Qabteen Muqdishu oo lagu doortay Guddoon uu Hogaminayo Faarax Wehliye Cadoow (Zendiko) (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Faarax cadow sindiko oo sheegay in asaga loo doortay gudoomiyaha xiriirka kubada cagta Soomaliyeed Halka ka dhageyso
Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Dowladda Sacuudiga ugu baaqay inay dhex dhexaad ka ahaato arrimaha Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Dowladaha Holand iyo Itoobiya oo ka wada hadley arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee Al-Shabaab oo sheegay in si weyn loo soo dhaweeyay markii ay la wareegayeen gacanta ku haynta degmada Baardheere (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008
Odayaasha Iyo Waxgaradka Reer B/Weyne Xalay oo Ka Shiray Amniga Gobalka Hiiraan (guji-riix) SMC/Baladweyn/24-June-2008
 |
Taariikh Nololeedka Ing:Kulmiye Madaxii Hay'ada CRD ee G/Hiiraan (guji-riix) SMC/Baladweyn/24-June-2008 |
Gudoomiyaha Naadiga Dekadaha "Ma jirto shir aan ka qeybgalnay oo lagu doortay faarax Sidiko,FIFA ayaa ka masuul ah bur burka XSKC, Waayo 18-Sanno ayay hal magaalo ayay...." (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008

Maalinti labaad uu seminaarka aqoonta aasaasiga ee saxaafadda ka socdo xarunta Somaliweyn (guji-riix) SMC/Muqdisho/24-June-2008

Danjiraha Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mario Raffaelli ayaa sheegay in shirkii Jabuuti ay ka soo baxday natiijo ay dadka Soomaaliyeed u baahnaayeen (guji-riix) SMC/Nairobi/24-June-2008 Halka ka dhageyso

Sheekh Shariif oo sheegay difaacu inaanu aheyn kaliya in xabbad la rido ee loo baahan yahay in xabadda siyaasad lagu hoggaamiyo (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008 Halka ka dhageyso
Wararka
Maanta 23-Juun-2008 |

Madaxa wafdiga wadahadalada ee Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya ayaa sheegay iney filayaan ciidamada loo soo dirayo Soomaaliya iney ka imaan doonaan dalal Islaam ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008 Halka ka dhageyso
Dhowr madaafiic ah oo lagu garaacay maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Sadax mid ah Ciidamada Booliska Dowladda KMG ah oo Bam lagu tuuray iyagoo ku sugan Buundada 2aad ee Degmada Waaberi (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
War deg deg ah: Taliyahii Ciidamda Maamulka Gobalka Hiiraan oo Maanta Is Casilay (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Ganacsatada magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe oo qaar ka mid ah xabsiga loo taxaabay Maanta (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Waraaqihii casuumadaha ee dhamaystirka Shirka Dib u heshiisiinta ee lagu wado inuu ka dhaco Boqortooyada Sacuudiga... (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Ra’iisul wasaare Nuur Cadde 'Haddii Kooxaha Siyaasadda Soomaaliya nabad ku heshiiyaan, looma baahna in Ciiddamo Nabad-ilaalin ah la keeno Wadanka Soomaaliya…….” (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Afhayeen u hadlay Al-Qaacidda oo ugu baaqay koxaha ka dagaalamay Soomaaliya inaysan aqbalin wax ka yar dowlad islaami ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Hey’adda UNHCR oo dalbatay in si shuruud la’aam ah lagu sii daayo Mid ka mid ah shaqaalaheda afduub loogu hesto Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008

Siminaar looga doodayay Sharciga Saxaafadda Puntland oo Garowe lagu soo gaba gabeeyay (guji-riix) SMC/Garowe/23-June-2008
Guddigii loo xilsaaray sameynta Dallad ay Saxaafadda Soomaaliya ku mideysan yihiin oo Guddoomiye iyo Xog-heyn doortay (guji-riix) SMC/Garowe/23-June-2008
Shaneemo ku taal Magaalada Baydhabo oo xalay lagu Tuuray Bam geystay qasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008

