30 C
Mogadishu
Wednesday, December 19, 2018

 Taariikhda Calanka Soomaaliya Iyo Calamadii Soomaalida ee jiray Boqolaal Sanno ka hor.

Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada qurumaha ayaa ogolaatay in talyaanigu xuriyad gaarsiiyo Somalia ,...

Akhristoow,Ha wada akhrin haddii aadan u bareeri Karin khatarta kugu soo socota adiga.Lacag ma...

Waa tii iigu khatarta badneed welina khatar ku ah aniga & adigaba. Waana mid ka mid ah 4 tii sabab ee loo dilay gabadhii...

Dhambaalkii Shiinaha, Is Jid Jid badan kadib waan isla fahamnay!.

Dhambaal ka yimid Dowlada shiinaha ayuu Ugaas Ciise, maanta ii aqriyay. Si aan u fahmo Qoraalka, Farta- shiinaha oo aanan aqoon, ayuu haddana gadi...

Shaki bixin Jiilka cusub (Qormo Cajiib ah).

Akhrista yaasha da’da yar qaar ayaa Sawirkii “Aboota yareey” ee la qaaday 1920dii ee ku jiray Qormadii “Hablihii hore” waxa ay ka keenen dood...

Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa. Kubbadeey dheeleen aseey koobka...

Beesha Caalamka : Good Governance.

Dhowrkii sanno ee u dambeysay Beesha Caalamku waxa ey Somalia Ka waday mashruuca Dowlad wanaaga ( Good Governance) kaa oo malaayiin Dollar iyo waqti...

Run sheeg Ceeb, sheeg ma ahan, Run sheeg waa Dambi ka carar!!!!.

Markii aan dhiganeeynay Koleejka Jowhar, waxaa nala soo fasixi jiray Galabta Khamiista illaa Subaxa Sabtiga intaan Xisadaha la galin ka hor. Waxaan mar mar...

C/raxmaan Xoosh oo tallaabo lama filaan ah ku dhaqaaqay & farriin loo diray DFS

C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ah Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya kulan gaar ah la yeeshay...

SAWIRADA HADLA !!!!

Sawirada "Cartoon" Ka loo yaqaan oo loo isticmaalo, in si kooban lagu cabiro dhacdo u baahan hadal badan. A) waxaan soo xasuustay Haweeneydii Jigjiga Ninkeeda...

Inta aadan Naf kale xisaabin taada xisaabi=Nasashada Jimcaha. Q -125aad=.

U gaar ah Ciyaalka Xaafadda. Inta Da’doodu u dhexeyso 15- 25 Sanno oo kaliya. 1-Axmed ayaa u tagay Nin Sheikh ah kuna yiri: Shiikhoow Xaaskeygu...