19 Mar, 2024
1 min read

War DEG DEG: Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika oo ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027

Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika, Patrice Motsepe, ayaa hadda ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027 (Afcon). Sida la filayay, tartanka 2025 ayaa lagu qaban doonaa Morocco. Waxa ay noqon doontaa markii labaad ee dalka kuyaalla waqooyiga Afrika uu martigeliyo tartanka isagoo markii ugu horeysay qabtay 1988. Dalalkii kale ee 2025 […]

1 min read

Hargab shimbireed dilay in kaban 2 milyan oo digaaga ah ee ka dilaacay Koonfur Afrika.

Namibia ayaa hakisay wax soo saarka digaaga nool iyo dhammaan wax soo saarka digaaga ee ka iman jiray dalka ay jaarka yihiin ee Koonfur Afrika kadib markii uu ka dilaacay hargab shimbireed ba’an. Sida ay sheegtay wasaaradda beeraha ee Namibia,Joojinta waxaa sabab u ah “faafidda naxdinta leh” ee hargabka loo yaqaan (HPAI) ee aadka u […]

1 min read

Iskuul Kenya ku yaalla oo lagu ganaaxay in uu wadaagay sawirada ardayda.

Waaxda maamusha dhijitaalka ee Kenya ayaa iskuul ku ganaaxay lacag dhan $31,000 (£25,000) ka dib markii ay bartooda bulshada soo galiyeen sawirada ardayda iyaga oo aan ogolaansho ka haysan waalidkooda. Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee nooceeda ah oo uu sameeyo Xafiiska Guddoomiyaha Ilaalinta Xogta ee dhawaan la sameeyay. Goob lagu caweeyo iyo shirkad […]

1 min read

Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo xilka la wareegay

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka dhacday Taliska ciidanka dhulka XDS. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed,hoggaannada ciidanka, kan gaadiidka, xiriirka arrimaha dibedda ,hanti dhowr iyo marti sharaf kale. Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed sarreeye Guuto; […]

1 min read

Soomaaliya oo ka faa’ideysaneysa adeegsiga Tamarta.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka wadatashiga adeegsiga Tamarta oo maalintii labaad ka socda magaalada Beijing ee caasimadda Dalka Shiinaha. Danjiraha ayaa jeediyay Khudbad muhiim ahayd, wuxuuna carabka ku adeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay ka faa’ideysiga tamarta iyo iskaashi dhexmara […]

1 min read

Taliyaha Asluubta oo Xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qayb u gaar ah maxaabiista qabta cudurrada faafa

Taliyaha Ciidanka Asluubta General; Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qeyb lagu karantiilayo maxaabiista qaba cudurrada faafa. Taliye Mahad ayaa sheegay in sheegay in saraakiisha Xabsigu ay usoo gudbiyeen in halkaasi lagu hayo dadka qaba cudurrada faara, kuwaas oo la ogaado marka kiiskooda loo gudbiyo Maxkamadaha, Si caafimaadkooda loo ilaaliyana loo dhiso […]

1 min read

Ciraaq: Farxaddii arooska ee murugada isku baddeshay ee ay ku dhinteen in ka badan 100 qof.

Dab ka kacay xaflad aroos oo ku taal waqooyiga Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen in ka badan boqol qof. Saraakiisha difaaca ayaa waxay sheegeen in rashka laga shiday dabaal-degga gudaha hoolka degmada Xamdaniyah. Goobta ayaa la sheegay in lagu dhisay walxo si fudud u guban kara. Dabka ayaa ka kacay degmada Al-Hamdaniya […]