Seminaarka aqoonta aasaasiga ee saxaafadda oo Muqdisho ka bilowday (guji-riix) SMC/Muqdisho/23-June-2008
Gabadh Reer Somaliland ah oo Magaalada Hargeysa ku soo bandhigtay gabayo Af Ingiriisiya (guji-riix) SMC/Hargeysa/23-June-2008
Wararka
Maanta 22-Juun-2008 |
Madaxii Xaruunta Cilmi Baarista Iyo Wadatashiga ee CRD oo Galabta B/Weyne lagu Dilay (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Dayactir lagu sameynayo wadooyinka burburey oo muqdisho si habsami ah uga socdo Dilay (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Madaxweyne Rayaale oo maanta booqasho ku tegay wadanka Jabuuti, ka dib markii uu martiqaad ka helay Madaxweyne Jamhuuriyada Jabuuti (guji-riix) SMC/Hargeysa/22-June-2008
Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo is-hor taagay Xuska Maalinta Muusigga Adduunka
“Dawladduna naguma xukumi karto, mana ogolin Xuska Muusigga, oo waa xaaraan” (guji-riix) SMC/Hargeysa/22-June-2008
Dagaal ku dhexmaray inta u dhexeeysa tuulooyinka Nuur Fanax iyo Garisiyaan ee Gobolka Hiiraan ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha ka soo horjeeda (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Qoysas ku guryo Beelay roobabkii dhawaan ka da’ay Waqooyiga Magaalada Muqdisho oo maanta la gaarsiiyay Teendhooyin ay ka Dugsadaan Roobabka iyo Dhaxanta (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Gaari ay saarnaayeen Ciidamo Dowladda KMG ah oo Qarax miino lagula beegsaday degmada Dharkeynlay ee Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Madixii Xafiiska Hay’ada UNHCR ee Magaalada Muqdisho oo xalay ciidamo ka amar qaata Gobolka Sh/hoose ay gurigiisa ka qafaasheen (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Xarunta Dr.ismaaciil Jimcaale oo Warsaxaafadeed ka soo saaratay afduubka lagu haysto Madixii Xafiiska Hay’ada UNHCR ee Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Buush ku yaala Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye oo Dab xooggan ka kacay (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Bam xalay lagu Tuuray Shaneemo Afrika oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Warbixin ka soo baxday Baarlamaanka Midowga Yurub oo dhaliilay Xuquuqda Aadanaha ee dalalka Soomaaliya, Burma iyo Iran (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Faalo: Qaar ka tirsan Qaxootiga Soomaliyeed ee ku dhaqan dalka koofur Africa oo bilaabay in ay isaga hayaamaan halkaasi (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
Sheekh Yuusuf Indha Cadde 'Shirka Jabuuti waxii ka soo baxay wax aan qaadan karno ma'aha, Sheekh Shariif waxba ma saxiixi karo dad baa meesha u dhiibtay….”=wareysi= (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008 Halka ka dhageyso
Deeq lacageed oo la gaarsiiyay qeybo ka mid ah kamamka kuyaala D/Kaaraan (guji-riix) SMC/Muqdisho/22-June-2008
 |
Dr Zakariye Xaaji Cabdi " Waxaa nagu maqaalaha in labada Shariif lacag UN siinayso si ay muqaawimada lacag u siiyaan oo la kala jabiyo Halka ka dhageyso |
Nin Hore Tarjubaan u ahaa Ciidamada Dawlada Ethoipia oo Galabta lagu Dilay Galabeedka Magaalada B/Weyne (guji-riix) SMC/Baladweyn/22-June-2008
Wararka
Maanta 21-Juun-2008 |
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Muddo Lix Berri ah u qabtay mudanayaasha Baarlaamaanka inay ku tagaan xarunta Golaha Baarmaanka ee magaalada Baydhabo (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008
Baaq lagu dalbanaayo in la sii daayo afduubayaal lagu haysto Sh/Hoose oo ka soo baxay Xafiiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka arrimaha Aadminimada ee dalka Soomaaliya OCCHA (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008
 |
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka shanqariyay inuu xiriir Qarsoodi ah u dhaxeeyay Sheekh Shariif iyo Mareykanka (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008 |
Dadweynaha Magaalada Borama oo si weyn ugu mahad naqay shirkada isgaadhsiinta ee Telcom (guji-riix) SMC/Hargeysa/21-June-2008
Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul u beeniyay inay ka carareen maamulkaasi magaalada B/Weyne (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008
Gabdho Soomaaliyeed oo ku Dhaqan Dalka Holand oo Deeq Lacageed soo Gaarsiiyay gabadh Bukaan ah oo ku jirta Cusbitaalka Banaadir (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008
Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Sweden oo maanta Deeq lacageed ay soo direen la gaarsiiyay Xerooyinka ay ku jiraan dadka soo barakacay oo W/Muqdisho ku yaala (guji-riix) SMC/Muqdisho/21-June-2008

