30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Dallada SOSCENSA oo ka digtay in Khilaafka Gudoonka Golaha Shacabka uu sababo qal-qal Siyaasadeed

Muqdisho-Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira hey’adaha Dastuuriga ah kaasi...

Koofi laanta socdaalka ayaa u baahan (Qormo)

Somalia waxey dhexda uga jirtaa dhaqan xil ka qaadis iyo magaacabis joogto ah, Dowladihii hore iyo tan hadda joogtaba waxaa jira dad howl wanaagsan...

TALADII TIGREE NOO HORKACAY JAAZADEED HELAY MAANTA

Waxaa xusid mudan in taariikhda aduunku dhigayso,in dalkastoo waaya dawlad dhexe oo xoog leh oo dalka oo dhan sugta xuduudiisa ah bad iyo bari...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Shacabka Soomaaliyeed Way ka Dhawaystaan Dadyowga kale Walaalahooda Reer Turki.”

Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga...

Madaxda Galmudug oo kulan gaar ah ku yeelanaya Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa kulan ku leh Madaxda Galmudug, waxaana Magaaladaasi ku sugan Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, Madaxa Xukuumadda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka...

Jubbaland oo war ka soo saartay Taliyeyaal DF magacawday oo ay ku xirtay Kismaayo

Laamaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shalay galab garoonka ka celiyey Taliyaha NISA iyo ku-xigeenkiisa oo dowladda Somaliya ay u magacawday degaanada Jubbaland. Labadan sarkaal...

Shiikh ka tirsan Culimada Al-Azhar oo la eryey ka dib markii uu Telefishin ka...

Dowlada Masar ayaa ka carootay, shaqadiina ka joojisay Shiikh ka mida culimada Azhar ka dib markii uu hees ka qaaday barnaamij u ka qeyb...

Waxaan u baahanahay Nabad cadaalad ku timid

Nabad waa eray xambaarsan garasho mugweyn, qeexideeduna waxay ku xirantahay arimo badan oo ay ka midnoqonkaraan, aqoonta iyo ujeedada Hogaanka dalka xukuma...

Warbixintaan FAO iyo World Bank: maleeshiyo gobolada dhexe ka yimid oo aan aqoon tacab...

Warbixintaan FAO iyo World Bank ee Rebuilding Resilient and Sustainable Agriculture in Somalia, dadbaa yiri waa wax uu shisheeyaha ujeeddo kale ka leeyahay, warbaahintana...

Muxuu yahay ajandaha kulanka maanta ee golaha shacabka ?

Xildhibaanada baarlamaanka golaha shacabka BJFS ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 10-ka bisha October 2018 kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa...