20 Apr, 2024
4 mins read

Ninba Dhagaxiisoow soo dhugo ku leeyahay!!!.

Meela Badan oo Dunida ah waxaad ku arkee dhagxo. waxaa lagu leeyahay dhagaxaan, Maalin ayaa Hitler ku fadhiistay. kursigaa Leenin ayaa ku fadhiistay markuu la hadlayay Shaqaalahii Shuuciyadda. Sariirtaan Abraham Lincoln ayaa ku seexa jiray iyo wax yaabo kale. Dhamaantood waxaa laguugu xayeeysiina heer Sare si aad u soo booqato Lacagna aad u bixiso. Yaa […]

1 min read

Maahmaah hore iyo mid dambe.

Somalidu waxa ay ku maahmaahdaa. Maahmaah Hore 1. ( Nin Musqul ka adimay, Jamaaco ma helo) 2.Waxaase waa ( Sabuul Firsho ka baxay) 3. (Findhicil ma xalaala mise waa xaaraan, Sheeg sheegiisaa ka daran) 4.(waa baahanahay Bakhti looma cuno) 5. ( Babaay Musqul ka baxay mala cunaa) (F.S: 1aad) Iska jir hee. Maahmaah Dambe 1.Dowlad […]

1 min read

Ganacsade Nuucee ah ayaad tahay?

Waxa uu igu yiri: waxaan ka mid ahay Ganacsatada waaweyn ee Dalka. Waxaan Magaalada soo galay 10 Sano ka hor. Hantideeydu waa hal Billion oo Dollar. Waxa aan ogaaday in uuna kala Aqoon Billion iyo Million. Hantidiisu dhab ahaan waa Toban Million. Waxa aan weeydiiyay Maxaad ka Ganacsataa? Waxa uu igu yiri: Sucuudiga ayaan Xoolo […]

1 min read

Maxkamadeyntu ma Ciidanaa mise Shibil?.

Asgarigaan shalay ayuu Fal dambiyeed muuqdo ku galay Agagaarka Zoobe. Ma ahan wax qarsoon welina waa Eedeysane kaliya. Mana ahan in si loo qanciyo Doodaha Baraha Bulshada la yiraa waa la Ruqseeyay. Waa in Guddi Saraakiil ah loo saaro arinkiisa, CID ay baarto, Haddii loo baahdo caafimaad ahaan la baaro, la ogaado ma iskii ayuu […]

3 mins read

Faa’iidooyinka qaraha uu u leeyahay qofka sooman.

Ramadhaanku waa bil barakeysan oo ay Muslimiinta sanad walba soomaan 29-30 maalmood oo xiriir ah. Muddadaasi ay Muslimiintu sooman yihiin iney qofku tabarta u diiddo maahane waxaa si joogta miiska afurka laga waayin qaraha oo ah miro ku wanaagsan biā€™inta oonka. Muslimiinta istcmaalka qaraha xilliga Ramadhaanka waa mid ay caadeysteen balse waxay sida oo kale […]

3 mins read

AMIIRAD OLGA: Intii dumar caashaq haleelay middii ugu xaasidsanayd inta taariikhda la xusuusto (Bal eeg dhagarteeda).

Dumar Caashaq hayo oo Aargoosta tii ugu Arxanka darnayd. Aargoosigii ugu xaasidsanaa taariikhda inta la xuso, waa aargoosigii Olga (Revenge of Olga). Waxa shirqool lagu dilay dhaxal-sugihii Kiev (caasimadda dalka Ukraine), prince Igor Rurikovich, sanadkii 945kii, waxana dilay qabiil ku noolaa bariga Yurub oo la oran jiray Drevlians. Qaabkii ay u dileen baa ahaa; inta […]

4 mins read

QAXA XAMAR IYO TAARIIKH LA AASAY.

Xamar iyo daafahiisa dhowr qax ayaa hore uga dhacday kanise aniga iyo caruurteeyda waa nagu daba dheeraaday. Waxaana hore uga jiri jiray dagaalo gobanima doon ah ama dulmi diid.bal fiiri mar kale buuga Marqaati BAQIYATUL AAMAALKA,oo ay ku qorantahay in lmaam Maxamuud lmaam Axmad Imaam Maxamad Imaam Cumar Hilowle asigoo Xamar Xukumaya ayaa maalin Axad […]