Sports
Ciyaaryahannada Afrikaanka ah ee u sharaxan abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan.
Shan ciyaaryahan oo Afrikaan ah ayaa u tartamaya inay ku guuleystaan abaalmarinta Ballon d’Or oo ka mid ah abaal-marinnada ugu caansan kubadda cagta. Victor Osimhen oo u dhashay Nigeria, Mohamed Salah oo Masar u dhashay, Andre Onan oo Cameroon u dhashay iyo Yassine Bounou oo Marooko u dhashay ayaa kamid ah liiska ragga u sharraxan […]
Tagaeere Manchester United ah oo toorrey ku dilay nin taageero Arsenal.
Booliska dalka Uganda ayaa baadi goobaya nin taageero u ah kooxda kubadda cagta ee Manchester United oo lagu eedeeyay inuu mindi ku dilay mid ka mid ah taageerayaasha Arsenal oo ku sugnaa gudaha magaalada Sheema. Falkaan ayaa dhacay daqiiqado kadib markii ay dhamaatay ciyaarta oo Axaddii ka dhacday goornka Emirates. Ciyaartaoo ka tirsaneed horyaalka Ingiriiska […]
Arsenal oo Guul Ka Gaartay Man United Ciyaar ku soo dhamaatay 3 iyo 1.
Arsenal ayaa watqigii geerida ee waqtigii dheeriga ciyaarta waxay guul ka gaareen Man United oo ay sedex gool iyo hal ku garaaceen. Sheekada qeybta hore : Arsenal iyo United ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli Arteta ku wacnaayeen ku dhiirashada weeerarka. Arsenal waxaa ay ka sheeganayeen qasaarinta fursado iyo […]
Ma ku soo bilaaban doonaa Harry Maguire kulanka caawa Arsenal iyo Manchester United?
Waxa caawa kulan adag ku balansan labada kooxood ee Arsenal iyo Manchester United, waxana durba la is waydiinaya mar haddii uu kooxda Man United ka maqan yahay Rafael Varane oo dhaawac qaba, suurtagalnimada in daafaca dhexe ee kooxda lagu soo bilaabo Harry Maguire. Victor Lindelof ayaa badalka ka soo kacay ciyaartii Nottingham Forest kaddib markii […]
Ronaldo oo sheegay inuu dhaliyay goolkiisii 850 ciyaarihiisa rasmiga ah ee uu ciyaaray.
Ronaldo ayaa xalay gool ka dhaliyay ciyaartii kooxdiisa Al-nasar la ciyaartay kooxda Al-xasmi oo ay uga badisay 5-1. Ciyaaryahanka reer Burtuqal ee 38 jirka ah ayaa goolkiisii lixaad dhaliyay afartii kulan ee ugu dambeysay ee uu ciyaaray horyaalka Sucuudiga. Ronaldo ayaa dhaliyay 26 gool, 30 kulan oo uu dheelay tan iyo markii uu ka soo […]
Wararkii ugu dambeeyay ee Maxamed Saalax iyo u dhaqaaqistiisa Sacuudiga.
Saacdihii ugu dambeeyay ayaa aad loo hadal hayay go’aanka kama dambeysta ah xidigga Liverpool Maxamed Salax iyadoo loo badinayay in uu u dhaqaaqi doono halkaa iyo Sacuudiga. Haddaba maxay warbaahinta ciyaaraha ee caalamk ka qoreen wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira Salax? Al-Ittihad ayaa diyaar u ah inay 200 milyan ginni ku dalbato weeraryahanka Liverpool […]
Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.
Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan. Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka […]
DEG-DEG: Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La soo saaray.
Waxa la soo saaray isku aadka wareega Group-yada champions League iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh. Kulamada wareega Group-yada tartanka champions League ayaa bilaaban doona bisha September iyada oo la soo afjari doono bish December ee sanadkan. Kooxda Man United ayaa la Group noqotay kadib markii ay ku soo labaatay tartanka kadib […]
Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo?
Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab. Haddaba […]
Messi oo kooxda Inter Miami u qaaday koobka Leagues Cup
Inter Miami ayaa sabtidii ku garaacday kooxda Nashville SC finalka koobka Leagues Cup kadib markii ay barbardhac 1-1 ah ku dhammaatay wakhtigii caadiga ahaa, lakiin rigooreyaal 10-9 ay markii dambey guushu raacaday Miami, iyadoo Lionel Messi uu sii kordhiyey rikoorka guulaha tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda MLS. Messi ayaa daqiiqadii 23-aad dhaliyay […]