War yaan Caruurta nalaga Fasahaadin.

Caawa Show ayaa laga dhigayaa Hotel XX, waxaa Dalka yimid Fanaanka/ Fananadda weyn.
Xayeesiin kadib dhalin yaradu maalintaa waxa ey ku mashquulayaan Lacagtii Ticket-ka ey ku gali lahaayeen iyo in ey isku ekeeysiiyaan Jilaaga.
(Man Tashabaha qoowmun fahwa minhum). Qoom Qofkii isku ekeeysiiyo iyaguu ka mid yahay. ( Man Shabba calaa sheyin…..) Qofku wixii uu ku barbaaro ayuu ku weynaadaa. Qaab darana Qurux ma noqoto.
Isku ekeeysiinta Dhaqamada Qoomka Baadida ah ee Reer Galbeedka iyo Carabta naga soo gaaray, Kuwa noo yimid waxaa ka daran haddii Dadkii Madaxda ahaa ey Daawashada ka qeyb galyaan, Caruurtuna ey ku dayanee. waa fal Sheeydaan Fasax looga soo qaatay. ee yaan ilmaha nalaga fasahaadin.( F.S: 1- 8aad)
Qofka Showga noo dhigayo, ha ka muuqato Calamadaha dhaqankeena ee aan Diinta ka hor imaaneyn.
War yaan Caruurta lagaa fasahaadin. waa iga talo.
Qore: Yahya Amir