Al-fanaan Maxamed Maclow oo diraayo Tacsida Allaha u naxariisto Fanaan Ajakis

Inaan lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna, Allaha u naxariisto al-fanaan Ajakis Waxaan dhamaan ummadda soomaliyeed gaar ahaan eheladiisa iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed iyo anigoo ah Al-Fanaan Maxamed Maclow aan udireeynaa tacsidaas qiyakiisa iyo eheladiisa, Waxaan Ilaahey uga baryeynaa janadii fardowsa