Prof. Yaxye : Reer Afgoye yaan la dulmin!!!.

Afgoi ma ahan Magaalo Shalay la degay ( F.S:1-5 ). Ma ahan in la yiraa waxaa la duminaa Xaafad dhan oo Daaro Dabaqyaa leh, Dowr Boqol oo guri iyo Masaajid .Sababtuna ma ahan Dan guud ee waa Qaab dhul Boob Shakhsiyaad ah. ( F.S: 6 &7 ).
Horay ayaa la isagu Dayay in la boobo, Laakin Maxkamadda ayaa Cadeeysay in ey leeyihiin Dad Reer Afgoi ah, loona Xoog sheeganayo Hadda. Masuuliyiintu yeyna Boobin Shacabka Masaakinta ah ee Hore Daadadkii aan laga daryeelin ( F.S:8- 9 ) . Afgoi ha loo daayo Bilicdeeda ( F.S:10-20)
Somaliya ma ahan Markii ugu horeysay ee Deegaan Shacab la boobo.
Cadaaladda ha loo hiiliyo.
Qore: Yahya Amir