18 Apr, 2024
6 mins read

IMF oo Dhameystirtay dib u eegista 6aad ee Deyn cafista Soomaaliya (WARBIXIN)

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii Barnaamijka Deyn-Cafinta. IMF ayaa shaacisay in Dowladda Soomaaliya ay si guul ah uga soo baxday shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad oo muddo labo toddobaad ah ay ku […]

1 min read

Waallidii oo Waalatay !!!. ( Faallo)

Maxkamadaha Dalka ayaa u baahaday Shaqaale Cusub oo kala ah 40 Kaaliye iyo 60 Garsoore. Waxaad ka dareemee Xaddiga Shaqa la’aanta ka jirto Dalka, waxaa Shalay 21/9/2023.imtixaan u galay 40-kii kaaliye 1766 Shaqa doone, 60-KII Garsoorena 486 Shaqa doone. Qaar badan oo hore Codsi shaqo u soo gudubsadayna, si iskood ah ayeey Dib uga noqdeen […]

1 min read

Ku Dowladda: Dowladu waa in ay iska shqshaqdaa Shaqaalahan Mushakalka ah ee Xafiisyada Xureeystay.

Ku: Dowladda Xaarinka Dowladda waxaa ku jiro, Guruf, Aduufo, Jaa’w, Xashir, Sikilo, Qaloon, Buunsho, wax Wanaagsan iyo Wax Xunba Hadeeyna Dowladdu iska Haadin oo aynan iska shaqshaqin kama bixi doonto Fashil aan ka fogeeyn. Howlgalo Ciidan, Mid Maamul iyo mid Siyaasadeed ayaa lagu fashilay, la ismana weeydiin, yaa ka dambeeyay, sideey u dhacday, maxaase xal […]

6 mins read

Madaxweyne adigoo Madaxaagu fooraro ka tegi meysid Dhuusamareeb (WARBIXIN).

Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay bilowgii dagaalka dalkeenna looga xoreyneyno Khawaarijta,  diyaar garowga  sidii la rabay in uusan  aheyn, islamarkaana dalka ku jiray xaalad abaareed oo ba’an, balse maanta ilaahay mahadiis Soomaaliya waxa ay heysataa Ciidan ka tayo iyo tiro badan markii dagaalka Khwaarijta la bilaabayay, diyaarna u ah inay naftooda u […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 375 =Sidee la isku aaminaa? Haddii kii Maanta ku koolkoolinayay uu berri ku karkarinayo=

1. Somalidu waxa ay tiraa: ina waleeys wixii uu ku koro ayuu ku weynaadaa. Waxaa kale oo la yiraa: Man Shaba Calaa sheyin, Shaaba Caleeyhi. F.S: (1-4aad. ( Ka fikir Caruurtaada Barbaarintooda, waxa ay kaaga daysanayaan hab dhaqankaaga) 2. Gabar ayaa u tagtay Nin faaliye ah. Waxa uuna ku yiri: Saaxiibkaa kaligii aad u daryeel, […]

1 min read

Nin ayaa yiri: waxaan la yaabay!!!

1. Dudun, Abooraa dhisay. 2. waxaa ka yaab badan, waxaa uu dhisaa habeenkii oo kaliya. 3.waxaa ka sii yaab badan, waxa uu ku dhisaa Candhuuftiisa. (F.S: 1aad) waxaan la yaabay: 1.Guddiyo Dastuuri ah oo 3 Sanno iyo Bar lagu dhisi waayay, Sida Gudiga Adeega Garsoorka, Hayadda Batroolka Qaranka iyo Gudiyo kale, ayaa Saacado lagu dhisay […]

1 min read

Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.

Marwo: Ceyni Abuukar Gacal oo ku hadleyso Codka Haweenka Somaliyeed ee ololeeyo Nabadda, ( Voice of Somali Women for Peace – VOSWP). Iyaga oo ku beegayo Munaasabadda Maalinta Nabadda Aduunka. Haweenka Somaliyeed ee VOSWP, oo u ololeeynayo sidii Somaliya ay Nabad ku noqon leheyd, waxa ay Ogaal wadaag ahaan ah ( Data Collection) kaaga Codsanayaan […]

1 min read

Afarta kooxood ee hogaamiso siyaasadda.

Buugaagtii hore ee Culuumta Siyaasada waxaad ku arkee in ay jiraan 4 kooxood oo door weyn ka ciyaaro Siyaasadda oo kooxiba ay leedahay Doorkeeda: 1.Dad yaqaan sida Madaxda Loo sameeyo. 2. Dad yaqaan sida Madax loo naqdo. 3. Dad yaqaan sida Madaxda loo dumiyo. 4. Dad yaqaan sida madaxda loo fashiliyo. Hadda Somaliya waxaa howl […]