Yaa iiga Jawaabaya Laba Su’aal?

1. Waxa la yiri : Raisul wasaaraha waxaa marin habaabinayo Madaxda Maamul Gobaleedyada qaar.
2. Waxaa la yiri: Beesha Caalamkana waxaa Marin habaabinayo James Swan.
Arrintaasayaan maqlay.
Su’aasha 1aad: Swan amuu sii Dhaxmaray Madaxda Maamul Gobaleedyada ?, Ameey Arrintu Sheeko Shidaal tahay?.
Su’aasha 2aad: Dacwada Badda, waa la dhageystay Kenya iyo Somaliya. Laakin Maleeys warsaday James Swan Doorka uu ku yeela karo Dacwada Badda, Ma la dhageystay isagana ?
Meel kasta iska fiiri, Meel aadan u maleyneyn in lagaa walaaqaayo ayaa dhici karto, Somaliyeey.
Aragtidaada Xur ayaad u tahay, wixii aan khalday ka sax, wixii ka dhiman ku dar.
Qore: Yahya Amir