Faallo
Nasashada Jimcaha. Q- 405=Waa maxaay halka Riyo ee Siyaasiyiinta Somlida u rumoowdo?=
1. Tuug ayaa Nin ku qabtay Bistolad kuna yiri: Naftaadad ha haligin ee i sii “Xoolahaaga” . Ninkii ayaa ku qayliyay Ha i dilin waxaan ahay “Nin Siyaasi” ahe. Tuugii ayaa yiri: i sii ” Xoolaheeyga” (F.S:1aad) ( Haddiiba aad siyaasi tahay Hantida aad heeysato malihid ee Dadkaa iska leh) 2. Islaan waayeel ah ayaa […]
Caruurta: Himilo sidee ah?
Caruurtu waxa ay ku Hamiyaan waxa ay ka arkaan Dadka ka waaweeyn ee Deegaanku cidda ay xushmeeyaan ama ka cabsadaan. 1.Japan Caruurtu waxa ay arkaan Bulshada oo Xushmeeynee Qof soo saaray Qalab cusub oo Electronic ah. 2.China waxa ay jeclaadaan Engineer Dhisayo Buundo ama Kaabad. 3.Korean, waxa ay jeclaadaan Nin Horuumarinayo Ganraalada Dalka. 4. Brazil, […]
Nasashada Jimcaha. Q- 404=Siyaasiyiinta hadii ay maqlaan Dolar Ogaalka ayaa ka taga=.
Wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe. 1. Mid cabtooy ah oo Dugsi Qur’aan ag marayay ayaa maqlay Macallinkii oo Ardaydii ku leh. ( Laan wax male) . Cabtooygii Inta ku soo leexday ayuu yiri: war ilmaha beenta ka daa, Laan waxa uu leeyahay Caleene. ( F.S:1aad). ( Qofka wax si ka yihiin, iyo Qofka aan wax […]
Nasashadda Jimcaha. Q- 403=Sirtii Qarankaaba Suuqa taal.=
1. Si kasta oo aad Mindidaada u Soofeeyso, marna suuragal mahan in Minididaadu ay Biyaha kala dilaaciso. Dhakhtar, ku wanaagsan kuna takhasusay Cudurada qaar haddii aad tahay waxaa dhici karto in aad u dhimato isla cudurkii aad ku takhasustay. (F.S:1aad). ( Qadarka Alle waa ka horeeyay Aqoontaada) 2. Adiga oo Sooman oo Dhar Ciidaad Carrurta […]
Soomaali malaayiin doollar u uruurinaysa Falastiiniyiinta Qasa, xageese la marin doonaa kaalmadaasi.
Sanduuq uu guddoomiye ku xigeen ka yahay Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan ayaa gudaha Soomaaliya lacago deeq ah uga aruurinaya Falastiiniyiinta Qasa ee duqeymuhu ku socdaan. Sanduuqa oo lagu magacaabo Somali Action Network (SAN) ayaa qabsaday bartilmaameed shan milyan oo doolar ah si ay ugu deeqaan Falastiiniyiinta ku go’doonsan marinka Qasa ee ay duqemaha u dheer […]
Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay Itoobiya sahanka ka bilowday.
Itoobiya ayaa sahaminaysa suurtagalnimada in dekedda Lamu ee dalka Kenya ay kala soo degto bacrimiska dalagga, taas oo qayb ka ah dadaalka ay ku doonayso in ay ku ballaadhiso dekedaha ay wax kala soo degayso ee ka baxsan Jabuuti, oo inta badan ay Itoobiya kalsoo degto shixnadaheeda. Inkastoo fikradda istcimaalka Itoobiya ee dekadda Lamu ay […]
Nasashada Jimcaha. Q-349=Hayeey, Wiilasha, Maskaxda ka soo Download gareey Sanyo, waxey jeclaayeen sheeydaankuna u qurxiyay=
1. Ogow kaligaa ma ahan Inta Mu’miniinta ah oo dhan ayaa soomka lagu waajibiyay, Annaguna uguma horeyno Dadka lagu waajibiyay ee Kuwii naga horeyayna waa lagu waajibiyay. ( F.M: 1aad). ( Maalin kasta waxaad sameeysaa wax aan laguugu waajibin, Bal Bishaan iyo kuwa Dambe ku dadaal soomka, Ogow somku ma ahan in aad Cuntada iyo […]
Tallo Siyaasi, Ari, Geel iyo Caqal!!! FAALLO
1. Haka Caqli yaraan Ariga. Siyaasadda waxaa jirto Meel haddii ay kula gaarto ay tahay in aad dib uga soo noqoto, ama aad raadsato waddo kale oo lagu sii socon karo. haddiise aad ku sii socoto isla meeshii in aad hore ugu socotay, waxaad ka bexee masraxa Siyaasadda lagu jilo. ( F.S:1aad). 2. Haka Caqli […]
Article: GENEL Energy: Senior Officials Corrupt Practices Threaten Somaliland’s Oil Exploration
Article: GENEL Energy: Senior Officials Corrupt Practices Threaten Somaliland’s Oil Exploration In this article, I expose the corrupt practices of a major oil drilling company and its subcontractor in Somaliland. GENEL Energy’s representative in Somaliland, Mr. Ibrahim, and its subcontractor, ADCON, have engaged in corrupt practices that have had a negative impact on the country’s […]
Xuska Maalinta Mowliidka Haa, Haa. WQ:Prof. Yahye Amir
Sawirka shiikha fiiri Adiga oo mobilkaaga dhinaca kale u rogaayo. Nin Shiikh sheeganayo ayaa Dad meel isagu yimid ku lahaa Xuska Mowliidku ma banaano. Waxa uu Daliishanayay wax uuna isaguba Fahamsaneeyn. Dadkana waxaa soo Jiitay Garkiisa iyo Muuqaalka Culumo iska yeelka ah, aad ayeeyna u dhageysanayeen. Wiil yar oo meel u dhaw ku Ciyaarayay, Gacmaha […]