Sharciga lama ixtiraamin ee waa Shillinka!!!.

Islaamku ma ogolyahay Markhaati aan muuqan oo aan la aqoon?
Waxaa Sharciga doorashadu ogolyahay in Codkaagu qarsoodi ahaado, laakin ma ogolo in aad Adigu qarsoonaato. Haddii ey cabsi kaliya u geeysay waji xirashada, Doorashada ma imaan leheeyn, laakin waxaa uu u dhexeeyaa Cabsida Cod bixinta iyo Damac Lacageed.
Yaa hubo Qofkaani inuu yahay Qofkii codeeynta xaqa u lahaa. Qofkii, Qof aan muuqani dooratay, isaguna ma wuxuu doora doonaa qof aan muuqan.
Waxaan sugeeynay Doorasho Daah furan, waxaa timid Doorasho waji xiran. Ma Jiniyaa codeeyay mise insi. ( F.S: 1aad) ee Doorashadii Aqalka Sare.
Haddii aad Runta ka hadasho, waxaa lagu leeyahay Dhinaca xun ayaad u fikirtay, Khaladka aad maanta iska indhatirtu, berri waxaa uu dhali doonaa……..
Qore: Yahya Amir