29 Mar, 2024
1 min read

Dalal Cuqdeysan iyo Guusha Hindia!!!

Hindiya ayaa noqotay wadankii ugu horeeyay ee Dayax gacmeed ku dajiyo Bisha Qeybteeda Maddow” Dark Side of the Moon”. Waxaa ku dagay Dayaxgacmeedka loo yaqaan “Chandarayaan-3” Taasi waxa ay ka careysiisay wadamo badan oo Reer Galbeed ah oo ingriisku ugu horeeyo. In wadankii uu Gumeeysan jiray ee ka tursanaa Caalamka Saddaxaad uu uga hor maro […]

1 min read

Sidee Magaalada Ceel Buur loo qabtay?.

Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Beelaha ayaa wada sheeganayo Guusha marka dusha sare laga eego. Laakin wariye Khadka kula xiriiray Goobta Dagaalka ayaa yiri: A. Halloow Ciidamada Qaranka. ( waxaan joognaa Aagga Hore ee Ceel Buur ) Ciidamada Qaranka aragnaye, Bal aan waco 10 Beellood. B. Halloow, Halloow,, Halloow. Beelaha 1-10aad. 1. Goobta Adeega ma joogo. […]

1 min read

Dibadbaxyada lagu dalbanayo sii daynta Sheegow oo sii fidaya!!!

Beledweyne: Bannaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dalbanayey sii daynta sarkaal ka tirsanaa ciidanka oo laamaha amnigu qabteen ayaa ku fiday meel ka baxasan Muqdisho.Dibadbax ayaa maanta laga soo sheegay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ee maamul goboleedka Hirshabelle. Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, taageerayaasha Sheegow Axmed Cali ayaa ku maray waddooyinka socod ay […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 370=Haddii ay Doodda badiso waxay aheyd inuu qaato Taladii Dhoodaan ee Bulooy Shaah inoo kari=.

1. Oday Reer Gaalkacyo ahaa ayaa waxa uu maqlay Wiilkiisa yar oo Musqusha ku dhax Akhrinayo (( Dalacal Badru Caleynaa, Wajaba Shukru Caleeynaa)). Wiilkii markii uu Musqushii ka soo baxay ayuu Ul Baakoor ah ku garaacay, Ooyintii Wiilka ayaa Hooyadii ku soo baxady kuna tiri: war maxaad Wiilka sidaa ugu dilee? Odaygii ayaa si kalsooni […]