30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Wasaaradda Caafimaadka oo ku dhawaaqday in cudurka Juudaanka lagu arkay Soomaaliya

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dalka lagu arkay Kiisas la xariira cudurka Juudaanka. Waxaana ay tilmaamtay in dadka...

WHO oo Heshay US $ 2 Milyan si kor loogu qaado howlaha caafimaadka ee...

BERNAMA-Somalia: Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay Isniintii in ay heshay deeqda $ 2 milyan oo doolar oo lagu taageerayo ilaalinta cudurrada faafa iyo...

Soomaaliya: ICRC oo gargaar Caafimaad la soo gaaraysa Cusbitaalada Muqdisho.

Muqdisho/ Nairobi(ICRC)-Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) waxay jawaab ka bixinayeen baahiyaha deg deg ah kadib qaraxii Sabtidii ka...

WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo wada qabtay tababar ku saabsan maareynta nafaqo-xumida.

Muqdisho, Soomaaliya-Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO), oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagabeyneysa 5-maalmood oo tababar ah oo...

Khatarta cudurka Sokorowga oo laga digay

Wadamo badan oo ku yaal caalamka ayaa waxaa ka socda kulamo lagu xusayo maalinta cudurka sokorowga ee la xuso sanad walba 14 bisha November. Meelaha...

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in Dawooyin dhacay dalaka la soo geliyo.

Drs. Fowsiyo Abiikar Nuur oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda u cadaysay in daawooyin dhacay laga soo dajiyo dekadda...

Hay’adda WHO oo ka laabatay jago ay u magacowday Madaxweynaha Zimbabwe

Hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si rasmi ah uga laabatay Go’aankii ay dhawaan u magacowday Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe safiir-sharafeedka WHO kaddib...

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Looska.

Loosku waxa uu ka mid yahay qoys dhireedka loo yaqaan Fabaceae wuxuuna xiriir la leeyahay Digirta, Lentils iyo Soy wuxuuna asal ahaan...

Aabe 2-da Lugood ka go’an oo Qof kasta oo leh damiir Bani’aadminimo leh ka...

Cali Xuseen Kudan, waa Aabe dhalay 7-caruur ah, isla markaasina dagaaladii ku waayay labadiisa Lugood, Haddaba mar aanu booqanay hoygiisa ayuu inooga warbixiyay qaabka...

Maxaad ka taqaana Madax Xanuunka Goonjabka..?

Goonjabku waa nooc gaar ah oo kamid ah madax xanuunada. Bukaaanada la il daran Goonjabka waxa ay isku arkaan Madax xanuun kusoo laalaabto Dhowr...