30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Xulka Belgium oo ugu adkaaday 5-1 Xulka Qaranka Tunisia

Bilgiumka ayaa Shan gool oo ay kala qeybsadeen Romelu Lukaku, Eden Hazard iyo Michy Batsuhayi uga badiyay Xulka Afrikaanka ah ee Tunisia. Xulka Belgium waxey...

Siciido Nuur Wariiri oo ka Mid ahayd Gabdhihi Kubada Koleyga oo Geeriyootey

  Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Toronto ee dalka Kanada ku geeriyootay mid ka mid ah ciyaaryahanadii ugu horeeyey ee xulka qaranka kubadda koleyga...

FIFA president congratulates SFF Boss on his reelection.

FIFA president Gianni Infantino has sent a congratulatory message to the president of Somali football federation Abdiqani Said Arab on his reelection as the...

England oo u soo gudbay Wareega 8-da markii uu Colombia uga adkaaday Rigoorayaal 4...

Waxaa ciyaar xiisobadan Caawa ay dhexmartay Xulalka England iyo Colombia Ciyaarta ayaa qaybteedii hore ku soo dhamaatay barabaro goolal la’aan ah, iyadoouu isbadalyimid ciyaarta...

Maamulka Somaliland oo markii ugu horeysay 29 kooxood tartan u Qabanaysa.

Xiriirka Kubbadda Cagta Somaliland oo ah xidhiidh qaab-farsamo ah u dajiyey tartankii isku dhafka kooxaha caasimadda oo ka koobnaa 29 kooxood oo isugu jiray...

Sacuudiga oo markii ugu horreysay dumarka u qabtay tartanka baaskiilka

Dumar ree sacuudi ah ayaa ka qeyb qaatay tartan baaskiileedkii ugu horreyay ee loo qabto dumarka sacuudiga kaas oo dad badan ka yaabiyay, dhanka...

In Somalia, women defy strict rules to play football.

Shortly after sunrise, a group of young women arrives at a football pitch in Mogadishu, where they shrug off their hijabs — some changing...

GOS oo qabatay Wajigi shanaad ee Tababarka Horumarsan ee maamulka iyo maaraynta Isboortig+Sawirro

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa wuxuu Tababarka Heerkiisu Sarreeyo ee Maamulka iyo Maareynta Isboortiga ah ( Advanced Sports Management Course), kaasoo ah wejiga...

Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyay koobka dduunka 2018-da

Messi  ayaa gool la’aan ka ahaa koobka adduunka muddo 664-daqiiqo ah balse soo afjaray abaartaas markii uu goo kadhaliyay Nigeria. Xidiga Barcelona ayaa si wacan...

Kooxda Dekedda oo Hanatay Horyaalka Soomaaliya

Kooxda Kubadda Cagta Dekadda, ayaa 19 sano kadib ku guuleysatay tartanka horyaalka Soomaaliya ee ka socday Muqdisho, kadib markii ciyaar xiiso badan oo galabta...