Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah safiirrada Beesha Caalamka ee ku sugan Nairobi.

Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirrada Beesha Caalamka ee ku sugan Nairobi.

Mudane Rooble ayaa Danjirayaasha kala hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya iyo kaalintooda ku aaddan taageeradaada dhaqaale ee Beesha Caalamka.