29 Mar, 2024
1 min read

Maxkamad Amartay In Lasii Daayo Wiil Soomaali Ah Oo Hore Loogu Xukumay 142 Sanno Oo Xabsi Ah

Maxkamad racfaan oo ku taalla dalka Greece ayaa amartay in lasii daayo muhaajir Soomaali ah oo xabsi daa’in loogu xukumay inuu dad soo tahriibiyey. Kiiskan ayaa dareenka caalamka kusoo jeediyey sharciyada ciqaabta adag ee ilaalinta xuduudaha ee dalkan ka tirsan Midowga Yurub. Mohamed Hanad Abdi, ayaa sanadii 2021 lagu xukumay 142 sano oo xabsi ah […]

1 min read

Ciidamada ammaanka Puntland oo sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Daacish.

Warar lagu baahiyay baraha bulshada ee warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka maamulka Puntland ay dileen madixii howlgallada kooxda Daacish ee deegaannada gobolka bari, oo lagu magacaabi jiray Abuu-Albara Al Amani. Ninkaan ayaa sida ay sheegeen booliska Puntland waxaa lagu dilay dagaal dhexmaray ciidamada amniga iyo Al-shabaab maalintii shalay. Marka laga […]

1 min read

Ciidamada Amxaarada oo ka baxay gobolka Tigray.

Dowladda Itoobiya ayaa xalay shaacisay, in ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay millatariga Itoobiya, ay ka baxeen gobolka Tigray. Ciidankan oo ka socday gobolka Amxaarada ayaa ka qeybgalay dagaalka sokeeye ee muddada labada sano ka socday gobolka Tigray, kaas oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda oo garabsanaya Erirea iyo maleeshiyaadka Amxaarada oo dhinac ah iyo xoogaga […]

1 min read

Mareykanka oo $10 milyan dul dhigay Maxamuud Cabdi Aaden oo ka tirsan Madaxda Al-Shabaab.

NAIROBI — Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii hotel DusitD2 ee 2019-kii, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 22 qof oo uu ku jiray muwaadin Mareykan ah. Agaasimaha Waaxda Dembi-baarista ee DCI ee Kenya […]

1 min read

Al-shabaab oo in kabadan 300 oo neef ku gowracay deegaan hoostaga degmada Maxaas.

Waxaa warar dheeraada laga helayaa Xoola ay Dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ku gowraceen deegaan hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Deegaanka Ceel Xeero oo qiyaastii 20KM dhanka bari ka xiga degmada Maxaas ayey Al-shabaab ku gowraceen inkabada 300 oo Neef oo ari ah ay lahaayeen dad xoola dhaqata ah. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamza: Waxaan Al-Shabaab ka xirnay 250 akoon oo banki..”

CAIRO — Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo xalay la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Masar ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka dhinaca maaliyadda ah ee ay dowladda Federaalku ku qaadday maleeshiyada Al-shabaab. Ra’isul Wasaahara ayaa sheegay inay Al-shabaab ay ka xireen 250 akoon oo ay ku lahaayeen 4 banki. Wuxuu intaa ku daray inay sidoo […]