Daladda SONYO Oo Xaflad U Qabtay Ardayda Wax Ku Barta Wadanka Dibediisa Iyo Wadanka Gudahiisa (guji-riix) SMC/Hargeysa/21-June-2008
Maamulka Gobalka Hiiraan oo Ku Tilmaamay War aan Laga Fiirsan Hadal ay Sii daayeen Qaar Ka Mid ah Idaacadaha Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Baladweyn/21-June-2008
 |
Dr Abdulaahi Ali Ameerika oo ka hadlay shir ay isugu yimaadeen aqoonyahaniin wadanaka Ingiriiska halkaa uu ka soo qeeb ka galay Axmed Waladi Abdalla Halka ka dhageyso |
 |
Yusuf Indhacade "Shirka Jabuuti waxii ka soo baxay wax aan qaadan karno ma'aha, Sheekh Shariif waxba ma saxiixi karo dadbaa meesha u dhiibtay, hadii uu ka leexdo waa sidii uu u leexday, asgaana isbihaasiga iska casilay Halka ka dhageyso |
Wararka
Maanta 20-Juun-2008 |

Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayo dugsiga Indhoolayaasha ee magaalada Hargeysa oo xarunta dugsigaasi lagu qabtay (guji-riix) SMC/Hargeysa/20-June-2008
Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo Soo Bandhigtey Adeegyo Ay Kaga Qeyb Qaadaneyso Amniga Iyo Hormarka Dalka (guji-riix) SMC/Boosaaso/20-June-2008
Amniga Gobolka Mudug oo Xumaadey iyo Kadib Dilal Qorshaysan oo ka dhacay Magaallada Galkacyo (guji-riix) SMC/Boosaaso/20-June-2008
Maamaulka Cusbitalka Magaalada Jowhar oo edeeyay Qar ka tirsan Saxaafada (guji-riix) SMC/Jowhar/20-June-2008
Prof. Maxamed Cumar Dalxa “Soomaali waa heshiisay, waxey roon tahay inuu maqlo qof kasta oo ay dhibayso inay Soomaali ku sii jirto Dhibka ay Mudada dheer ku jirtay……” (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008
Dhaq Dhaqaaqa Hubaysan ee Al Shabaab oo sheegay in ay heshiis dhex dhigeen Beelo ku dagaalsanaa G/Dhexe ee Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008
Howl galo ay sameeyeen ciidamada booliska ee fadhigoodu yahay saldhiga degmada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008
Ciidamada Dawlada Ethiopia oo Maanta Si lama Filaan ah uga Ruqaansaday Saldhigoodi Janta Kuwindisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008
Dowladda Kenya oo ka fekeraysa inay dib u furto xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008
Siminaar ay soo qaban qaabisey hey'ada COSV oo ku saabsan sida loo maareyn lahaa cudurka HIV AIDS (guji-riix) SMC/Muqdisho/20-June-2008

Suxufiyiin Siminaar loogu soo gaba gabeeyay Garowe iyo Dallad la isku raacay in la dhiso. DAAWO SAWIRADA (guji-riix) SMC/Garowe/20-June-2008
Wararka
Maanta 19-Juun-2008 |

Taageero Hishiiskii Djibouti Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham UK (guji-riix) SMC/Birmingham/19-June-2008

