Ogeysiis: Daah-furka Buuga Danjire Maxamed Cali Nuur Amerika iyo Gothenburg Sweden


OGEYSIIS
Daahfurka Buugga Danjire oo qoray Amb Mohamed Ali Nur, ayaa lagu daahfurayaa Magaalada Göteborg ee waddanka Sweden.

Bandhiggu wuxuu qabsoomayaa 4 bisha 9aad , 2021, saacadduna tahay 17:00 galabnimo.

Cimwaanka: Hammarkulletorget 62B ,42437 Angreed

Wixii faahfaahina kala xiriir:
Abdullahi Jowhar : 070-033 84 80
Ahmed Warshikh: 070-831 93 16
Micraaj : +46 72-033 94 16
Ikraan Cali Kaar: 0736227601
Shukri : +46 73-705 23 38