Gaalkacyo: Waxaa ku Cusub waa In Waddo kasta aad ku arkee, Sawirada Musharixiin Haween ah oo ka tira badan Ragga.

Waxa ku Cusub Gaalkacyo, waa In Waddo kasta aad ku arkee, Sawirada Musharixiin Haween ah oo ka tira badan Ragga.
Bajaajla yaasha ayaa ku leh, Xageed rabtaa ma wadada Swirka Musharaxad Heblaayo mise Heblaayo. waxaan is iri: 30% Qoondada Haweenka waxaaba laga wada helayaa Gaalkacyo.
Kadibna, Nin Reer Gaalkacyo ah ayaan ku iri : Waad ku mahadsantihiin Reer Gaalkacyoow, in aad Qoondada Haweenka aad ka badiseen 30%-kii loogu tala galay.
Wuxuu igu yiri: Isinka ilaaheey in eyna 1% heleeyn, Ma Ragiibaa la waayay, ileeyn Rag bey wax nagala dhexeeyaane.
In kasta oo aanan Galkacyo u tagin Arrimo Doorasho iyo Siyaasad oo aan u tagay Arrimo wax barasho.
Hadana, isla Su’aashaa Berri ayaan Haweenka Gaalkacyo weeydiinayaa.
Qore: Yahya Amir