30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Warbixin Dheerad ah oo ku saabsan Dilkii Axmed Dowlo.

Axmed Dowlo oo hore u soo Guursadey Gabdho ka soo jeeda Beelaha…. Iyadoo weli ay jirto Hadalheyntii ku aadaneyd Gabood Falkii loo geystey Mawaadin Marxuum...

Qoyska haweeney Hindi ah oo uu guursaday nin Soomaali ah oo cabanaya nolosha gabadhooda

Qoys u dhashay Dalka Hindiya kuna nool Magaalada Hyderabad ee Dalkaas ayaa sheegaya in Gabar ay dhaleen oo uu guursaday Nin Soomaali ah ay...

Musharixiin Soomaali Ah Oo U Tartamaya Baarlamaanka Dalka Sweden (Warbixin)

Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018. Laba ka mid ah...

Culimada Soomaaliyeed oo ka hortimid xeerka Qoyska oo ay soo bandhigtay xukuumadda Soomaaliya

Culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hor yimid kuna tilmaamay mid ka hor imanaya shareecada Islaamka xeer Qoyska oo ay soo bandhigtay wasaarradda haweenka xukuumadda Soomaaliya. Arrinta...

Haweeney loo doortay madaxa maxkamadda ugu sarreysa Itoobiya

Meaza Ashenafi oo ahayd qareen dhanka xuquuqda aadanaha ayaa loo doortay haweeneydii ugu horreysay oo madaxa ka noqoto maxkamadda ugu sarreyso Dowladda Federaalka ee...

Fannaaniinta Laki Xaaji, Xaawo Kiin iyo Faadumiina oo ereyo kulul hawada isku weydaarsaday

Fannaaniinta Laki Xaaji Waceys, Xaawo Kiin iyo Faadumiina ayaa hawada isku mariyay ereyo kulul, hanjabaado iyo dagaal dhinaca afka ah, kaddib markii ay ka...

Nabad Suggida Jubbaland oo soo bandhigtay nin xirtay dharka Dumarka

Ciidamada Hay’adda Nabad suggida Qaranka qeybtooda degaanada maamulka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay nin xirnaa dharka dumarka, kaasoo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka...

Gabdho Ingiriiska ka yimid oo Muqdisho lagu afduubtay

Xubin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa soo bandhigtay "dhibaato ka jirta magaalada Muqdisho oo haysata gabdhaha dhallinyarada ah ee qurbaha laga keeno". Jawaahir Baarqab...

Koox burcad ah haweenay ku dilay Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Haweenay ka...

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo dagaal adag kula jira Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaali...

Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa qorsheynaya iney loollan adag galiyaan haweenka muslimiinta ah ee ku biiray aqalka Koongareeska Mareykanka, kuwaasoo ay...