Cali Guudlaawe oo wada Qorshe Golle degaan loogu dhisayo degmooyinka Hir-Shabeelle.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin dhowr ah oo Golle degaan loogu dhisayo dhamaan degmooyinka Maamulka Hir-Shabeelle.

Waxaa uu sheegay in horay Golle degaan loogu dhisay degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, sidoo kale ay socdaan in Golle degaan loo dhiso degmooyinka, Jowhar, Buulo-Burde, Beledweyne iyo dhamaan degmooyinka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.