Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriyada.

Waxaa Ummadaha Islaamka guud ahaan, Ummadda Somaliyeed, Deriska ,Qaraabadda, waalidiinta, walaalahaa iyo Asaxaabta dhamaan waxaan ugu Hambalyeynayaa, Curashada Sannadka Cusub ee Hijriyada 1da Bisha Muxaram 1443, kuna beegan 9/8/2021.
Waxaan Allaah Nooga wada baryaa in uu nooga dhigo Sannadkaan Mid Nabad iyo Horuumar leh, Caafimaadna Allaah uu na siiyo dhamaanyeen, Cibaadadana naga Aqbalo, Dambigeenana Allaah uu naga Cafiyo. Aamiin.
Qore: Yahya Amir