30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Shirkadda DP World oo sheegtay in aysan ka laaban doonin heshiiskii Berbera

Kadib kulan uu ku soo bandhigayay qaqli Sanadeedka 2016-2017 guddoomiyaha Shirkadda DP World Sultan Bin Suleymaan ayuu ku sheegay in Shirkadda laga leeyahay dalka...

Ganacsato Soomaali ah oo yididiilo wanaagsan ka muujiyay mashruuca aagga ganacsiga xorta ah ee...

Ayadoo dhawaan madaxweynaha dalka Jabutii Mudane Ismaaciil Cuamr Geelle uu daahfuray Mashruuca aagga ganacsiga xorta ah ee dalkaasi, kaa oo ay daahfurkiisu ka qeybgaleen...

Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo lagu dilay degmada Dharkeynlay.

Waxaa Magaalada Muqdisho daqiiqado ka hor lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya, Alle ha u naxariistee waxaa sarkaalkaaasi lagu magacaabi jiray Cabdullahi...

Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Ka Horyimid Canshuur Ay Ku Soo Rogtay Wasaaradda Maaliyada

9,kii Bishaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya waxa ay Warqad u dirtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya taas oo ay ku codsaneysay in xildhibaanada laga qaado lacag...

Taliye Ku Xigeenkii Ciidamada NISA oo Loo Xiray.. Maxaa sababayey

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in xabsi guri uu ku jiro taliye xigeenka NISA Cabdalla Cabdalla, kadiib markii uu xabsiga...

Ciraaq oo Soomaaliya kala talinaysa dagaalka Shabaab

Safiirka Dowladda Ciraaq ee Kenya Dr Zai Nuur,ayaa Warbaahinta u sheegay in dowladda Ciraaq ay diyaarisay Qorshayaal xeeladeysan oo ku aadan dagaalka lagu jira...

RW Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Norway+Sawirro

Oslo- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Qatar

Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga  iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ku sugan dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud ee Wasaaradda...

NRC: “Boqolaal kun oo qof ayaa u qaxay Dowlad Deegaanka Soomaalida”

Ha’yadda NRC waxay sheegtay in kabadan 200,000 qof ay ka barakaceen dagaallada qowmiyadaha u dhexeeya ee ka dhacay dalka Itoobiya, dadkan ayaa u qaxay...

Kenya oo ka walaacsan Khilaafka soo kala dhaxegalay Dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Saxaafadda Kenya ayaa baahisay in dowladda Kenya ay ka walaacsan tahay khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Wargeyska ugu afka dheer Kenya ee...