Madaweyne Rayaale oo maanta shahaado sharaf ka gudoomay ardayd reer Somaliland ee wax ka barata wadanka Malaysiya (guji-riix) SMC/Hargeysa/19-June-2008
 |
Ururada Bulshada rayidka ee Puntland oo sheegay in Heshiiska Jabuuti ay caqabad ku noqon karaan Xoogaga badan ee Muqdisho (guji-riix) SMC/Garowe/19-June-2008 |
 |
Maamulka Sare ee Idaacadda Somaliweyn oo maanta magacaabay Agaasime cusub oo badalaya Agaasimihii hore C/Raxmaan Xudeyfi oo shaqada ka tagay (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008 |
Guddoomiyaha Gudiga dib u hehsiisiinta Soomaaliya Ismaaciil Macalin Muuse oo ugu baaqday wadahadal kooxda Al-shabaab (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Dowladaha Ingiriiska iyo Itoobiya oo ka wada hadley xaaladaha Dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Jamaahiiriyada Liibiya oo Malaayiin Doolar ugu deeqday Dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Dhaca Noocyada Gaadiidka Oo Si Weyn Ugu Soo Batay Magaalada B/Weyne (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Madaxweyne Dowladda KMG ah C/laahi yuusuf oo Amni darida ka taagan Soomaaliya ay Mas’uul ka tahay Dowlada Qadar (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada ku jira Islaamka ee ka soconaya Dalka Uganda oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Turkiga oo la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Cabdalla Guul (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Safiirka Mareykanka ee Nairobi iyo Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoraynta Sheekh Shariif sheekh Axmed oo kulan gaar ah yeeshay (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Sweden oo shaacisay inay 3-Malayan oo Dollar ku biirinayaan dadaalka dib loogu soo celinaayo Nabadda ee dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/19-June-2008
Wararka
Maanta 18-Juun-2008 |
Boqortooyada Sacuudiga iyo QM oo wada dadaal lagu samaynaayo Munaasab lagu soo gabagabeynayo dib u heshiisiintii... (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Gabdho Soomaaliyeed oo dalka Sweden ku dhaqan oo Deeq Lacageed oo dhan laba kun oo Doolar gaarsiiyay dad barakacayaal ah iyo Bukaano ku jira Cusbitaalka Keysanay (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Taliyahii Qeybta Galbeed ee Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir oo ku Geeriyooday Qarax Miino oo lagula Beegsaday gaarigiisa oo marayay wadada Ex-iskuulkii 21-oktober (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Madaxweyne C/laahi Yuusuf “Qof kasta oo Soomaali ah waxaa xaq u ah inuu u hiiliyo jabuuti, waayo Soomaaliya iyo Jabuuti waa walaalo……” (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Dowladaha Yemen iyo Ruushka oo ka wada hadlay Arimaha iyo xaaladda ka aloosan arrimaha Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Ciidamada dawlada Itoobiya oo howgalo ka dhan ah ururuka ONLF ka bilaabay Tuulooyin iyo degaano ku yaal inta u dhaxeysa Mustaxiil & Qalaafe (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Qarax lala beegtay gaari ay leeyihiin Ciidamada dowlada KMG ah isgoo marayaya agagaarka EX-dugsigii hore 21 October ee Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008
Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday oo gabal dhicii shalay ka dhacay Isgoyska Xararyaale (guji-riix) SMC/Muqdisho/18-June-2008

Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibeda ee Boqortooyada Ingiriiska oo Booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa (guji-riix) SMC/Hargeysa/18-June-2008
Wararka
Maanta 17-Juun-2008 |
Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Hey'adda Dr. Ismaaciil Jimcaale oo shil gaari ku geeriyooday, laguna aasay Magaalada Muqdisho (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Dowladda KMG ah oo shaaca ka qaaday in dagaalada ka socda Muqdisho aysan waxba u dhimi doonin heshiiskii lagu gaaray Dalka jabuuti (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Dallada Nagaad oo tabobar u soo xidhay Koox Saxafiyiin ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Falal isugu jira Dhac xooggan iyo Boob oo habeenkii ka tagan Gudaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha ka soo horjeeda oo uu dagaal ku dhexmarayo Xaafada Jamhuuriya ee Degmad Kaaraan (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Jaaliyadda Mudulood ee deggan Magaalada Gothenborg Dalka Swedhen oo si weyn u taageertay heshiiskii Jabuuti (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Maamulka Degmada Yaaqshiid oo ka taagan is haysad xooggan oo la xariira Gudoomiyenimada Degmadaasi (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Afhayeenka Madaxweynaha oo sheegay in Dowladda KMG ah ay ugu deeqday Ciidamda Xoogga Djibouti ee ku sugan Jiida dagaal Eritrea Markab sida in ka badan 1000 neef oo Arri ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Axmeduu Waldu Abdallah “Heshiiska Djibouti waa mid u horseedaya ummada Soomaaliyeed in ay gaaran xal kama dambeys ah oo lagu soo afjarayo dagaaladii dhibaatada badnaa ee Soomaaliya ka dhacay…….” (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Dagaal dhimasho iyo dhawac dhaliyay oo ka dhacay maanta Nawaaxiga Degmada Wanla Weyn ee Gobolka Sh/hoose (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Madxweynaha Dalka Sudan Gen Cumar Xasan Al Bashiir “ Dhibaatada ka taagan Soomaaliya waxay la mid tahay tan ka taagan Daarfuur ee dalka Sudan ………” (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008

