18 Apr, 2024
1 min read

Tagaeere Manchester United ah oo toorrey ku dilay nin taageero Arsenal.

Booliska dalka Uganda ayaa baadi goobaya nin taageero u ah kooxda kubadda cagta ee Manchester United oo lagu eedeeyay inuu mindi ku dilay mid ka mid ah taageerayaasha Arsenal oo ku sugnaa gudaha magaalada Sheema. Falkaan ayaa dhacay daqiiqado kadib markii ay dhamaatay ciyaarta oo Axaddii ka dhacday goornka Emirates. Ciyaartaoo ka tirsaneed horyaalka Ingiriiska […]

1 min read

Ma ku soo bilaaban doonaa Harry Maguire kulanka caawa Arsenal iyo Manchester United?

Waxa caawa kulan adag ku balansan labada kooxood ee Arsenal iyo Manchester United, waxana durba la is waydiinaya mar haddii uu kooxda Man United ka maqan yahay Rafael Varane oo dhaawac qaba, suurtagalnimada in daafaca dhexe ee kooxda lagu soo bilaabo Harry Maguire. Victor Lindelof ayaa badalka ka soo kacay ciyaartii Nottingham Forest kaddib markii […]

1 min read

Ronaldo oo sheegay inuu dhaliyay goolkiisii 850 ciyaarihiisa rasmiga ah ee uu ciyaaray.

Ronaldo ayaa xalay gool ka dhaliyay ciyaartii kooxdiisa Al-nasar la ciyaartay kooxda Al-xasmi oo ay uga badisay 5-1. Ciyaaryahanka reer Burtuqal ee 38 jirka ah ayaa goolkiisii lixaad dhaliyay afartii kulan ee ugu dambeysay ee uu ciyaaray horyaalka Sucuudiga. Ronaldo ayaa dhaliyay 26 gool, 30 kulan oo uu dheelay tan iyo markii uu ka soo […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee Maxamed Saalax iyo u dhaqaaqistiisa Sacuudiga.

Saacdihii ugu dambeeyay ayaa aad loo hadal hayay go’aanka kama dambeysta ah xidigga Liverpool Maxamed Salax iyadoo loo badinayay in uu u dhaqaaqi doono halkaa iyo Sacuudiga. Haddaba maxay warbaahinta ciyaaraha ee caalamk ka qoreen wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira Salax? Al-Ittihad ayaa diyaar u ah inay 200 milyan ginni ku dalbato weeraryahanka Liverpool […]

1 min read

Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.

Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan. Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka […]

1 min read

Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo?

Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab. Haddaba […]