30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

Jimcihii Murtida Sakhraamiinta.=Nasashada Jimcaha.Q-91aad.=

1-Saddax nin oo wada sakhraan ahaa, ayaa hamigooda ka hadlayay. Cumar ayaa yiri: Haddii aan caawa lacag heysan lahaa, dunida barkeed ayaan soo gadan...

inta aadan Goballada u safrin Baro Luqada Isbara jooga, haddii kale=Nasashada Jimcadda. Q-124aad=

1-Nin doqon ah ayaa saaxiibkii ku yiri: Hurdadii ayaa ii goysay, Saaxiibkii ayaa ku yiri: Sariirta markii aad tagto tiri, tirada 1-600 adigoo niyeysanayo...

DIYAARAD SIDA MADAXWEYNE IYO LACAG!!!.

Md. Cali Cabdullahi Cosoble oo Hirshabeele Madxweyne ka ah ayaan ogaa, Mooshin iyo Lacag ka dib Md. Maxamed Cabdi waare, ayaa dig soo yiri....

Muwaadinkii Dalkiisa Qaribay ee Ajaanibku Ka soo gaadhay!!!= Qiso waddanka ka dhacday oo dareen...

Waxaanu  safar shaqo ugu baxnay gobol ka mida gobalada dalka. Waxanu ka koobnayn 20qof iyo Hal qof oo ajaanib ah waxay gaadhay waqtigii braketime...

Wiilow Sirta waalidkaa iyo Siyaasiyow sirta wadankaaga yaan la idinka Qishin=Nasashada Jimcaha. Q-120 aad=.

1-Nin Somali ah oo CIA (Sirdoonka Mareykanka) u shaqeynayay, ayaa markii uu shaqada ka tagayay, waxa la yiri: Maskaxdiisa hala Format Gareeyo oo xasuusta...

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Muqdisho: Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo...

War cusub iyoTaariikh badbaaday!.

Subaxdan 11.3.2018,waxaan la kulmay shaqaale ka tirsan maamulka baarlamaanka laakin xildhibaano ma aheyn, waxa ay ii xaqiijiyeen in dhismaha cusub ee la dhisayo uu...

Qorshaha & Halista Cusub. Sidee Cadawgu kuu arkaa, Maxaana u qorsheysan?.

Aamin ama ha Aaminin waa qorshe heer Gobal & heer Caalmba ah, rag Ajnabi iyo Somaliba ahna ay wataan. A) Qofka kasta oo maddaxda kuu...

Mudane Agaasine Qurba joog,waryaa anigu Qorba joog ma ihi ee waxaan ahay Diaspora. =Nasashada...

1-Md. Qaraabo jaceyl ayaa yiri: Nin aan deris aheyn oo qabay Xaas aad u Maseyr badan, ayaa damcay in uu Naag kale la guursado. Isaga...

Nasashada Jimcaha. Q-114aad. “Waa iga Tallo iyo Xasuus Numbarka 114”.

1-Nin Saxaabi ahaa oo ayaa da’diisa la weydiiyay, waxaa la yiri: Adiga iyo Rasuulka SCW yaa weyn? Waxa uu yiri: Annigaa hor dhashay laakin...