30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeelatay Ururka Ardayda Qaranka+Sawiro

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay...

Xarunta cilmi baarista, dhaqanka iyo nabadda (CRCP) oo xustay maalinta nabadda adduunka + Sawirro

XARUNTA CILMI BAARISTA, DHAQANKA IYO NABADDA {CRCP} OO XUSTAY MAALINTA NABADDA ADDUUNKA. Xaflad aad u qurux badan oo loogu dabaal degayay xuska 21-ka September oo...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal.

Jabuuti- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda...

Tababar Tababarayasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Ka Furmay Djibouti +Sawirro

Waxaa Magaalada Djibouti si rasmi ah uga furmay tababarka tababarayaasha kubadda Gacanta darajada Koowaad ( Hanball Technical Course Level 1, waxaa tababarkan oo ay...

Mareykanka oo deeq Dawo ah soo gaarsiiyay Muqdisho+Sawirro

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa goordhow soo gaaray Diyaarad sida Deeq dawo ah oo Dowlada Mareykanka ay ugu soo gurmatay dadka dhibaatada ka soo...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo loo adeegsaday gawaari iyo goobihii lagu weeraray

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyada lagu weeraray labo Hotel oo kuyaala Agagaarka Isgooska...

Madaxweyne Farmaajo “Waa in aan dareensiinaa inay leeyihiin dad iyo dal jecel oo…”+Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii argagixisada ahaa ee lagu...

Shir looga hadlay fikirka Xagjirka ah oo Magaaladda Muqdisho Ka dhacay +Sawiro

Shirkaan oo looga hadlayey ka hortaga fikirka xagjirka ah, ayaa waxaa si wadajir ah u shir guddoomiyey Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dawladda Masar uga mahadceliyey Dib u Howlgelinta Iskoolka 15 May+Sawiro

Muqdisho-Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo dib loogu daah-furayay...

Maamulka Gobolka Benaadir oo yeeshay kulan looga hadlayay Dakhliyada Gobolka.

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka Benaadir, iyadoo warbixinno kala...