Madaxweynaha Hirshabeelle oo agaasime cusub u magacaabay Wasaaradda Amniga.

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa u Magacaabay Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Agaasime cusub waxaana xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee Wasaaradda Cabdiraxmaan Cabdi Raage.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Agaasimaha Wasaaradda amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle u magacaabay Mukhtaar Maxamed Cabdulle.

Hoos Ka Aqriso warqada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha:-