Caalimkii Weynaa ee caanka ku ahaa faafinta DInnta Islaamka Sheekh Axmad Gaballe oo xalay Muqdisho ku Geeriyooday (guji-riix) SMC/Muqdisho/17-June-2008
Wararka
Maanta 16-Juun-2008 |
Shacabka Somaliland iyo Xisbiga UCID Ha Iigu Soo Biireen Ka Aamusnaanta Dagaalka Eriteria iyo Jibouti (guji-riix) SMC/Hargeysa/16-June-2008

Deeq Qalab Caafimaad ah oo Lagu Wareejiyey Cisbitaalka Berbera (guji-riix) SMC/Hargeysa/16-June-2008
Daladda Haween weynaha COGWO iyo Dhaqaatiirta Cusbitaalka Haweenka iyo caruurta ee Banaadir oo si wadajir ah ugu ololeenaya caruur Soomaaliyeed oo u baahan Qaliin Dibadda ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/16-June-2008
Isbahaysiga Asmara oo shaaca ka qaaday In laba shariif ay Muqdisho imaanayaan (guji-riix) SMC/Muqdisho/16-June-2008

Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur oo Soomaalida u soo jeediyey in ay 1-da Luulyo sameeyaan isusoobax ay ku taageerayaan shirkii Jabuuti iyo ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha dalka (guji-riix) SMC/Nairobi/15-June-2008 Halka ka dhageyso
Madaxweyne Rayaale "Waxa aan aad uga soo horjeednaa gardarada iyo qulqulada colaadeed ee ay Eriteriya ku soo qaaday Jamhuuriyada Jabuuti (guji-riix) SMC/Hargeysa/16-June-2008
Deeq lacageed oo Hay’adda Islamic Human Relief iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar (guji-riix) SMC/Muqdisho/16-June-2008
Wararka
Maanta 15-Juun-2008 |
Hishiis lagula dagalamayo Burcad Badeeda iyo sugida Ammaanka Madaxweynaha Soomaaliya oo ay kala saxiixdeen Dowladda KMG ah iyo Shirkad Faransiis ah (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Wafdigii uu hogaaminaayay Madaxweynaha Soomaaliya C/Laahi Yuusuf Axmed oo goor dhow gaaray Jamhuuriyadda Djibouti (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Boqorka Sacuudiga iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay arrimaha dalka Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Maleeshiyooyin Hubaysan oo dhaawac iyo Dhimashaba ka geystay gudaha Magaalda Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Shirkii wadamada IGAD oo la soo gabagabeeyay, waxaana laga soo saaray baaq ku aadan Somalia (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo iska Fogeeyay in Hey'adaha ka howlgala Gobolkaasi ay ka qaataan lacago amnigooda lagu (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Dadka kudhaqan Xerooyinka dadka dhibaateysan ee magaalada Baydhabo oo deeq la gaarsiiyay (guji-riix) SMC/Muqdisho/15-June-2008
Wararka
Maanta 14-Juun-2008 |

Siyaasiga C/Laahi Sheekh Xasan “ Diinta ay wadaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi , Xuseen Caydiid iyo Xasasn Daahir ee uusan wadin Sheekh Shariif Sheekh Axmed sidee shacabka Soomaaliyeed looga gadayaa...” Halka ka dhageyso
Xisbiga Kulmiye oo cambaareeyay weerarka ay Eriteriya ku soo qaaday wadanka Djibouti, waxanay ku tilmaameen gardaro qaawan (guji-riix) SMC/Hargeysa/14-June-2008
Madaxweynaha Kenya oo ugu baaqay Midowga Africa, IGAD iyo Beesha Caalamka in la taageero qorshaha QM ay ku dooneeyso in ciidamo loogu soo diro Soomaaliya (guji-riix) SMC/Muqdisho/14-June-2008
Shirkii 12-aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo maanta si rasmi ah uga Furmay Magaalada Addis Ababba ee Dalka Itoobiya(guji-riix) SMC/Muqdisho/14-June-2008
Tiro Meydad ah oo dad rayid ah oo ay rasaas ka muuqato jirkooda oo maanta laga helay deegaanka Waxara-Cadde ee Gobolka Banaadir (guji-riix) SMC/Muqdisho/14-June-2008
Hey'ad Kuwait-iyaan ah oo Mareykanka oo xanibaad ku soo rogay dhaqaalaheeda markii lagu eedeeyay inay maalgeliso kooxaha Mucaaradka ah ee ka dirira Somaliya Gudaheeda (guji-riix) SMC/Muqdisho/14-June-2008
Madaxweyne C/Laahi Yuusuf iyo Meles Zenawi oo kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Adis Ababba ee Dalka Itoobiya ( |