Tacsi: Inaalilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna, Mohamed Nor Xareed oo Muqdisho Ku geeriyooday

Inaalilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna
Allaha u naxariisto nabadoon Mohamed Nor Xareed ayaa waxaa uu ku geeriyooday magalada Mogdisho.

Marxuumka waxaa u ka mid aha nabadoonada Hiiraan.
Waxaan Alle uga baryayna inuu Janadii Fardoowso ka waraabiyo marxuumka.
Guud ahaan shacabka reer Hiiraan iyo gaar ahan qoyska marxuumka Alle uga baryeeyna sabar iyo imaan.