30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay+Sawiro

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan...

Dibadbaxyo waaweyn oo ka dhacay deegaanada Ahlusunna

Dibadbaxyadani oo ahaa kuwa ballaaran ayaa maanta siyaabo kala duwan waxa ay uga dhaceen deeeganada Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlsunna Waljamaaca. Waxaana looga soo horjeeday...

Munaasabad lagu waynaynayay Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mareynkanka+Sawiro

Dadweyne aad u fara badan kana mid ah Jaaliyadaha Soomaalida oo isaga kala yimid Gobolada dalka Maraykanka ayaa soo buux dhaafiyay xaflada dhalashada Nebigeena...

Shir looga hadlayo qaabka loo mideyn lahaa Canshuuraha dalka oo Magaalada Kismaayo ka furmay+Sawiro

Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaliya ayaa magaalada Kismaayo goor dhow ka furay shir looga hadlayo Maaliyadda oo ay ka qeyb galayaan...

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka oo wadatashi la yeeshay bulshada Jowhar

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka Federaalka ee La-sacodka dib-u-eegista Dastuurka iyo Gudigga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan...

Dawladda Soomaaliya oo Hal Milyan oo Doolar ugu Deegday Dadka  Fatahaadaha iyo Duufaantu saameeyeen...

Muqdisho: Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa oo kulan albaabada u xiran yeeshay

 Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo labdiisa ku xigeen ayaa kulan gaar ah ku dhex maraya hoteelka Paradise oo ku...

Shir looga hadlayey amniga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib u habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos...

Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada oo go’aano soo saaray

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa kulan...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shir caalami ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi ayaa sheegay...