Liiska musharxiinta ku tartamaya lix kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee Somaliland.

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada 6 kursi oo ka tirsan 11-ka kursi ee xildhibaannada gobollada waqooyi ee Somaliland ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Xarunta Afisyooni oo ay ka dhaceyso doorashadan ayaa ammaankeeda la adkeeyay, waxaana sugaya ciidammo iskugu jira booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.Xubnaha tartamaya ayaa shalay jeediyay khdubado ay ku soo bandhigayeen waxqabadkooda iyo hiigsigooda haddii loo doorto kamid noqoshada Aqalka Sare, waxaana madashada doroashada gobollada Waqooyi daahfuray Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Liiska uu soo saaray guddiga doorashada Somaliland ayaa ahaa sidan:-

.