Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Holland oo tacsi u dirtay eheladii marxuunka Ajakis

Jaaliyadda somaliyeed oo kunool dalka Holland ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid majaajileyste Cabdi Muriidi dheere oo layaqan ogyahay Ajakis Jaaliyadda magalada Zwoola iyo nawaxigeyda ayaa tacsi waxaa ay udirayaan qoyskii iyo eheladii uu kabaxay marxuumka waxaa ayna tabi weyna ugu bar yen in uu janadiisa kawaraabiyo Amiin Amiin

Bashiir Jiidaal Baroow
soomaliweyn Holland