Jadwalka doorashada Aqalka Sare Koonfur Galbeed oo lasoo saaray.

Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul Goboleed ayaa Soo Gudbinayay Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Qeybtii ku hadhsanayd.

Doorashada ayaa lagu waddaa in ay dhacdo maalinta Axada.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xalay soo saaray Jadwalka doorashada Aqalka Sare Saddex xubnood ee harsaneyd.